Bleachedhime wrote:Didn't he marry me so that i would cook, clean, take care of the kids etc for him in the first place? Markaan kitchenka isaga ku xaraynayo, maxaan anigu ku maqanahay?![]()
Hadaay gabadhi gurigeeda maamulkiisa ka soo bixi kari waysay, then obviously markeedii horeba waxay ahayd goonbaar baali ah.


