nomadicwarlord wrote:Bribe some corrupt TFG soldiers and have him arrested, and you have the girl...if she objects just tell her, "It's a matter of state security"
Sheeko iyo bashaal thread
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Sheeko iyo bashaal thread
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Sheeko iyo bashaal thread
One last look.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Sheeko iyo bashaal thread
Nin carab ah oo aad ucayilan calooshiisana aad uweyn tahay ayaa wuxuu ku fadhiyay kursi, kadib khamiiskiisa ayaa qeybtii hoose kadhacday markaasaa nin kale oo hor fadhiyay ayaa wuxuu arkay cawradiisa kadibna kuyiri. "Yaa akhii astur cawratak". Ninkii carabka ayaa wuxuu kujawaabay "wallah akhii anaa maa shuuftahaa sabca saniin, ithaa shuufta anta salmnii". Yacni calooshaan ween darteed todobo sano maba arkine hadii aad aragtay iigu salaan. Axad humour waaye.
Re: Sheeko iyo bashaal thread
lol@igu salaan
The funniest conversation I witnessed while in mogadishu happened between a guy from europe and his uncle as follows:
Euro Guy: adeer do you own a house?
Old man: Alhamdulilah I own some houses here and there.
guy: Are they all yous?
Old man: Yes, adeer alhamdulila they are all mine.
guy: my dear uncle, I don't own property, I was broke in the UK and I am broke here. How can you come to me and ask me to give you money when you own houses and I don't?
@ the end the old man left empty handed, angry and very surprised. The guy was equally confused and didn't like the whole interaction.

-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sheeko iyo bashaal thread
waryaa wrote:lol@igu salaan

Lol is true, but only Magaalo jooga, reer miyi on other hand are nobel somalis, they don't do gacmohoorsi unless is ABAAR. Indho adeeg badanaa.
This Thread is very funny
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sheeko iyo bashaal thread
TheblueNwhite wrote:Nin carab ah oo aad ucayilan calooshiisana aad uweyn tahay ayaa wuxuu ku fadhiyay kursi, kadib khamiiskiisa ayaa qeybtii hoose kadhacday markaasaa nin kale oo hor fadhiyay ayaa wuxuu arkay cawradiisa kadibna kuyiri. "Yaa akhii astur cawratak". Ninkii carabka ayaa wuxuu kujawaabay "wallah akhii anaa maa shuuftahaa sabca saniin, ithaa shuufta anta salmnii". Yacni calooshaan ween darteed todobo sano maba arkine hadii aad aragtay iigu salaan. Axad humour waaye.
The title of the thread should be sheeko iyo bashaal rag.
Bleu lol
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Sheeko iyo bashaal thread
Equal opportunity waaye meeshaan. Soo gal iska baashaal.

Nin reer Burco ah ayaa soo galay masjid salaad maqrib. Ma uu soo gaadhin jamac. Mar kaas baa uu kelidii xidhay oo yidhi, ‘farda salaatil maqribi arbaca rakcaatin Allaahu Akabar.’ Nin ku ag tukanayay baa farta ugu ishaaray in uu khaldan yahay. Mar kaas baa uu hoos is u yidhi, ‘malaha waa aad yaraysay ee in tii ka badi,’ oo yidhi, ‘farda salaati almaqribi khamsa rakcaatin Allahu Akbar.’
Nin kii baa mar kale dareensiiyay in uu khaldan yahay. Isaga oo yaabban, baa nin kale oo ordayaa soo galay oo salaaddii ku xidhay, ‘farda salaati almaqribi thalaatha rakcaatin.’ Mar kaas baa uu yidhi, ‘now bal kan day thalaatha rakcaatin la shir imanaya. Waar Khamsa rakcaatin baa na laga diiday ayaa u sheega.’
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Sheeko iyo bashaal thread
TheblueNwhite wrote:Equal opportunity waaye meeshaan. Soo gal iska baashaal.
Nin reer Burco ah ayaa soo galay masjid salaad maqrib. Ma uu soo gaadhin jamac. Mar kaas baa uu kelidii xidhay oo yidhi, ‘farda salaatil maqribi arbaca rakcaatin Allaahu Akabar.’ Nin ku ag tukanayay baa farta ugu ishaaray in uu khaldan yahay. Mar kaas baa uu hoos is u yidhi, ‘malaha waa aad yaraysay ee in tii ka badi,’ oo yidhi, ‘farda salaati almaqribi khamsa rakcaatin Allahu Akbar.’
Nin kii baa mar kale dareensiiyay in uu khaldan yahay. Isaga oo yaabban, baa nin kale oo ordayaa soo galay oo salaaddii ku xidhay, ‘farda salaati almaqribi thalaatha rakcaatin.’ Mar kaas baa uu yidhi, ‘now bal kan day thalaatha rakcaatin la shir imanaya. Waar Khamsa rakcaatin baa na laga diiday ayaa u sheega.’
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sheeko iyo bashaal thread
TheblueNwhite wrote:
- eliteSomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5746
- Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
- Location: Jewnited States of America.
Re: Sheeko iyo bashaal thread
ilaahay hau naxariistee abdullah yusuf baa hada ka hor isagoo khudbaynaya ayaa wuxuu yiri "carabtu waxay ku maah maahday 'inalaaaha maca sabiriin'" wixii warlord meesha wada fadhiyay baa naxdin halmar wada qayliyay "mudane maah maah ma'aha ee waa ayad quran ah oo kitaabka ilaahay ku taala"
then he was like "kaba sii fiican ba" 
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Sheeko iyo bashaal thread
TheblueNwhite wrote:
Re: Sheeko iyo bashaal thread
eliteSomali wrote:ilaahay hau naxariistee abdullah yusuf baa hada ka hor isagoo khudbaynaya ayaa wuxuu yiri "carabtu waxay ku maah maahday 'inalaaaha maca sabiriin'" wixii warlord meesha wada fadhiyay baa naxdin halmar wada qayliyay "mudane maah maah ma'aha ee waa ayad quran ah oo kitaabka ilaahay ku taala"then he was like "kaba sii fiican ba"
outchTheblueNwhite wrote:
Re: Sheeko iyo bashaal thread
this old somali woman who just married a very young lad was asked maxa u gursatay will aa dhali kartid. jawab: "sidi waxar uu kugu rafanayaa"

- Daff
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Sheeko iyo bashaal thread
nin reer badiye ah aa magaalada yimid maalin, intii uu magaalada kasoo bixin, ayuu masajidka kuleexday, waxoo is yiri salada cishaha tuko, lakin ramadan ey aheed marka tarawix aa la tukunayay, wuu la qabsaday markii sideed rakcadood la marayey sxkaa kabahiisuu qaatay wuu iska baxay.
markii tuuladii ku noqday ayaa la yiri war magaaladiii kawaran. wuxuu yiri
Kiiladii sokorta 5 shilin ey aheed
kiiladii bariiska 4 shilin
Salaadii Cishahana afar rakco aan ku ogaaye, lakin ayadoo sideed mareyso aan kasoo tagay, walinaa waa sii socotay
marka reer magaal cunto iska dhaafe salaadii xitaa kor ey usii socotaa

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 2383 Views
-
Last post by AlpArsalan
-
- 4 Replies
- 1733 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 1 Replies
- 1955 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 7 Replies
- 2491 Views
-
Last post by InaSamaale
-
- 4 Replies
- 11184 Views
-
Last post by Saar
-
- 12 Replies
- 842 Views
-
Last post by MzBeautiful
-
- 9 Replies
- 1527 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 3 Replies
- 634 Views
-
Last post by Daff
-
- 1 Replies
- 427 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 30 Replies
- 1524 Views
-
Last post by Grant