Page 3 of 4
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:24 pm
by TheblueNwhite
abakar20 wrote:TheblueNwhite wrote:Abakar
Unukaa leh waad baratey si fiican.

weligee waa ku hadli jirey, anaa iska key necbaa oo hadii aan dadka la sheekeysto waa ku caadbaxaa, oo horaa leega fahmaa cidaan ka dhashay

marka waxaan bartay waxa la dhaho guudmarka, dadka waa ku wareereen nooh, xoo yahay wiilkaan sida ceeyrka oo kale u haada eey i leeyihiin

See ku dhacdey inaad weligaa ku hadli jirtey? yaa ka baratey oo la hadli jirtey?
Aniga waan ku qosli jirey markii qof ku hadlaayo aan iska soo horbaxno. "Xaad ku qoslee qandho..." ayaa leyga daba geyn jirey.
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:24 pm
by Somaliman50
hiloowle, oraahdaas waa halkudhigge kuwa ugu caansan hadalada abgaalka. bal soo warso adoogaa, oo dheh faarax seefey moxoo ii ahaa
veiled, duq blue waa hadle, laakin oo fiiri, primera, segunda iyo tercera aaba taqaanaa, faanka abgaalka aa laabta lu haysaa, yaa kaa fiican ba maanta

Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:25 pm
by TheblueNwhite
Hiloowle wrote:TheblueNwhite wrote:Reer Mataan abtirsigooda i bar sxb.
lol Abgaal, wacbuudhan,galmaax yonis, Mataan Abdulle kedibna waxee uu kala baxan duuliye mataan, Bariise Mataan, Weheliye mataan, Diinle Mataan.

Galmaax soo kuwii ka qeylinaaye inaan xildhibaan lasiin soo maha? sey ku dhacdey saas?
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:27 pm
by Oba
abakar, will certainly do that

Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:29 pm
by Oba
TheblueNwhite wrote:Hiloowle wrote:TheblueNwhite wrote:Reer Mataan abtirsigooda i bar sxb.
lol Abgaal, wacbuudhan,galmaax yonis, Mataan Abdulle kedibna waxee uu kala baxan duuliye mataan, Bariise Mataan, Weheliye mataan, Diinle Mataan.

Galmaax soo kuwii ka qeylinaaye inaan xildhibaan lasiin soo maha? sey ku dhacdey saas?
Wait a minute,, did Daaud and Kabaale get mp posts and Galmaax didn't waxaas fowdo waaye, i need my xaal now

Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:33 pm
by TheblueNwhite
Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor.
Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.
Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?
Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan.

Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:34 pm
by Somaliman50
blue, heedhe oo cideeyda xamar eykusoo koreen soomaha, reer aayadey gobol ey ka yimaadeen (waa reer ceelbuur asal ah) laakin dadkaan lasoo korey intooda kale reer buulo lo'leey iyo coosleeydaas ee u badnaayeen.
btw, yarka ka yaree wareeysigaan badan, maantoo dhan aa tooshka ku haysay, islaantaas bv ha usoo qorto meeshii lee

Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:35 pm
by VeiledGarbasar
Agh! You guys are losing me with all the Somali. :'(
Faanka aa sheegaysi maa fahmin Abakar...laakinse, there was a lil bit of faan on my side.
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:37 pm
by Oba
TheblueNwhite wrote:Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor.
Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.
Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?
Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan.

Kheyr batay yaa diidayo eeboow

,, lool halkudhigii aa jirtay about that maxee aheed do you remember??
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:38 pm
by TheblueNwhite
abakar20 wrote:blue, heedhe oo cideeyda xamar eykusoo koreen soomaha, reer aayadey gobol ey ka yimaadeen (waa reer ceelbuur asal ah) laakin dadkaan lasoo korey intooda kale reer buulo lo'leey iyo coosleeydaas ee u badnaayeen.
btw, yarka ka yaree wareeysigaan badan, maantoo dhan aa tooshka ku haysay, islaantaas bv ha usoo qorto meeshii lee

Gartey.
Waa iska baashaaloynaa hada. Yarka soo dhaweyntiisa waaye xafladaan, waa lagama maarmaan in la su'aalo. lol@bv.
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:39 pm
by TheblueNwhite
Hiloowle wrote:TheblueNwhite wrote:Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor.
Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.
Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?
Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan.

Kheyr batay yaa diidayo eeboow

,, lool halkudhigii aa jirtay about that maxee aheed do you remember??
Sxb waa duqoobey ee isoo xasuusi bal.
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:41 pm
by Oba
TheblueNwhite wrote:Hiloowle wrote:TheblueNwhite wrote:Shaaciye inaan ka aqriyey ayaan filaa asbuuc ka hor.
Sareedo Mucaarado waxay u qeylineysey ayaan ogaadey hada.
Gabadhaas ayaan rabaa inaan isku kiin faatexeeyo si aan ajarka u badsado ee maxaa ka qabtaa?
Ninka Abgaal waa inuu guursadaa markuu 20 gaaro, sharci ayaa ka yaalo. Markaad 40 gaarto waa inaad ugu yaraan 10 cunug iskuul kuu dhigtaan.

Kheyr batay yaa diidayo eeboow

,, lool halkudhigii aa jirtay about that maxee aheed do you remember??
Sxb waa duqoobey ee isoo xasuusi bal.
It was something about 20 sano marka gartid inaa gursatid waa, halkudhig ku saabsan taas aa jirti
Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:43 pm
by Somaliman50
veiled, primera, sugunta iyo tersera iyo hadal kale lasii raacinaayeey oo hada iga maqan waxay ahayd shirib eey abgaalka ku shirbi jireen saan u maleynaayo.
only person missing here waa greenday, taasi wey shidantahay meel kasto ey joogto ba

Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:44 pm
by TheblueNwhite
Adiga waa inaad ka jawaabtaa suaalaha,

Re: Hiloowle
Posted: Sun Sep 02, 2012 9:45 pm
by Oba
TheblueNwhite wrote:Adiga waa inaad ka jawaabtaa suaalaha,


lol haye im gonna find out halkudhigaas..