Page 3 of 6

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 4:02 am
by salool
Sareedo, Twisto abaari ku dhacday ba ill weyn so dhigaye naga daa heedhe isyeelyeelka miskiinka yaaney caawa hurdo la'aani ku dhicine. :lol:

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 4:06 am
by Twist
Ilaahaa idinka wayn. :lol:

But at least, it's not winter here marka pressure aad ah ma jiro. lolz

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 4:08 am
by salool
Twist haday ka ag baten maad mid ku qabatid bari hore, kuwa cadcad kuguma baxayso oo waxaad rabta mid xabad laxoox wajiga kaaga dhufta subax kasta, oo ku tidhaah, 'twist inkaari kugu dhacday ila iyo xiliga caano noomad so iibin', ee inta ta aad helaysid bustahaaga iska dugso.Yaaney dhaxanto feedhaha ayaxa ah ka galine. :mrgreen:

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 4:16 am
by Twist
LOL! That's the way it's (Gonna do a qoraxeey moment here so excuse me, lolz) but until that one comes ayuuba wareer ka jiraa sow maaha? Iskaabulonimo sucks! :down: :lol:

Qorax, sorry. ha ha

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 4:26 am
by salool
Adiga Twist, rag badan ba meshan kula taliyey laakin adigu talow ma qaadatid.Dadka soo xiirtay ma tihid ee ciyaalka caanaha la caba ee single motherka masaakiinta ah hagbad yar ka dhaca.YES, BUDHCADA! i guess wax bilaash ihi aduunkan ma jiraan, laakin ogow qofka daacad ihi ee ilaahisa ka baqa mar uun bu ilaahy abaal marin.Xabad yaro raaliya ah oo yes Twist maxaa ku daran ku tidhaah bu ilahy kugu abaal marin, ee iska samir.Allah macal saabirin,( now my shiekha side has taken over) ee ilaaha isku xidh oo iska soon. :mrgreen:

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 4:34 am
by Twist
To be brutally honest, I prefer your shaydhaan side, but every now and then the sheikh side is also inevitable. :lol:

Thanks for the great du'a by the way. It's maghrib time for me and it might be accepted, you never know. :up: :D

But mushkiladdu waxay ka taagan tahay, markay rooxaantu igu soo degto (read: shaxaari senses are on alert) waxaan ku dhowaadaa in aan Rabbi ka baryo mid cirka laga soo hindhisay oo anigaba iga sii waalan (who wants boring partner?), haddana markey jinniyada iga yara khafiifaan ayaan isku laabtaa oon is dhahaa mid degan oo miskiinad ah wax dhaama ma jiraan. :lol:

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 4:59 am
by salool
Who wants a boring partner kulaha? :lol: Be careful what you wish for warya, naag waalan dhiig kar uun bey kugu ridi markaad tidhahdina naga fadhiiso way ka baxsan.Besides it takes two to tango markey adiga ka dhamaato, eed jilbaha qabsatid miskinta danbiga ha saarin, ee xaalado markey halka gaadho waxaad tidhaah shaabuug ila dhac bal inay nafto igu so noqto, see problem solved, you can always spice up ur marriage markay xiita khalaas taagan tahay :P

Buy one of these they will come in handy one day. :mrgreen:

Image

See what happens when my shaydaana side takes over.War jimco wanaagsan, i'm out!

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 6:19 am
by Twist
LOOOOOOOOOOOOOL @ markey adiga ka dhamaato, eed jilbaha qabsatid waxaad tidhaah shaabuug ila dhac bal inay nafto igu so noqto. :lol: :lol: :deadrose:

There are different kinds of waali, dee. There is a need for kinkiness in everyone's sex life but not shaabuug isla dhac thing; well at least not for me. lol

Wallee adiga gacan ayaan kuu taagay; I have to learn many things from you. :P

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 6:26 am
by Barwaaqoiyobashbash
-

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 6:27 am
by Twist
barwaaqo, ceeb, yo! What is wrong with you, mate? :wtf:

PS: Please edit that comment.

Thanks. :up:

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 6:30 am
by Barwaaqoiyobashbash
-

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 9:16 am
by SelfD
salool wrote:^^Self, it sucks to be single during winter so maaha, like a wise man once said, markey dhaxanto so gasho amba lug qabo amba badhi qabo. :diddy:



Sareedo, that is my favorite colour.It lights up ur home when it's dark and gloomy outside :up:

I agree 100%...but what can u do, sis? Maybe we should look into "mail-order-groom" just for the winter :steviej:

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 9:19 am
by BlackRain
:steviej: :steviej:

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 9:25 am
by Tuushi
People just dont hibernate with their hot chocolate,seasons and seasons of fav shows?

Re: Winter Activities

Posted: Fri Oct 19, 2012 9:31 am
by Meyle
salool wrote:Image
+
Image

Naa Salool, sawirada ma anigaad meesha iigu soo dhejisey? :diddy: :ahh: