Lacagta iskuulka khasaare maaha, laakin kuwa credit cards waxa kasta ku iibasada ayaan ka yaabay, yacni ribada fuuleysa maleyn kari meysid.They should't spend mony they dont have
But if they work hard for their mony they can spend it how they like it, and save for the future.
Qof kasta wa inu jeebadisa ku xisaabtamo oo amaahda iska ilaaliyo.

