Hiloowle

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Hiloowle

Post by TheblueNwhite »

abakar20 wrote:
TheblueNwhite wrote:Abakar
Unukaa leh waad baratey si fiican. :lol:
weligee waa ku hadli jirey, anaa iska key necbaa oo hadii aan dadka la sheekeysto waa ku caadbaxaa, oo horaa leega fahmaa cidaan ka dhashay :lol: marka waxaan bartay waxa la dhaho guudmarka, dadka waa ku wareereen nooh, xoo yahay wiilkaan sida ceeyrka oo kale u haada eey i leeyihiin :lol:
See ku dhacdey inaad weligaa ku hadli jirtey? yaa ka baratey oo la hadli jirtey?
Aniga waan ku qosli jirey markii qof ku hadlaayo aan iska soo horbaxno. "Xaad ku qoslee qandho..." ayaa leyga daba geyn jirey.
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Hiloowle

Post by Somaliman50 »

hiloowle, oraahdaas waa halkudhigge kuwa ugu caansan hadalada abgaalka. bal soo warso adoogaa, oo dheh faarax seefey moxoo ii ahaa :lol:

veiled, duq blue waa hadle, laakin oo fiiri, primera, segunda iyo tercera aaba taqaanaa, faanka abgaalka aa laabta lu haysaa, yaa kaa fiican ba maanta :lol: :up:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Hiloowle

Post by TheblueNwhite »

Hiloowle wrote:
TheblueNwhite wrote:Reer Mataan abtirsigooda i bar sxb.
lol Abgaal, wacbuudhan,galmaax yonis, Mataan Abdulle kedibna waxee uu kala baxan duuliye mataan, Bariise Mataan, Weheliye mataan, Diinle Mataan.
:up: Galmaax soo kuwii ka qeylinaaye inaan xildhibaan lasiin soo maha? sey ku dhacdey saas?
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Hiloowle

Post by Oba »

abakar, will certainly do that :up:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Hiloowle

Post by Oba »

TheblueNwhite wrote:
Hiloowle wrote:
TheblueNwhite wrote:Reer Mataan abtirsigooda i bar sxb.
lol Abgaal, wacbuudhan,galmaax yonis, Mataan Abdulle kedibna waxee uu kala baxan duuliye mataan, Bariise Mataan, Weheliye mataan, Diinle Mataan.
:up: Galmaax soo kuwii ka qeylinaaye inaan xildhibaan lasiin soo maha? sey ku dhacdey saas?
Wait a minute,, did Daaud and Kabaale get mp posts and Galmaax didn't waxaas fowdo waaye, i need my xaal now :x
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Hiloowle

Post by TheblueNwhite »

Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor. :down:

Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.

Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?

Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan. ;)
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Hiloowle

Post by Somaliman50 »

blue, heedhe oo cideeyda xamar eykusoo koreen soomaha, reer aayadey gobol ey ka yimaadeen (waa reer ceelbuur asal ah) laakin dadkaan lasoo korey intooda kale reer buulo lo'leey iyo coosleeydaas ee u badnaayeen.

btw, yarka ka yaree wareeysigaan badan, maantoo dhan aa tooshka ku haysay, islaantaas bv ha usoo qorto meeshii lee :lol:
User avatar
VeiledGarbasar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1731
Joined: Sun Jan 22, 2012 5:20 pm
Location: Haa iga maajin Maxaa Janaqow

Re: Hiloowle

Post by VeiledGarbasar »

Agh! You guys are losing me with all the Somali. :'(

Faanka aa sheegaysi maa fahmin Abakar...laakinse, there was a lil bit of faan on my side.
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Hiloowle

Post by Oba »

TheblueNwhite wrote:Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor. :down:

Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.

Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?

Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan. ;)
Kheyr batay yaa diidayo eeboow :up: ,, lool halkudhigii aa jirtay about that maxee aheed do you remember??
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Hiloowle

Post by TheblueNwhite »

abakar20 wrote:blue, heedhe oo cideeyda xamar eykusoo koreen soomaha, reer aayadey gobol ey ka yimaadeen (waa reer ceelbuur asal ah) laakin dadkaan lasoo korey intooda kale reer buulo lo'leey iyo coosleeydaas ee u badnaayeen.

btw, yarka ka yaree wareeysigaan badan, maantoo dhan aa tooshka ku haysay, islaantaas bv ha usoo qorto meeshii lee :lol:
Gartey.

Waa iska baashaaloynaa hada. Yarka soo dhaweyntiisa waaye xafladaan, waa lagama maarmaan in la su'aalo. lol@bv.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Hiloowle

Post by TheblueNwhite »

Hiloowle wrote:
TheblueNwhite wrote:Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor. :down:

Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.

Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?

Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan. ;)
Kheyr batay yaa diidayo eeboow :up: ,, lool halkudhigii aa jirtay about that maxee aheed do you remember??
Sxb waa duqoobey ee isoo xasuusi bal.
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Hiloowle

Post by Oba »

TheblueNwhite wrote:
Hiloowle wrote:
TheblueNwhite wrote:Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor. :down:

Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.

Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?

Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan. ;)
Kheyr batay yaa diidayo eeboow :up: ,, lool halkudhigii aa jirtay about that maxee aheed do you remember??
Sxb waa duqoobey ee isoo xasuusi bal.
It was something about 20 sano marka gartid inaa gursatid waa, halkudhig ku saabsan taas aa jirti
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Hiloowle

Post by Somaliman50 »

veiled, primera, sugunta iyo tersera iyo hadal kale lasii raacinaayeey oo hada iga maqan waxay ahayd shirib eey abgaalka ku shirbi jireen saan u maleynaayo.

only person missing here waa greenday, taasi wey shidantahay meel kasto ey joogto ba :lol:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Hiloowle

Post by TheblueNwhite »

Adiga waa inaad ka jawaabtaa suaalaha, :lol:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Hiloowle

Post by Oba »

TheblueNwhite wrote:Adiga waa inaad ka jawaabtaa suaalaha, :lol:
:lol: :lol: lol haye im gonna find out halkudhigaas..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”