Beans Exposed on Youtube

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Twist »

Yeah, I realized. lol

Plus, why haven't you just edited the original post without quoting your own post & editing it after that, weirdo? :lol:
Last edited by Twist on Mon Apr 09, 2012 1:59 am, edited 1 time in total.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Lamagoodle »

Wakiilka qaska :lol: :lol: :lol:

Or qas wade
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by eliteSomali »

mid yar bay u egtahay laakiin. kolay waxay joogtaa meelahaas iyo MN iyo OH. meesha aan joogo waa meel rafaadsan. xoog iyo shan cad iyo indho adeeg hadaad wax ku qabsan, walle waad ku qadi meesha.
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Twist »

Oh, how did I not see that?

Lam, thanks for the rescue! Can't believe I fell for that! :down: :lol:
User avatar
AgentOfChaos
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10113
Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by AgentOfChaos »

Twist wrote:Sister? :|

LOL! Waanba yaabaye ninyahow, bahasha hoosta maa laysugu dhigaa? :lol:

Friendly fire baa la yiraahdaa sxb, xaal iyo geel baarqab ah qaado.
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Twist »

Ciisow, haddee meesha geeri go'anka ah maxaa ku dhigay? Maad meelaha ay nolosha ka jirto oo bahalka gacanta lagu wada sito la leeyahay ka war doontid, or you're like me you like small cities?

Meesha aan joogo Maryooleyda waxay u badan yihiin magaalooyinka waaweyn, weligeyna ma tegin meelahaa ay ku badan yihiin. Magaaladan 8 sanno wakhti ku dhow ka hor soo degay ayaan weli deganahay.


Agent
, :up: :lol:

Horta ninyahow nin aan internet-saaxiib ahayn oo site kale isugu keen dambaysay ayaad u qoraal egtahaya ee malaga yaabaa in aad isagii tahay ninyahow?
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Lamagoodle »

AgentofChaos,
Rageedi ayaad tahay. Waa sidaasi xaalku; Feer iyo laad kadibna sabeen xer :lol:
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by eliteSomali »

Twist wrote:Ciisow, haddee meesha geeri go'anka ah maxaa ku dhigay? Maad meelaha ay nolosha ka jirto oo bahalka gacanta lagu wada sito la leeyahay ka war doontid, or you're like me you like small cities?

Meesha aan joogo Maryooleyda waxay u badan yihiin magaalooyinka waaweyn, weligeyna ma tegin meelahaa ay ku badan yihiin. Magaaladan 8 sanno wakhti ku dhow ka hor soo degay ayaan weli deganahay.


Agent
, :up: :lol:

Horta ninyahow nin aan internet-saaxiib ahayn oo site kale isugu keen dambaysay ayaad u qoraal egtahaya ee malaga yaabaa in aad isagii tahay ninyahow?
:lol: @bahal gacan lagu wado. horta meelahaas waan gaaray hadana meeshan aan joogo meel iidhaanto waan waayay. xoogaa nin da'a ah baan hada iska noqday, marka bahalka dhan iyo dambigiisa waan iska ilaaliyaa. Takale, aniga mid qaali ah baan raadsadaa mid si fudud la'igu siiyo waanba ka shakiyaa. :down:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Twist »

LOL @ mid si fudud la'igu siiyo waanba ka shakiyaa.

Horta inankaagii yaraa ee aad sawirkiisa avatar-ka mar kuu ahaa muu waynaadayna?

Abti, mar haddii ay caruur kuu joogto wal-walka wayn wuu kaa haray ee intaad mid yar baadiyaha ka keensato Africa la deg, halkanba ha keenin. Aniga iyo Lamgoodle balaankeenu waa sidaas, hadduusan isaga is bedelin oo mid yar uusan indha-yarta ka helin.
User avatar
AgentOfChaos
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10113
Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by AgentOfChaos »

Twist wrote:
Agent
, :up: :lol:

Horta ninyahow nin aan internet-saaxiib ahayn oo site kale isugu keen dambaysay ayaad u qoraal egtahaya ee malaga yaabaa in aad isagii tahay ninyahow?
Google my username and you might know who I am.


Lamgoodle wrote:AgentofChaos,
Rageedi ayaad tahay. Waa sidaasi xaalku; Feer iyo laad kadibna sabeen xer :lol:
Waa ceynkaa sxb, xaaladu markay kugu xuntahay oo kaatadaada la ogaado, nabadaa la balaadhiyaa.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Lamagoodle »

Agent waa sidaasi. Waa calaamadaha lagu yaqaano gobta.

Twist; Waxaan bartay mid indho yar oo reer fiican ka dhalatay laakin waan is fahmi weyney. Waxaa loo baahanyahay qof aad isla taqaanaan waxyaabo badan markaay qoraxdu dhacdo.

Aniga waxaad igu ogtahay mid yar oo Afrika joogto laakin mid aan weeysada ku dhoorte oo dhalmo goosatey - lacagna leh ayaa baadi goobayaa :lol: :lol: Waxaan doonayaa inaan London u guuro marka mid dhaxanta kaga dugaasho, oo ii riixriixdo ayaan raadinayaa.

You can't imagine the joy of dating cajuuso; she gets to tell every woman in that world that she hit Gold by marrying a younger educated man. Waxaa igu maqal ah in ajar laga helaayo.
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by eliteSomali »

Twist wrote:LOL @ mid si fudud la'igu siiyo waanba ka shakiyaa.

Horta inankaagii yaraa ee aad sawirkiisa avatar-ka mar kuu ahaa muu waynaadayna?

Abti, mar haddii ay caruur kuu joogto wal-walka wayn wuu kaa haray ee intaad mid yar baadiyaha ka keensato Africa la deg, halkanba ha keenin. Aniga iyo Lamgoodle balaankeenu waa sidaas, hadduusan isaga is bedelin oo mid yar uusan indha-yarta ka helin.
:lol: :lol: :down: you fell for that too? Habartii lucious ahayd was harassing me over this same matter for a long time tellin' me I shouldn't deny my kids for online punani and shyt. :lol: waxba kama jirin waxaas sxb.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Adali »

beans
:up: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Voltage »

Nice personality mashallah.
Cherine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4836
Joined: Sun Apr 01, 2012 3:35 am

Re: Beans Exposed on Youtube

Post by Cherine »

Beans maxaad ugu marmarsooni? Lol you should've titled your.thread 'Another YouTube girl aan ka helay'
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”