Page 3 of 3

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Fri Jul 12, 2013 3:32 am
by whitehartlane
Mashallah guys..

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Fri Jul 12, 2013 12:14 pm
by Cunaaye25
mine-


Abuu Dujaana

"xerta macalin uweeys" hayaay nin culus ayaad tahey saxiib, soo sidaa waxaad haysid lol. Qiraa'ada Quraanka sidey u akhriyaan inaan maqlo waligey waan rabey. Abuu Dujaana, sanadkii hore baad excuse baad sheegatey, lakiin sanadkaan malagaa yeelayo sxb lol.

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Fri Jul 12, 2013 12:39 pm
by LetsCookBreakfast
Cunaaye25 wrote:mine-


Abuu Dujaana

"xerta macalin uweeys" hayaay nin culus ayaad tahey saxiib, soo sidaa waxaad haysid lol. Qiraa'ada Quraanka sidey u akhriyaan inaan maqlo waligey waan rabey. Abuu Dujaana, sanadkii hore baad excuse baad sheegatey, lakiin sanadkaan malagaa yeelayo sxb lol.
Mashallah, beautiful recitation.

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Fri Jul 12, 2013 2:47 pm
by Cunaaye25
LetsCookBreakfast wrote:As promised:



:Shrug: :lol:
mashaa allah...ilaahey haku xifdiyo

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Fri Jul 12, 2013 2:53 pm
by LetsCookBreakfast
Cunaaye25 wrote:
LetsCookBreakfast wrote:As promised:



:Shrug: :lol:
mashaa allah...ilaahey haku xifdiyo
Amiin.

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Fri Jul 12, 2013 2:56 pm
by hargaysaay
Mashalah brothers Mashalah

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Fri Jul 12, 2013 7:24 pm
by Maandhow
Cunaaye25 wrote:mine-
l.
Maasha Allah cunaaye you have very sweet voice and your recitation style reminds me sheikh Abuubakar Shaatiri from yemen.

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Sat Jul 13, 2013 2:55 am
by abuu_dujaana
Maasha Allah ustaad cunaaye sannadkan cod qatar ah oo laga yaabo ayaad lasoo kala baxday Maasha Allah Tabaarakalaaah. Sannadkii hore sannadkaan ayaad iigala qatarsan tahay ee maxaa samaysay iisheeg aan kaa faa-iidaystee. Ma Xarramkaa aaday oo biyo zamzam kasoo cabtay?

Re: Somalinet Quran recital competition?

Posted: Sat Jul 20, 2013 2:20 pm
by Cunaaye25
Abuu Dujaana

lololol biyo samsam way fiicnaan leheed lakiin, Ciyaal iskaabulo ayaan iska noqday maalmahaan. waa sidaaa....Abu Dujaana waala gaa qaleeyey sanadkaan...lakiin bal waxaad tiraahdid aan aragno sanadka soo socoto inshaa allah lol