Page 3 of 4
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 4:48 pm
by Meyle
xaliye123 wrote:
De waa inaderkii miyaadan ogayn.
Dee waa ina adeerkey oo waa nin Somali ah kow dhe. Adigu laakin hakala hadlin, Axmed Madoobena waan taageereyaa, san gadhuudina waan caayeyaa, dee waa kaaf iyo kala dheeri.
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 4:52 pm
by Ismail87
Meyle hadaad ileedahay san gadhuudhi baan caayey ninkan aan Mozambique ku sheegayo gurigiisa xamar ku yaala waxa ilaaliya isla san gadhuudhi teeda kale ma anaa caayeyba Mozambique waaban amaanay saa nin Soomaali ah baan ku sheegay iyaga.
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 4:53 pm
by bashe19
metamorphosis wrote:Murax wrote:metamorphosis wrote: What is the point of developing infrastrucure when it will be levelled to the ground tomorrw?
Xiinow's people are pioneers in reverse engineering. They get a thrill out of it

Waa umad naasuq ilaahay ka dhigay yacni xaga xikmada! Waxaan dhac iy isbaaro dad lagu baadho ahayn garan maayan!
Ilaahow aqoondaro ha inagu cadaabin, eexna ha inooga tegin. Jubbaland back to bluess, i mean real congress.

Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 4:54 pm
by xaliye123
Walahi mesha ku gubanaysa inaana wali garanba anigu.
Jubbalandata disantay miyaya ka bukaan, ha.
Axmed Islaamka la doortay miyaya ka bukaan, ha.
Dawlad uu Daarod ubanyaha baa dhisantay miyaya ka bukaan, ha.
Nolasha bidhaamaysa miayay ka bukaan, ha.
Balateenu Reer Jubalandowna Waxa weeye inaynaan u joojin kuwan iyo wixii la midaba.
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 4:57 pm
by Meyle
Ismaciil.
Magacan aad u bixiseen horta raali ma ka yahay isagu? Waa su'aasha keliya aan rabo inaad iiga jawaabtid.
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 4:59 pm
by Meyle
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 5:06 pm
by Ismail87
War i dhagayso! Ninkan kaftan baa naga dhexeeya kuma soo celin doono mar danbe kow dheh marka naga dhex bax ninyow ma rabo inaan ku caayee
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 5:15 pm
by Meyle
Ismaill87 wrote:War i dhagayso! Ninkan kaftan baa naga dhexeeya kuma soo celin doono mar danbe kow dheh marka naga dhex bax ninyow ma rabo inaan ku caayee
Is that supposed to be a threat?
Nevertheless waa adigiyo xiinow..
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 5:27 pm
by Ismail87
Xilaahay furan kani waaba caaq

bal maxaad faa'iiday hada?
Meyle wrote:Nevertheless waa adigiyo xiinow..
What was the point of your first comment?

Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 5:42 pm
by Meyle
Listen, Kaftanku waa mutual, in this case its not. The nickname Mocambique started as a mockery by AW iyo HutuKing so the question is, why are you using it? Xiinow raali ma ka yahay? When I pointed that out, you came with lame excuses and then you got mad, markaa hadal inooma hadhin.
Sheekaduba waa intaa.
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 5:52 pm
by Ismail87
Meyle wrote:Nevertheless waa adigiyo xiinow..
Meyle wrote:Nevertheless waa adigiyo xiinow..
Meyle wrote:Nevertheless waa adigiyo xiinow..
Intaa ku jooji

Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 5:58 pm
by Marques
Meyle, maxaa ka rabtaa ninka? Haday isku tufaayaan dee ayagey u dhaxaysa, hadaad Xiinow wax difaac uga jirtid dee ninbaa adoon ugu yeeray laakin adoo wax ka sheegaysid lama arag, Ismail is a good guy siyaasada aan ka cuqdad qaadin ee weerarka dhaaf ninyahow
Xiinow, Kismaayo use to be the 3rd capital in the country. Hadeer waxaa ka hormaray Gaalkacyo iyo Beledweyne oo horeba tuulooyin ahaan jireen. Amniga bay sheegayahaan laakin tolow sadex madaxweyne amni ma wada sugi karaan?

Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 6:05 pm
by Meyle
I made a fuckin thread about it and someone deleted it. I even addressed that same issue in this thread, obviously you cant read but since Im wrong dee waxaad dooneysan isku sameeya.
Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 6:05 pm
by FarhanYare
metamorphosis wrote:There hasnt been any suicides in kismaayo since we kicked out al shabab unlike xaarmar. Develop peace first before constructing any building.
i must say that is a good point, and i did express that view on the mogadishu thread. However, its seems alshabaab's activity in mogadishu has been reduced closer to nothing due to the recent tough measures of security in place

Re: Reer Kismayo soo gala !!!!
Posted: Thu May 16, 2013 6:24 pm
by Titanium
No one wants to attack Kismayo. It's a irrelevant city.
Kismayo is a town of 130,000. There are at least 5 cities south of Galkacyo that are bigger than Kismayo.
The reason why there is close to no development there is because of a variety of reasons such as a port that is nearing collapse and a dilapidated airport that is always closed. If the Muqdisho airport were to close for a day, there would be chaos. Not in Kismayo. It's a small town. There is nothing special about Kismayo. It has been surpassed by a few cities in the two Shabelle provinces (that originally started off as farming communities) in terms of population and economic activity.
Kismayo is also a city without internet access. I have read some people's tweets online where they have said they had no access to the internet until they left that place and went back to Muqdisho. Ever wondered why there is always conflicting or vague stories coming out of there?
Another thing: even the "Kismayo" folk deem it as a useless place for development. There are many people from that area who are in Muqdisho as we speak trying to start businesses or get their homes back and start their new lives there. They come from Europe and North America and go straight to Xamar without even going to their "original cities". That itself speaks volumes.