

Moderator: Moderators
Gen Yusuf Dhumaal Abaabulkeni wa no soo dhamaday Afmadow iyo Kismaayo ayan ku wajahanahay
Taliyaha Guud ee Ciidamada Dowlada kmg ah ee Gobolada Konfureed Genaraal Yusuf Dhumaal oo manta warbahinta la hadlayay aya shegay in ay so dhamaysteen Abaabul iyo Qorshe dajin dagaal oo ay wayadan waden .
Taliyaha waxaa uu tibaxaya in ay dhawan u dhaqaaqi doonaa Dagmoyinka Afmadow iyo Kismaayo oo ah deegano ay ku xoogan yihiin Ciidamada Xarakada Al-Shabaab.
Ciidamada Huwanta ah ayan wax hormar ah sameyn bilihi ugu danbeyay waxana lo aneynaya Ciidamada Kenya oo ayagu isku diyaarinayay ku biiritaanka Ciidamad Amison waxana dhamaan midabada laga badalayay Tangiyada Ciidamada Kenya waxaa sido kale tababaro gaban la sinayay Ciidamada Kenya kuwaas oo ku saabsan sida ay Amisom uga howlgasho SOmalia.
Waxaa la filaya Usbucaan nagu soo adan in ay dagaalo faraha loga gubtay Jubboyinka ku dhexmaraan Ciidamada Kenya oo Amisom isku badalay iyo Ciidanka Dowlada kmg ah ah oo kabaya iyo Al-Shabaab oo dhinac ah,
Lama saadaalin karo xaal waxaa uu ku danbeyn doono balse dadka Indha indheya Siyaasada Jubboyinka aya waxaa shegayan in malmaaha nagu soo adan Xarakada Al-shabaab ay lumindoonto gacan ku haynta Magaaloyinka Kismaayo iyo Afmadow waxaayna ku macnaynayaan Ciidamada kenya oo markaan la siyay Awood dheraad ah iyo Xarakada Al-shabaab oo ay Awoodeedi si weeqmayso.
ina aadan wrote:Reerka Kablalax haduu shiro, tolow maxay somalida kale ka naxtaa. cajiib.
Is that the message you got from the gifs I posted because I didn`t write a single word.ina aadan wrote:Reerka Kablalax haduu shiro, tolow maxay somalida kale ka naxtaa. cajiib.
quark wrote:[quote="Daiman, WTH are u talking about? who said anything about war? Peace for all the people of gedo and the jubbas
daiman lol - because of that "COSOB" thing?daiman wrote:Awe,
I am not doqon![]()
Waryaa,
Huuno Somaliga si fiican u soo baro when you go to Somalia