khalid ali wrote:Habaryoonis Habarjeclo hadaad is dilaysan burco isku dila waalida haanoo la imamina dad isku magaalo degen hadana is arki karayn reer burco dad xanuunsaya ku nool mid ba beri yidhi 15 sannoh baan burco joogay maalin kaliya daanta kale ma tegin
Guulwade adiga siyaasada somaliland waxba lagaa weydiinmaayo. si indho la`aan ah ayaad kulmiye u taageertaa waxkalena uma taageertide adeerkaa Muuse Biixi ayaad madaxweyne ayuu noqon doonaa isleedahay .Maanta arintu HY iyo HJ ama Burco maaha laakiin dadkii oo dhan ayaa somaliland la nacsiiyay xaqdarrada iyo cadaalad darrada kulmiye dartii.Burco iskaba daaye Hargeysa oo caasimad ku sheegno ayaa degmo degmo u kala baxday oo laga baqanayaa inay qolo waliba degmadeeda maamul u gaara u samaystaan.
Kaliil Dawlada Somaliland dhaililo wa leedahay fara badan oo ani cidi ba diidi karayn laakin dee anigu ciid dhaleecenaysa ma arko xisbi wax dhalecenaya ma arko laakin qaladad fara badan ba jira sida masrhuuca airpoodka hargeysa oo mashruuc mad madow fara badan ku jiro ay tahay sida weriyasha la xidhayo ,sida doorashadi oo aan u dhicin sidaynu rabnay oo ah in cod diiwaangelin lugu gala xukuumadu qaladkeeda waleedahay komishanku qaladkeedu wa leedahay barlamaanki oo aan shaqeyneyn oo iyaguna iska hurda. Guurtidi oo khuurinaysa qaladad fara badan ba jira. Laakin mucaraad ba loo bahanyahay hagaagsan oo wax toosiya mucaraadki anigu ma arko meeyee odaygi muse cabdalle iyo jamaal maxay la amuusanyihin qaladka iyaga iska leh sabab , shacabku wa inay mucaraad iyo muxafaad kala ahaadaan qabil hada la isku urursado wa qalad. As for Bixii i could care less mu baritoole dhinto Biixi , Somaliland baa ka weyn wax walba, Hargeysa wa nabad dhibaata ma jirto hada baan la hadlayey Burco Suldaan qeylinaya ma aragtay oday qeylianya ma aragtay ma jirto dadku wa dad is jecel oo is wada ogal oo hal magaalo ku wada nool adna waad ogtahay ana waan ogahay.
In a democratic society as that of Somaliland the people who feel that the political process of the country is not going as the direction they want. Their voice will be the opposition parties not a clan elder or a clan committee now the fault lies with both the government prepossessing to much on the opposition parties and it lies with in the communities of SL who think their clan committee can get things done in a modern democracy. The people of togdheer are the same people as the people of sanaag sool saaxil maroodijeex and awdal they need the same basic services from their government.The out come of our harsh forced democratic system concludes the ways our political institutions are implemented in our society which preferences the societal inputs into the democratic process of Somaliland. No one is addressing the real problems of Somaliland all i here is clan talk our clan was left behind we want a shared balanced power sharing in togdheer which could be their good right. But thats the least of our problems today.The real issues we are facing is that Somaliland is youth are losing hope and have no jobs the infrastructure of our country is below average there is huge mismanagement in the country the parliamentary institutions hasn't been been effective the past 3 years. Somaliland elites those in the country and those abroad should make sure that the government focus on how to internationally legitimize our Maandeeq , instead of being busy with fighting of mayor ships in various Somaliland cities by the government. Right now we are being forced to be preoccupied with an election that made the entire country talk about clan politics.