Wuu ku soo galaya , markaasu sua'al ku waydinaya .
Sua'ashi baad uga jawaabaysa , markaasu ku odhanaya " let's assume this or that "
Markaasad ku leedahay " Let's assume ' wax jira ma'aha e , daastuur ba ku yaal odhanaya " federal "
Tiisi ma ogola , taadi ku ma ogola , inu iska garab taago oo u wax ku kala sheego na waa raba , ka warama ?
