Re: Skywalker , come in please
Posted: Wed Nov 14, 2012 11:34 am
Mid kale aan kugu daro . Haddaad u firsato reerahan Isaaqa e halkan ku jira , maxay isku qabsadaan raggu .
Edeb , iyo kala dambayn . Iska sensitive baad tihiin oo waan iska ogahay e , xabad HY oo sida dhilooyinka ummadaha iska cayda miyaad haysa ? Cidagalaha iyaga juuq ba ka maqli mayside
Xabad sacad muuse ah oo wixii tolkii ku yidha aan maqlin miyaad ku aragtay halkan ? negative .
Because runta ayaynu isku sheegna inagu .
Haddaad maangabka , jaanjaanka iyo dhaqan midgaan ka difaac u gashan , waad ku wada gubanaysaan wallahi . because sharafta ayaa idinka dhacaysa .
Meeshan nin waliba waxa u xoog ah qabiilka u ka socdo , sow ma'aha ?
Caynka weeye, aqli , nidaam iyo common sense baa u xoog ah , yaan marnaba la ilaawin