Skywalker , come in please

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Skywalker , come in please

Post by SahanGalbeed »

Mid kale aan kugu daro . Haddaad u firsato reerahan Isaaqa e halkan ku jira , maxay isku qabsadaan raggu .
Edeb , iyo kala dambayn . Iska sensitive baad tihiin oo waan iska ogahay e , xabad HY oo sida dhilooyinka ummadaha iska cayda miyaad haysa ? Cidagalaha iyaga juuq ba ka maqli mayside :lol:
Xabad sacad muuse ah oo wixii tolkii ku yidha aan maqlin miyaad ku aragtay halkan ? negative .
Because runta ayaynu isku sheegna inagu .
Haddaad maangabka , jaanjaanka iyo dhaqan midgaan ka difaac u gashan , waad ku wada gubanaysaan wallahi . because sharafta ayaa idinka dhacaysa .
Meeshan nin waliba waxa u xoog ah qabiilka u ka socdo , sow ma'aha ?
Caynka weeye, aqli , nidaam iyo common sense baa u xoog ah , yaan marnaba la ilaawin
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Skywalker , come in please

Post by CaliBurco »

Hmmm, you have a pm from hibonuura.
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Skywalker , come in please

Post by NewHargeisaGirl »

CaliBurco wrote:Hmmm, you have a pm from hibonuura.

Gaabo, you forgot to mention Seemara's ! I fell off my chair kullah "happy vetern's day" I knew all along that b!tch wanted to become an American badly

:stylin:
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Skywalker , come in please

Post by Thuganomics »

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”