Page 3 of 3
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Posted: Thu Feb 21, 2013 10:08 pm
by Xiis1928
The only Dhulbahante living in Caynaba in 1950 were the store owners and their families. Habar Jeclo took over the town in the 1920s. Solomadow made a name for themselves in the Caynaba wars. Caynaba was the last district in Somaliland to change hands, from one clan to another clan.
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Posted: Thu Feb 21, 2013 10:14 pm
by Xiis1928
CaynabaX, don't trust this source. We are not going to have a clan war just because of fight between a Solomado geeljire and a Barkaad geeljire.
Re: Axmed Garaad and Solomadow at it once again
Posted: Fri Feb 22, 2013 7:42 pm
by FarIyoAlif
war bal dadkan eega bal keena wax sheegaya dagaal ka dhacay caynaba, Ararsame (Aadan axmed iyo Cigaal naaleeye) baa degi jiray markii ay ku falagoobeen darawiishtii watii darawiishtu jebisay ee laga adkaaday berigii danbe ee darwiishta la jebiyeyna waxay ku falaagoobeen ingiriis markana hawd bay galeen sidi marba mid loo deldelayey ama loo tooganayey. dadkii sooo hogaaminayey ingiriiskana waxay ahaayeen HY iyo HJ oo waxa cadaynaysa dagaaalkii harawati ka dhacay iyo kuwo kale kii harawati wuxu u dhaxeeyey reer aadan hagar iyo ciidan ingiriis ah waxana hogaaminayey Nuur Guun (HY) marka ma libin nin kale baad sheeganaysiin waa yaabe?
galgal ingiriis ka hor yaa laha? wa idinkan ka dhamaan waayey ingiriis baa qoraye