Khatumo Captures Somaliland Stooge and releases him

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: Khatumo Captures Somaliland Stooge and releases him

Post by Coldoon »

Buraanbur ay ka tirisay gabadh SSC ah oo dhaqaalo badan ku bixisay Khaatumo hadana ka rajo dhigtay siidayntii Danbiile Cali sandulle.


Maxaa carruurta caanaha looga jarayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Caliyo noo caydhaynayeen haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Isimmada loo caayayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Cali Ciise coobbaha la karinayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Cumar Koore Calyada la daadinayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa curaddada loo halligayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Puntland loo canjarafaynayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Harti loo colleysiinayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Cali Khalif jihaadka u cilaaminayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa reeraha dhisan loo kala caydhinayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Cayn nabadda loogu didayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Xaglatoosiye loo canbaaraynayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa boqor Cabdullaahi loo casilayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Ina Camey cantara-baqaska loola raadsanayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Indhasheel Cayn uga soo kicitimayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa reer Taleex colaadda loo dhexdhigayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa reer Xuddun cillada loogu abuurayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Garaash Naallaye uciilayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Kalshaalenews loo cuskanyey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa allboocame cusbada loogu shubayey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?
Maxaa Taleex Media loo cunsuriyayn jirey haddii Cali Sandulle lasii daynayo?


sources xargaga.net
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: Khatumo Captures Somaliland Stooge and releases him

Post by Coldoon »

dp
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”