Page 3 of 3
Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Tue Oct 22, 2013 3:25 pm
by Lillaahiya
Markaad makhsinka ku noqotid igu salaam

Albaabkana quful.
Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Tue Oct 22, 2013 3:35 pm
by salool
Already banaanka ayuu kugu sugaya marku codkaagi maqlay bu so haadey.Si kaxeyso yaaney dhaxanto feedhaha ayaxa ka galine.

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Tue Oct 22, 2013 3:40 pm
by ManD333q
Salooley iska fahanoo, Lilaahiya odeygii Twist bay u xiistay. This is her way of telling him that

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Tue Oct 22, 2013 3:48 pm
by Lillaahiya
I do miss Twist

But I know he's in good hands

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Tue Oct 22, 2013 4:21 pm
by salool
ManD333q wrote:Salooley iska fahanoo, Lilaahiya odeygii Twist bay u xiistay. This is her way of telling him that

lol waan ogahy Maandeeqey...kaaga si daranta threadkeyga ayey isticmaaleysa in case oo Twist madaxa mesha so galiyo...aniguna waxaan is yedhi inanta bal caawiy oo dabkan ay shiday la si babay.Mayday mayday kaliya socon mayso...waa ina dab weyn la shidid si lagu badbaadiyo, in this case Lilaahiya.lets hope Twist comes with flowers and sweet love letter telling how much he love her ......ah i love happy endings.

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Wed Oct 23, 2013 4:43 am
by FarhanYare
Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Wed Oct 23, 2013 7:16 am
by BlackVelvet
The tennis match between Salool and Lilaahiya, caadi maaha

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Thu Oct 24, 2013 8:35 am
by Lillaahiya
^ Wa iska filim hindi. Somalida, ayago wax doonaya ayey diidan. "Kaalay nalaa qaaday" waxaa lagu xigsiinaaya "Mayee imikan cunta ka dhargay ee idinku iska qaadaya" laga yaabana inu qofki maanta oo dhan qaatana. Marka Salool kamaan yaabin. Wa dhaqan ay baratay uun

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Thu Oct 24, 2013 8:42 am
by salool
Lilhaaiya, topic dhan wuxu ka hadleya qof madax ka qabsadey adiguna waxaad la so booday Twist.Inan yahy adaa is kashifay adow cidba ku waydiisan..tuug la qabtey talo ma leh.

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Thu Oct 24, 2013 8:51 am
by Lillaahiya

I already admitted I miss him ee taasi wey ka duwan tahay qof maskaxda ka qabsaday. Su'aal qudha ayaan ku waydiye oo sidda qof saani oo bini'aadmi ah ayaad iga jawaabi wayday, kolkaasad is ilowday oo wax aan loo joogin keentay. Anigu waan kulaa kaftamaye laakin si kale baad u qaadatay. But then they say kaftan wa runta la qaboojiye

Btw I always picture you as the young Kinsi
Wadnayaal is jeclaada
Wadku daayo oo raaga
Ha waceedna asqeynin
Ha wadaagan hanaankood
Inaga isku wacneynaaaa
Maxaad iga wareegtay?
Inaga isku wacneynaaaaaaaa
Maxaad iga wareegtay?
dodododododoooooooo
Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Thu Oct 24, 2013 9:02 am
by Maandhow
Atoore Twist koleey ma gaariyee, laakiin inaan iska doon doono waaye oo sidiisa camal u xariiftimo, waxaa laga yaabaa in duul-duulkiisa wax iga soo gaaraan
Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Thu Oct 24, 2013 9:07 am
by salool
Lillaahiya wrote:What did you do with Twist?
Su'aashan bad i waydisay, jawaabta aad sugaysay maxay tahay...somthing like this...'damn i had one night stand with him but the poor guy could't get it up' ..ceebti ka bacdi SN wuu isaga tagay
Jokes aside, timir lafba ku jirta bey somalida tidhaah...runti aniga iyo Twist wax na dhex maray ba iska yar...meshan SN waan iska kaftami jirnay..he was one of the few pple aan meshan is af garan jirnay bu ahaa.He has great sense of humor and i considered him as my brother, thats it!...laakin adiga meel bu ka taabtey ee inanka pm yar oo dir oo u sheeg xaqiiqada.

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Thu Oct 24, 2013 9:08 am
by Lillaahiya

Wahagaag
Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........
Posted: Thu Oct 24, 2013 9:27 am
by salool