Different Somaliland accents/dialects
Moderator: Moderators
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Different Somaliland accents/dialects
Wallaahi they all sound exactly the same
-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Different Somaliland accents/dialects
Waligaa dan aad leedahay ma umaratay gobolada soomaaliya, iyo qabaa'ilada, kolba tuulo ma hooyatay?... Mise qurbahaad ku baratay badankood?Thuganomics wrote:Wallaahi they all sound exactly the same
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Different Somaliland accents/dialects
^
Bal ii yara goo'go hadalkaa aad tidhi
Bal ii yara goo'go hadalkaa aad tidhi

-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Different Somaliland accents/dialects
Xumaan igama aha, Kaftan haw badatee, Hadalkii aan qoray baad fahmi weydaye, Lahjad kala duwanaanshaheed sideed ku garan lolThuganomics wrote:^
Bal ii yara goo'go hadalkaa aad tidhi
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Different Somaliland accents/dialects
all correctX.Playa wrote:1- Burco
2- Galbeed ( Gebilay - Borama)
3- Laas Caanood or Daarood accent.
4- Centeral ( Burco) to Ceeri.
5- Hargaysa-Berbera.
anigu waxaan fahmay, gabiley ilaa saylac (ama ilaa jabuuti - inkasto ey inyar ka duwantahay e.g. waxaan kaa idhi) waa isku lahjad;
laakinse lahjadda hargeisa iyo berbera, taa oodweyne laga hadlo ma ta burcaa mise tan hargeisa
also ta ceerigaabo waxay ila eeg tahay tan burco laakinse sanaaga bari ee warsangeligu waxay la mid yihiin majeerteenka bari e.g. bosaso
also lahjaddan buhodle waa ta hawdkaan filayaa soo maaha
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Different Somaliland accents/dialects
are you sureThuganomics wrote:Wallaahi they all sound exactly the same

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Different Somaliland accents/dialects
no walaal that is a wrong stereotype, hargeisa is more aggressive than burcoAishahWaqooyi wrote:reer burco soft spoken aah. .. They speak some aggressive type of somali. .. You can spot them a mile away
Reer galbeed r soft spoken

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Different Somaliland accents/dialects
hadaan kuu yara saxo, to us up north all koonfur sounds the same but I think it's like this:Faarax-Caytame wrote:Lahjad Koonfureed, Ka bilow Gaalkacayo ilaa iyo xuduudka Kenya (Qabiilo badan bay kulmiisa lahjadani oo issir walba leh
Lahjad Sijuu ka bilaabata Gobolka Afdheer wixii ka shisheeya, Mooyaale agtiisa ilaa iyo Gaarrisa shishadeeda (Lahjadan badankeedu waa Dagoodi, Garre, Qayb Ogaadeen ah)
Lahjad Iidoor
Lahjad reer Barri ( Ubadan daaroodka bari dega oon dhulbahante ku jirin)....
Lahjad Ogaadeen (Ogaadeen intiisa badan)....
Lahjad Galbeedi....... Jidwaaq, Samaroon, Ciise, Bursuug, Akishe....
Lahjad Dhulbahante lagu sheegi karo ma aqaaano, Ta iidoorkay iila dhowyihiin aniga, mase hubo
Laakiin waan fahmi karaa in mowduucu yahay Lahjadaha Waqooyi lagaga hadlo bas ah... Marka wata.
galbeed accent: djibouti, western SL (saylac to gabiley), qabri bayax to diri dhaba, shiniile
central waqooyi accent: hargeisa to burco
eastern waqooyi accent: burco to ceerigaabo
hawd accent: awaare to wardheer down to qabridahare
bari accent: laas qoray, gobolka bari
nugaal accent: laas caanood, gobolka nugaal
mudug accent: gaalkacyo and gobolka mudug down to ceelbuur
central galbeed accent: imi, goday, shilaabo, feerfeer
xaayow accent: hiiraan to mogadishu (hawiye xamar accent)
reer xamar accent: banadiri people, ilaa baraawe
raxanweyn lahjad: bakool ilaa baay
waamo accent: afmadow, ilaa luuq
bantu accent: jamaame
bajuun accent: kismayo ilaa kambooni
sijuu accent: gaarissa ilaa afdheer
Re: Different Somaliland accents/dialects
Cumar-Labasuul wrote:no walaal that is a wrong stereotype, hargeisa is more aggressive than burcoAishahWaqooyi wrote:reer burco soft spoken aah. .. They speak some aggressive type of somali. .. You can spot them a mile away
Reer galbeed r soft spoken
I agree, reer Hargeisa sound more aggressive, they tend to use swear words and hadalo adag more often but reer Burco madexey ku socdaan. They dont talk shit, its more about the action or should I say a faash to the head.

X.Playa is right, the Dhulbahante that live in Buhoodle district share lahjad with the HJ. Galbeed accent is the easiest one to spot. Words like kooga and laagey always gets me

- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Different Somaliland accents/dialects
Exactly sxbFaarax-Caytame wrote:Xumaan igama aha, Kaftan haw badatee, Hadalkii aan qoray baad fahmi weydaye, Lahjad kala duwanaanshaheed sideed ku garan lolThuganomics wrote:^
Bal ii yara goo'go hadalkaa aad tidhi
- FarIyoAlif
- SomaliNetizen
- Posts: 831
- Joined: Thu Nov 15, 2012 7:55 pm
- Location: Farhareeri - Heegaale - Sararaweyne - Buuhoodle | Samatar Baxnaan's successor
Re: Different Somaliland accents/dialects
Burco and Ceerigaabo don't have the same accent really, the ceerigaabo accent sounds more fluid and normal.
Laas canood and Garowe xata they don't have the same accent, waa la kala garan karaa. Reer Bosasso and Garowe got the same accent I reckon.
And as far as I know the accent from wardheer to Danood to bookh doesn't change.
Laas canood and Garowe xata they don't have the same accent, waa la kala garan karaa. Reer Bosasso and Garowe got the same accent I reckon.
And as far as I know the accent from wardheer to Danood to bookh doesn't change.
Re: Different Somaliland accents/dialects
Waxa cilmi cusub ah reer hebel ayaa accent kaas leh, ma lahjad Ogaadeen ayaa jira iyo Daarood mise lahjad degaan? waxad tidhi Daaroodku waa kala lahjad , anna waxan ku waydiiyay sidee ay u kala lahjad yihiin Daaroodku 90% waa isku lahjadmarka la barbar dhigo Isaaqa ( oo inta dhex Hargaysa ilaa Burco badankood isku lahjad yihiin , se galbeed ka iyo barigu waa ka lahjad duwanyiin Isaaqa dhexe). waxad iigu jawaabtay Ogaadeenka kenya !!! hada taasi ma lahjad qabiil ayaa mise waa lahjad deegaan , waa anoo ku yidhaahda Isaaqa Diridhaba iyo Nazriya iyo Jabuuti, amba sidaas waan odhan karaa laakiin dee maaha lahjad Isaaqe waa lahjad degaan.
Imika aqoon daradaada waxad tidhi Isaaq oo dhan ayaa isku lahjad ah , qof kaste oo dad yaqaan ah taas waa ogyay inay tahay wax xaqiiqadda ka fog , oo tusaale ninka Sacad Muse ee rer Hargaysa ah lama lahjad aha ninka reer Gabilay ee u jira 80km ee ay isku qolo yihiin, ninka reer Oodweyne ee H.Y ah lama lahjad ah ninka reer Nugaal ah ee H.Y ah sida Sacad Yoonis ama ka reer Ceerigaabo ah sida Muuse Ismaaciil, laakiin waxan ka soo qaadayaa hadalkaaga nin aan Daarood ba dhaafin oo deegaanka iyo dadka iyo lahjadahooda kala aqoonba.
Ninka Dhulbahnate , Warsangali iyo Majeerteenka Nugaal ilaa Hawd , Ogaadeenka Hawd ilaa Dhagaxbuur wax alaale iyo wax culus oo ay ku kala duwanyihiin ma jirto , xataa Mareexaanka Galguduud iyo Hawd marka loo eego Daaroodka kale wax lahjad ah oo culus oo muuqata ma jirto, ee hadana se waa kala lahjad oo degaanka ayaa kala reebaya.
Tusaale ninka Dhulbahnate ee reer Buhoodle iyo ninka H.Jeclo ee reer Buhoodle waa isku lahjad , se Isaaq oo dhan iyo jilibkaas Dhulos isku lahjad maaha. Sidaas oo kale qolada Dhulos ee reer Laas Caanood , Isaaqa badankood isku lahjad maaha shaqana iskuma laha oo waxay isku lahjad yihiin Hartida kale oo ay kaga degaan dhawanyiin Laas Caanood waxba uma jirto Garoowe.
Sidaas miyaad ku tahay dad iyo dal yaqaan wiilkaaga Ogaadeen?

- AgentOfChaos
- SomaliNet Super
- Posts: 10113
- Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Different Somaliland accents/dialects
fixed.Cumar-Labasuul wrote:hadaan kuu yara saxo, to us up north all koonfur sounds the same but I think it's like this:Faarax-Caytame wrote:Lahjad Koonfureed, Ka bilow Gaalkacayo ilaa iyo xuduudka Kenya (Qabiilo badan bay kulmiisa lahjadani oo issir walba leh
Lahjad Sijuu ka bilaabata Gobolka Afdheer wixii ka shisheeya, Mooyaale agtiisa ilaa iyo Gaarrisa shishadeeda (Lahjadan badankeedu waa Dagoodi, Garre, Qayb Ogaadeen ah)
Lahjad Iidoor
Lahjad reer Barri ( Ubadan daaroodka bari dega oon dhulbahante ku jirin)....
Lahjad Ogaadeen (Ogaadeen intiisa badan)....
Lahjad Galbeedi....... Jidwaaq, Samaroon, Ciise, Bursuug, Akishe....
Lahjad Dhulbahante lagu sheegi karo ma aqaaano, Ta iidoorkay iila dhowyihiin aniga, mase hubo
Laakiin waan fahmi karaa in mowduucu yahay Lahjadaha Waqooyi lagaga hadlo bas ah... Marka wata.
galbeed accent: djibouti, western SL (saylac to gabiley), qabri bayax to diri dhaba, shiniile
central waqooyi accent: hargeisa to burco
eastern waqooyi accent: burco to ceerigaabo
hawd accent: awaare to wardheer down to qabridahare
bari accent: laas qoray, gobolka bari
nugaal accent: laas caanood, gobolka nugaal
mudug accent: gaalkacyo and gobolka mudug down to ceelbuur
central galbeed accent: imi, goday, shilaabo, feerfeer,Hiiraan
xaayow accent: shabelle dhexe
Mogadishu accent: Xamar
Barawaani accent: Baraawe
Marka accent: Marka
Afmaay lahjad: shabelle hoose,bakool,baay,Jubbada dhexe,Gedo
waamo accent: Jubbada hoose
bantu accent: Jubba's
bajuun accent: kismayo ilaa kambooni
sijuu accent: gaarissa ilaa afdheer
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Different Somaliland accents/dialects
warsheekh
I thought marka speak the same as xamar - also from those I've seen the abgaal of mogadishu sound different to the ethnic xamaraawis i.e. shaansi
I thought marka speak the same as xamar - also from those I've seen the abgaal of mogadishu sound different to the ethnic xamaraawis i.e. shaansi
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1325 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 73 Replies
- 5083 Views
-
Last post by Garaad_LQ
-
- 3 Replies
- 569 Views
-
Last post by LivingToSucceed
-
- 20 Replies
- 1758 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 56 Replies
- 4174 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 31 Replies
- 3000 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 74 Replies
- 4882 Views
-
Last post by Adali
-
- 46 Replies
- 2573 Views
-
Last post by snoop12
-
- 15 Replies
- 883 Views
-
Last post by Ladie