Page 3 of 3
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Sun Mar 31, 2013 4:04 pm
by kaliil
salool dhawr sano ka hor gabadh habrowadaag nahay ayuu ninkeeda oo wadaad ahi u sheegay inuu rabo gabadh kale oo guursado. wuxu u sheegay inu weligii ku hamiyi jiray inuu dhawr dumara guursado oo caruur badan dhalo.waxa kaloo u sheegay inaanu iyada dayici doonin oo si cadaalada labadooda u dhaqi doono. sheekada aan kuusoo gaabiyee gabadhi way ogolaatay ina lala guursado. markii ninki wadankii tegaye guursaday ayuu gabadhii hinaase ku kacay dumarkii kalena bilaabeen inay iyada ninka ku diraan oo yidhaahdaan ninka kula guursaday iska eri oo guriga yaanu soo gelin. Waa berigaan ogaaday inay Dumarku shaydaamiin xaasidiin ah oo isu wada cadow ah yihiin.gabadhii markii hore ina lala guursado ogolayd dumarkii ayaa bedelay oo buuq iyo calaacal ayay bilowday waxaanay isku dayday inay ninka u diido inuu guriga yimaado. gabadhi waan la hadlay oo waxan ku idhi waad khaldantahaye cago dhigo ileen adiga markii hore ogolaaday ina lagula guursado e.waxan ku idhi ninku waa nin ilaahay yaqaana oo ku dayicimaayo laakiin hadday dhacdo inuu ku dayaco ama ku xumeeyo maalintaas ayaanu aniga iyo isagu isarki oo wada xisaabtami.ilaa imika labadii dumaraba ninki wuu qabaa wax dhibaato ah oo dhexmartay ama cabasho ka timi ma jirto.
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Sun Mar 31, 2013 4:17 pm
by AbuAnonymous
kaliil wrote:salool dhawr sano ka hor gabadh habrowadaag nahay ayuu ninkeeda oo wadaad ahi u sheegay inuu rabo gabadh kale oo guursado. wuxu u sheegay inu weligii ku hamiyi jiray inuu dhawr dumara guursado oo caruur badan dhalo.waxa kaloo u sheegay inaanu iyada dayici doonin oo si cadaalada labadooda u dhaqi doono. sheekada aan kuusoo gaabiyee gabadhi way ogolaatay ina lala guursado. markii ninki wadankii tegaye guursaday ayuu gabadhii hinaase ku kacay dumarkii kalena bilaabeen inay iyada ninka ku diraan oo yidhaahdaan ninka kula guursaday iska eri oo guriga yaanu soo gelin. Waa berigaan ogaaday inay Dumarku shaydaamiin xaasidiin ah oo isu wada cadow ah yihiin.gabadhii markii hore ina lala guursado ogolayd dumarkii ayaa bedelay oo buuq iyo calaacal ayay bilowday waxaanay isku dayday inay ninka u diido inuu guriga yimaado. gabadhi waan la hadlay oo waxan ku idhi waad khaldantahaye cago dhigo ileen adiga markii hore ogolaaday ina lagula guursado e.waxan ku idhi ninku waa nin ilaahay yaqaana oo ku dayicimaayo laakiin hadday dhacdo inuu ku dayaco ama ku xumeeyo maalintaas ayaanu aniga iyo isagu isarki oo wada xisaabtami.ilaa imika labadii dumaraba ninki wuu qabaa wax dhibaato ah oo dhexmartay ama cabasho ka timi ma jirto.
Words bond,some of these hablos are bigtime XIZBIS.
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Sun Mar 31, 2013 4:33 pm
by Adali
salool wrote:If you want a second wife, just inform ur first wife first.If she's ok with it you're lucky if she says NO, you've two choices: either forget about the second one or just pack ur bags and move out.
Dont make ur life more difficult by sneaking around and hiding onther humanbieng like a piece of garbage.The second wife deserve to be treated with respect too, why hide a xalaal marriage, someone you supposed to care about, the mother of ur kids.
Ilaahy niman bu inka dhigay masuuliyad weyn bu iin saarey, dumarka xaqiraada ka daaya iyo bahdilaada oo si wanaagsan ola dhaqma.
Last but not least, think with ur head instead with irbad.
Waad salaaman tihiin
Ayeeyo Salool.
Salool, if a man doesn't care if she leaves or not, why even bother asking her ??
Guys here is a real advice, if you want to marry a 2 second wife, marry her before you have kids, first wife is more expendable if you don't have any children.
Also, remember, second wife is always the hardest, the 3rd and 4th are easy.
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Sun Mar 31, 2013 4:59 pm
by FarhanYare
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Sun Mar 31, 2013 8:51 pm
by Marques

Weli waxaa idinku jira fahamka ciyaalnimada. Dhaqankeena soo jireenka ahaa waxaa caada ahayd in ninku dhowr naagood kala guursado. Oday awoowgayga la dhashay wuxuu mehersaday inkabadan 15 times wallahi been igama aha
Guurku labaad wuxuu ku haboon yahay markuu ninka xaaskiisa koobaad mudo badan la joogo oo caruurta weynaadaan hadhaw islaanta ilmaheeda kororsatay ayaa la joogaya. Xaaska koobaad waxaa u fududaanaya iney ninkeeda u fasaxdo naag kale sababtoo ah nolol inbadan wey lasoo martay marka tu yar oo ku baashaalo maxaa ka dhib ah

Re: Talo To Nimanka...
Posted: Mon Apr 01, 2013 4:07 am
by gurey25
in some cultures its the first wifes duty to find a suitable second wife for the husband.
lucky bastards.!!!

Re: Talo To Nimanka...
Posted: Mon Apr 01, 2013 10:11 am
by wiyeer
@Salool
waan kugu raacsanahay in xaaska hore loo sheego idina ogaada in dumarkii ciidaa ka bateen (maashallah) markaa bal taana qiimeeya.Hadaan ku tusaaleeyo ama aan ku su'aalo, ka waran gabadh aad saxiib wanaagsan tihiin oo single mother ah oo uu odeygaagu ku yidhi aan kula guursado.sidee yeeli lahayd
@Gurey
Which cultures?, I'm intrigued kkk
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Mon Apr 01, 2013 11:04 am
by Navy9
Grandpa,
If you want the women in your life understand you even before you speak, just buy them two cds of documentary on the lion prides and they will all read all chapters in two seconds. Its a guaranteed method buddy!

Re: Talo To Nimanka...
Posted: Mon Apr 01, 2013 1:57 pm
by eliteSomali
Talo to nimanka: NEVER tell her! If you think she'd understand and everything will be good, not true, perish that thought!
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Mon Apr 01, 2013 3:29 pm
by bareento
Greatiings Salool
Salool, I have already told my first wife!
Can I send u my letter of application?
B.
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Tue Apr 02, 2013 4:43 am
by salool
^^No, send it to someone els.
wiyeer wrote:@Salool
waan kugu raacsanahay in xaaska hore loo sheego idina ogaada in dumarkii ciidaa ka bateen (maashallah) markaa bal taana qiimeeya.Hadaan ku tusaaleeyo ama aan ku su'aalo, ka waran gabadh aad saxiib wanaagsan tihiin oo single mother ah oo uu odeygaagu ku yidhi aan kula guursado.sidee yeeli lahayd
@Gurey
Which cultures?, I'm intrigued kkk

Intaan qoslaan madaxa mafiiq kala dhici laha.
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Tue Apr 02, 2013 4:51 am
by salool
Navy9 wrote:Salool,
if a man hides from his first wife that he is married to another one, it means he wants her too...otherwise he wouldn't have bothered himself with the drama of lying and deceiving. Its a simple Darwinian logic, women like to keep to themselves and share not with others a man they think is a keep whereas men's instinct to dominate dictates to them that they should occupy anything that they can lay their hands on.
Have a nice day

lool the only reason he wants keep her is out of pity and because of the kids.If he still loved her and cared about her he would never look to onther woman let alone marry her.
zulaika wrote:Salol,
unfortunately there are a lot of desperate single women whose only hope of marrying is through this sneaky scenerio and believe me they are more then willing to be concealed..."kuli fitna" is a shared business in these kinds of situations.
walaalo waan ogay inay naago fitnah meydhan jiraan, but even if they seduce him and use every trick in book if the guy is not interested they have zero chance.Nin dariiqa iska maraya naagina ku boodi meyso laakin nin indhaha warjineyo naag raadis ah naag kasta way isku baliqi.
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Tue Apr 02, 2013 5:01 am
by STARKAST
Adali wrote:salool wrote:If you want a second wife, just inform ur first wife first.If she's ok with it you're lucky if she says NO, you've two choices: either forget about the second one or just pack ur bags and move out.
Dont make ur life more difficult by sneaking around and hiding onther humanbieng like a piece of garbage.The second wife deserve to be treated with respect too, why hide a xalaal marriage, someone you supposed to care about, the mother of ur kids.
Ilaahy niman bu inka dhigay masuuliyad weyn bu iin saarey, dumarka xaqiraada ka daaya iyo bahdilaada oo si wanaagsan ola dhaqma.
Last but not least, think with ur head instead with irbad.
Waad salaaman tihiin
Ayeeyo Salool.
Salool, if a man doesn't care if she leaves or not, why even bother asking her ??
Guys here is a real advice, if you want to marry a 2 second wife, marry her before you have kids, first wife is more expendable if you don't have any children.
Also, remember, second wife is always the hardest, the 3rd and 4th are easy.

Hats of too you.
Re: Talo To Nimanka...
Posted: Tue Apr 02, 2013 5:19 am
by Enlightened~Sista
I hate the amount of forum space this topic is given, what sort of circles do you guys hang around in? Unless you're talking about aabihiin howyadoin mid sale lagursanayaa, you shouldn't even spend a moment thinking about this. There are only two groups who practise it : wadaad people, and men from back home.