lol waa run biya kama dhibcaan ah taas. you remind me of this kid back in columbus. Habeen baan gabdho soo booqanay anagoo afar ah. markaan is baray ragii iyo gabdhihii show mid baa musqusha ku maqnaa. markuu soo laabtay ayaa gabdhihii mid kamid ah tiri "adigana magacaa" asuu ku jawaabay 'abdi casiis' and that wasn't even his name. so we looked at each other and decided to teas him a bit. so i said 'abdi asis xaaska ma wacday, she's probably worried, it's kinda late'Lillaahiya wrote:Ciisow:Warheedhe, reer slife uun baan ka daba carara ee adigo keliya ha moodin. Inleen waxaad igu haysata qof caashaqsan
Dadkan kale wa qariib oo, maba is fahmayno. Adiguse? Wadnaha ayaan ku cadeyn.
Tushi: Wa beenti. He told me and others as well. Wa nin reer leh.


