Who are the hawiye candidates for 2012 election?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
veiledgarbasaar? Gabartaas hadaas ka heshaaye iyadaa usheeg eebow aniga sii ficaan baa ku sheegaye nayaa mar danbe haa igu dhiin karood haa ku dhile. As for abgaal yaan ka ahaye intaas meeshas la gaarin adiga horta bal is qarxi noo abtiirso 

Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
Aniga wiil warsan star ah ayaan ahay oo waliba ilkagaduud ah.haye adigana?
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
Taas sheeko ahaa eebow, saas iga fakaan messid aryaa marka hoos hoos sii aad. Qof walbaa ayaa iska dhihi karo waxaan ahaaye harti, wasrengali, ilkagaduudAddoow wrote:Aniga wiil warsan star ah ayaan ahay oo waliba ilkagaduud ah.haye adigana?

Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
shit,here i was thinking you are newbie.
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
hoos hoos aad hadaan ku dahaaye maxaas newbie iyo sheeko keenaye meesha? suaal ayaan ku weydiyaaye marka ka jawab mise sii sooco eebow. Hadaan nimaanki walaan warsengali tahaaye waa iis naqaan o 150 sano ka hor ayan geel ka dacaaye markaas aan waliba shiribaye 

Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?

Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
Aryaa calcaalka jooji aniga waa laye yaqaan ee adiga is qarxi mise waa ku shiriba?
Tagtaada tuug haddow yaqaan
Afar walxaad o ta’ ku taal
Dhiishaase ninba meel dhigtaa
Dhicis lagama dhur sugoo
Tagtaada tuug haddow yaqaan
Afar walxaad o ta’ ku taal
Dhiishaase ninba meel dhigtaa
Dhicis lagama dhur sugoo
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
^^^
Ilaah baan idiin ku daarshaaye bal meeshan fiiriye, adigo sheegtaye Harti Abgaal weliba Warsengali miyaa iis qarxi weydaaye alaa anaa hoogaye oo baaye. Aryaa xaad aheed adiga qando fiildaro badan? Aniga isku kaa qarxinaayo marka ileen meeshan war kale mayaalo. aniga waxaan ahaaye naag darandoola, mudulood ah weliba Abgaal cismaan, wacbudhan ah welia Daud ah, oo isaaq daud, wali aan ku sii wado oo aah naag Ali Musa, weliba aah Suufi Ali oo weliba ah maxmooud suufi. eebow haa naa sheegan ileen warsengali abgaal mabaa noqon kartid.

muse suudi isaaq daud miyaa? mise yusuf daud? suudi yalaxow is my abti.did you know that? 

Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
anyway,i off,gotta sleep.see you around another time.
Last edited by Addoow on Mon Feb 27, 2012 5:30 pm, edited 2 times in total.
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
haye marka hooyada qabilkeeda maa taqaanid maa noo sheega hadaa bal fiiraaye ninkaan leh waa abtigaaye ruun laakin maa aqaani waxow yahaaye? yahoooAddoow wrote:muse suudi isaaq daud miyaa? mise yusuf daud? suudi yalaxow is my real abti.did you know that?

- accident
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3782
- Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
- Location: Auckland, New Zealand
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
Wasn't Muuse Suudi, Yoonis Daud?
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
Nope, waa Xirsi Hassanaccident wrote:Wasn't Muuse Suudi, Yoonis Daud?
Re: Who are the hawiye candidates for 2012 election?
accident wrote:Wasn't Muuse Suudi, Yoonis Daud?

Advo wrote:Nope, waa Xirsi Hassanaccident wrote:Wasn't Muuse Suudi, Yoonis Daud?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1053 Views
-
Last post by Shirib
-
- 13 Replies
- 114 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 24 Replies
- 4900 Views
-
Last post by TeAmo
-
- 4 Replies
- 1361 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 2 Replies
- 525 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 4385 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 304 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 18 Replies
- 1024 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 1 Replies
- 321 Views
-
Last post by maxbol
-
- 4 Replies
- 1369 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan