original dervish wrote:
ps so when are praying mag-rib and breaking your fast?
Is it at the same times as the other local Muslims, or does everybody have their own times?
Stockholm where i live its okay.. ramadaan started around 10 pm and salaat fajr was 1:am about 20 hours of fasting though it come down day by day...
local masjids waxay xisaabsadaan qoraxda waqtiga ay dhacdo iyo waqtiga ay soo baxdo laakiin waqooyiga sweden meelaha aysan qoraxda ka dhicin waxaa salaat times ku qoran waa iyadoo qoraxda soo jeedo.. meelo ay qoraxda ay maqan tahay 2 hours kaliyana waa jirtaa xitaa meel ay 1 hour kaliya maqan tahay. laakiin waqtigan dhamaadka july waqtiga qoraxda maqan tahay waa sii badaneysaa waayo ayaamahaan waxaan afurtaa about 21.30 salaada subaxdiina waa around 1.50 meelahaas waaa 18 hours soon ah..