Page 3 of 3
Re: Egypt/Saudi blocked S/Land from Arab League
Posted: Mon Apr 01, 2013 11:24 am
by SahanGalbeed
What part do I disagree with? Miyaad indho la'dahay inadeer ?
Waxan ku idhi
Somaliya markey dib u dhisanto , oo ay "multi tribal federal Republic" noqoto , qodob danbe o ay Somaliland gooni isu taageeda ku dalbata jiri maayo . Anigu shaqsiyan , Ilaah ba neceb xaasidka e , ilaa iyo intey dhismayso ayaan iska sugaya .{ within the limits of what's reasonable of course}
Intaanan mid kale dantiisa wax ka sheegin , caddow aan i jeedin iska samaysan , horta waa inaan danteyda ka soo baxa .
Danteydu maxay tahay marka ? Haddaan anigu nin somali ahay , halkey soomali ku badbaadi lahayd baa i dan ah .
Egypt iyo Saudi Arabia , wax na iga goyn maayaan , la'antood na horaan ku noola
Marka horta in wax waliba sideeda loo sheega wanaagsan. Runta iyo beentu markey iskugu kaa eekaato na , khiyaali baad danbaysa

Re: Egypt/Saudi blocked S/Land from Arab League
Posted: Mon Apr 01, 2013 11:49 am
by Khalid Ali
Somalia intay dhismayso markaas ayaanu hoos galayna oo ay inu talinayan inaalilaah damn ninkan talo xuma. ilaahoow kan oo kale talo hanoogu dhibin
Somalia ama ha dhisaanto ama yanay dhismin anagu jaar baanu ahaanayna wax ku darsan mayno . Somaliland dawladnimadeda kuma dhisna Somalia burburtay
Somaliland dawlad bay hore u so ahaan jirtay 1960 , xoriyadeeeda wa u so dagalaantay lacag kharash rag ba nagaga dhintay boqolal kun bu u shahiiday , we wil not give that up because walanweyn got their shit together.
Somali hadaan ahay Somali sawta kala danaystey sawta Somalidi kenya kenya raacday somalida ethiopia qaar ethiopia ay ka mid yihin qaar gobonimo u dagalamayan, wakuwa dawlad ciise dawlad Djibouti ku ah, Somali maha , wa inay walanweyn i italiyaan iyo garan waa
Re: Egypt/Saudi blocked S/Land from Arab League
Posted: Mon Apr 01, 2013 12:06 pm
by SahanGalbeed
Somali hadaan ahay Somali sawta kala danaystey sawta Somalidi kenya kenya raacday somalida ethiopia qaar ethiopia ay ka mid yihin qaar gobonimo u dagalamayan, wakuwa dawlad ciise dawlad Djibouti ku ah
argument -kaasi mid soconaya ma'aha
Somalida Kenya ku nool , waddanka Kenya waxay la qaybsadaan
dad aan somali ahayn
Somalida Ethiopia ku nool , waddanka Ethiopia waxay la qaybsadaan
dad aan somali ahayn
Somalida Djibouti ku nool , waddanka Djibouti la yidha , waxay la qaybsadaan
dad aan somali ahayn
Waalida ka bax warye , kuwaas ayaynu hoos galayna iyo , lacag iyo kharash baa inaga baxay iyo waxaasi waa huuha .
Somaliland wixi u dhintay xoriyadeeda , bilaash u may dhiman , waayo waa meel xor ah maanta . oo democracy baa ka jirta . Democracy-ga Somaliland maanta ka jirta , ayaa Somalia la gaynaya , marka the sprit is the same which is fighting for the RIGHT cause . If' you're a lil apprehensive , nothing wrong with that , bartaada iska fadhi , I will show you how it's done .
Re: Egypt/Saudi blocked S/Land from Arab League
Posted: Mon Apr 01, 2013 12:17 pm
by Khalid Ali
Marka waxad leedahay reer NFD kikiyu bay wax la qeybsadeen marka waxay xaq u leeyihin inay dalka ahadaan
DAWLAD CIISE oo dal gaar ah kaligood heley oo Somali ah , canfarta cidi waxba ma weydiso cid walba og iyagu xaq wa u leeyihin
Ogadeenku haday beritoole xoroobaan , xamar u talin mayso oo dawlad gaar ah bay helayaan
Somaliland ,,cid kale u talin mayso oo aan ahayn reer Somaliland wana dawlad madaax baanaan
orodo faqash waxa ka so dhaadhici
Somali wakala tagtay actually anigau magaca Somali means little to me its a wide identity , i dont identity with a person from baydhabo oo raskamabooni waxba iskumaba nihin
Thank god inadan Somalilander dhab ahayn ka bax arimaha walanweynta iyo waxas orodo djibouti tag xaqaga ka so dhacdo dawlad ciise.
Re: Egypt/Saudi blocked S/Land from Arab League
Posted: Mon Apr 01, 2013 12:31 pm
by SahanGalbeed
Somaliland markaad ka carartay {ood Holland u guurtay} baan usoo wareegay anigu .
Isku mid ma nihine , huuhaada iska kala qabo , waxaad ku kala hadlayso xitaa ma kala ogid .
Somali hadaan ahay Somali sawta kala danaystey sawta Somalidi kenya kenya raacday
and then
Marka waxad leedahay reer NFD kikiyu bay wax la qeybsadeen marka waxay xaq u leeyihin inay dalka ahadaan
what the fuc,k ?