Page 3 of 4

Posted: Wed Sep 21, 2005 2:12 pm
by wiilkasanadka2005
Micheal, some1 asked me if I talk dirt to my girl when I'm making love, I told them No cos, I dont have enough Minutes on my cellphone Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Sep 21, 2005 4:44 pm
by foolxume2005
Waryaa Could. wzup shawty?

Posted: Thu Sep 22, 2005 9:24 am
by >..FeiSty Madame..<
Qofkaan maxaa kacsi dilay, hoognay oo ba'ayeey. Are there really Somali men who talk like this? Acuudu Surprised .

Posted: Thu Sep 22, 2005 11:40 am
by couldublvd
Foolxumo:
'
What it is SHAWTY Wink
'
Feisty ma'am...alaa saad ii garatay....haa inadeer... Kacsi baa i dilay oo dhinac buu ii qaloocsamay.... Feerjin baan ahay....I am looking for help..Can you hook a brother up shawty Smile

Posted: Fri Sep 23, 2005 10:39 am
by >..FeiSty Madame..<
Lool I doubt you're a "feerjin", waxa qadhmuun aad ku hadlisay waa maxay markaa. Sounds like you're experienced, isla yaab Razz .

But I'm sorry, can't hook you up, I wouldn't bring my fellow chaste Somali sisters in danger Smile . Adigu bahal ba lagu mooda Embarassed .

Posted: Fri Sep 23, 2005 12:30 pm
by couldublvd
Feisty ma'am:
'
Naa i dhageyso....feerjin baan ahay, hablaha soomlaiyeedna anigu ma qanqaniino, markaa what you say if me..... the ever harmless cat and you the fiesty one, get together and afka jug isku siino......what say you my dear???? Smile

Posted: Fri Sep 23, 2005 3:06 pm
by >..FeiSty Madame..<
Lol@ afka jug isku siino, ma anaa waalan? Wa la i qabaa, I say I'll pass Smile . Laakin single xalimo's wii buuxaan so nin rag ah iska dhig ee shaqo ka qabo Razz . Good luck baan ku idhi Smile .

Posted: Fri Sep 23, 2005 3:25 pm
by Gogarad
How the hell did i miss this thread...

Inadeerkiis,Could wallahi inanad feyoobayn.. lol

Posted: Mon Sep 26, 2005 1:06 pm
by couldublvd
Naaya Feisty...heedhe sheekaada iyo naago kale iska daayo, who about inaan adiga shaqo layaqaano kaa qabto Smile
'
Gogo: I am just trying to help out Wink

Posted: Mon Sep 26, 2005 2:47 pm
by >..FeiSty Madame..<
Nayaa aa? Bal xageed iiga naageysatay horta? Rolling Eyes Meesha ka kac ina adeer.

Posted: Mon Sep 26, 2005 3:29 pm
by couldublvd
Heedhe i dhegayso, that can be arranged quiet easily inadeer and then I can call you naayee dee, as I wish sow maaha?? Smile

Posted: Mon Sep 26, 2005 3:44 pm
by >..FeiSty Madame..<
Lol wax ba kuu dhiman walle. Nothing's gonna be arranged cuz waa la i qabaa Razz .

Laakin hadaad waxaan qadhmuun iska dhaaftid and you turn into a sheik then I can hook you up with some divine Dhulbahante gabdho Wink . Deal? Smile

Posted: Mon Sep 26, 2005 4:07 pm
by couldublvd
Naa heedhe inaadeer feisty , aniga ha ii dhigin ruwaayad bilaa actor ah ma garatay?? aniga oo arkaya feisty gabadh maxaa kuw aanan garanayn iga dan ah??? so needless to say me and you need to inayna shafka isa saarno....what say you may damsel dame?? Smile

Posted: Tue Sep 27, 2005 1:21 pm
by >..FeiSty Madame..<
[quote="couldublvd"]Naa heedhe inaadeer feisty , aniga ha ii dhigin ruwaayad bilaa actor ah ma garatay??[/quote]

Loool run bii iga aheyd walahi Laughing . Anyway sheekadu haduu xaalkaas gaadhay anigu meeshu waan ka carariya Embarassed . Heedhe adigu just take the offer or leave it dee. Wax aan ku hayo ma jidho Rolling Eyes .

Posted: Tue Sep 27, 2005 4:27 pm
by couldublvd
Naa idhagayso feisty cadeyeeey..... luguma qabe eh, bac bac yar oo sidii watermelon suuqa hada la soo saaray ayaad ferri ferri feresh and chuusi u tahaye!!!! Sadexda dhinac ba ma kaaga keena sadex dalaaqadood??? Smile