Page 3 of 5
Re: Sareedo kaaley
Posted: Wed Jul 04, 2012 11:32 pm
by Somaliman50
blue

buufiska aniga igu halee, dadka waan kala aqaanaa, mudo dheer ayaan sirdoonka snet la shaqaynaayey

Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 12:15 am
by greenday
Waryaa blue manaa abooto koris eh!
Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 3:33 am
by AhlulbaytSoldier
AbdiWahab252 wrote:VeiledGabasar & BlueNWhite,
Ceeldheer ? Ciyaar ba iga dhigteyn

Hadan Abgaal Cisman waye, tu Ogaden ba sheeko la wada
Xareedo,
Eedo bal waran ?
Becareful with ogaden women. They like to dominate men and divorce rate is very high.
This guy next door was basically a slave for 30 years.
Nothing beat hawiye girl bro, she cooks nice food, is loyal, can give a lot of children mashallah.
Iam thinking of marrying hg, abgaal, xawaadle and murusade girls.

Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 4:33 am
by FarhanYare
sereedo is vield garbasaar
Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 4:45 am
by TheblueNwhite
AW, ogaden iyo waxaad aadeyso aad, gabadha ingiriiska joogta wey kala xirantahay, waa once in a life time chance. Adiga lee ku qadeysid sxb.

Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 9:35 am
by VeiledGarbasar
Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 11:08 am
by DayaxJeclee
VeiledGarbasar wrote:
faraaxoos1 wrote:sereedo is vield garbasaar
Yahuu, I can't even string several Somali sentences together let alone have a conversation which I got TIRED of reading because of the amount of Somali. Besides, I've never ever ever claimed to be from anywhere but Masjidka Cali Gaduud.

arey xeey tahay yahuu. wecayka reer galgaduuda ma tahay? haddii af xaayo aad ka tagaysid dee bisinka iska dheh. kaas aa ka qurux badan
Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 11:13 am
by DayaxJeclee
AbdiWahab252 wrote:
Xareedo,
Eedo bal waran ?
Si fiicaan aan kuu aqaan . aabahay aad isku fac tihiin. eedo da aad sheegysid maxay tahay yaaqay.
waan fiican nahay adiga waran? shaxaari aad meeshaan ka tahay see waaye adiga
Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 11:28 am
by DayaxJeclee
BnW abokar iyo gabdhaan dhan waa masayrsan yihiin. goofka ay ood ku soo wareejiyaan. arey xay tahay sidaan.
intaas oo dhan aad gabdhahaan la joogtay ma ku fiirinin, hadda anigay markay i arkeen lee soo bodboodaayaan. arey xaasidsanaa. dhib badanaa gabdhaan.
BnW, markay ku soo nacaan lee busta kaa jafanaa

Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 3:02 pm
by TheblueNwhite
Veil, tuuladeyda 1000 qofood ayaa degan. Soomali ma arko markaan rabo waa aqaan meesha ay joogaan. Most of them maba is fahmeyno badanaa for obvious reasons.

Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 3:02 pm
by TheblueNwhite
Sareedo, abaayo gabdhahaan iyo wiilkaas qiyaano ma jeclo ee ha i qiyaanin ok.

Re: Sareedo kaaley
Posted: Thu Jul 05, 2012 3:15 pm
by AbdiWahab252
Sareedo,
SSHHHH.... Abayo, qarxiiska jooji
Veiled,
I know Ceeldheer. The point is my nephew Blue is playing games. Haye, whats up with you ? How is your summer ? Are you going to Xamar ?
Re: Sareedo kaaley
Posted: Fri Jul 06, 2012 4:24 am
by DayaxJeclee
TheblueNwhite wrote:Sareedo, abaayo gabdhahaan iyo wiilkaas qiyaano ma jeclo ee ha i qiyaanin ok.

Blue wadnahaaga haddii ay gabdho ku ciyaareen oo la bisleeyey. waan kaa ganbisaan . markuu bagsoodo lee isoo sheeg yaqaay

Re: Sareedo kaaley
Posted: Fri Jul 06, 2012 10:37 am
by VeiledGarbasar
AW,
Lol, not every lady is the same you know? Regardless where she is from, or her parents are.
I'm jolly good, and summer is fine Alhamdulilah. I was about to go Xamar but our plans changed. Don't know when I'm going next now. Maybe in the Winter.
What about you? Maxaa isku dhacayo, kala dhacayo? Where are you? Lol
Re: Sareedo kaaley
Posted: Fri Jul 06, 2012 11:04 am
by AhlulbaytSoldier
Veiled,
Yes sis, she was really annoying. Miskiin didnt even get normal food, i though he was suffering from anorexia.
It wasnt marriage, but torture and slavery.
Now he has fat gabooye woman, he looks healthy and is happy.