Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by GIJaamac »

1moonlight wrote:
GIJaamac wrote:Sxbow 1moonling, Cabdi Qaybdiid ma reer gows iku riix ayagoo jiifa ayuu magaalada soo galay. Mase xoogaa laaluush ayuu siiyey cida ? :lol: j/k
So when they are going to build the port ? Waligeeda waala maqlijirey sheekadaas. Amaay maaweelin iska tahay hadalkaas ? Mida kale shiidaal baaris dowlada in looga dambeeyo waaye. Cabdi qeybdiid saxiixiisa waxkama jiraan waaye sxb. Even though the only proven oil deposits in Somalia are located in southern Mudug.
sxb Saleebaan ayagaba Hobyo weey joogaan there are now more than 500 Troops from both Galmudug and Ximin iyo Xeeb in Hobyo waxaa laga cabsi qabaa ineey isku dhacaan, hada sedex maalmood weey is hor fadhiyeen wax xabad ahna isguma ridin waa Alxamdulilaah. the good thing is that both Sacad and Saleebaan don't want to massacre each other. 70% of Sacad weey ogolyihiin ineey Hobyo Saleebaan wax ka leeyihiin waxa dhibka wado waa wasiirka arimaha gudaha ximin iyo xeeb oo Hobyo kusoo duulay xoogna kula wareegay for few days xitaa muuqaal ayuu iska soo duubay asagoo dhahaayo Hobyo Ximin iyo Xeeb ayaa iska leh, Sacad dhiigii ayaa ku kacay oo waxeey aamin san yihiin inuu Saleebaan marti ku yahay Hobyo uuna soo dajiyay Caydiid AUN.

DHAGEEYSO gudoomiyaha Hobyo ee maamulka Galmudug oo VOA kaga baaqay inuusan Hobyo Dagaal ka dhicin sheegayna ineey Hobyo Sacad iyo Saleebaan ka dhaxeeyso
http://www.voasomali.com/content/article/1772196.html

AQRISO maamulka Ximin iyo Xeeb oo maantay beeniyay inuu qilaaf ka dhex jiro Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb
http://www.raxanreeb.com/2013/10/maamul ... -galmudug/

Brother GIJaamac i say send those 500 boys and their heavy Weapons to Shabeelada Hoose to defend HabarGidir land in Shabeelada Hoose.
Sxb aniga maba garanaayi sababta ay hada isku haystaan maadaama dhulka iska yahay saxara iyo gaajo. Maalinta shiidaalka dhulka laga helo isqabsi wabaa la gartay laakiin hada maxaa yaallo oo la isku qabsanaa, Dabaalnimadaasoo kale Cajiib waaye wlhi. Anyways dadka Ilaahay hakala qaboojiyo oo qalbikooda Ilaahey ha isku furo. Sh/hoose sheekadeeda way iska dhamaatay sxb. Ganacsi lee ka qabso, degmooyinna ka samesyo ayay maanta maree. Qori, isbaaro iyo dulmi waa xaaraan sxb. Ilaahay aan ka cabsanno niyow.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by Somali-Transporter »

1moonlight wrote:
GIJaamac wrote:Sxbow 1moonling, Cabdi Qaybdiid ma reer gows iku riix ayagoo jiifa ayuu magaalada soo galay. Mase xoogaa laaluush ayuu siiyey cida ? :lol: j/k
So when they are going to build the port ? Waligeeda waala maqlijirey sheekadaas. Amaay maaweelin iska tahay hadalkaas ? Mida kale shiidaal baaris dowlada in looga dambeeyo waaye. Cabdi qeybdiid saxiixiisa waxkama jiraan waaye sxb. Even though the only proven oil deposits in Somalia are located in southern Mudug.
sxb Saleebaan ayagaba Hobyo weey joogaan there are now more than 500 Troops from both Galmudug and Ximin iyo Xeeb in Hobyo waxaa laga cabsi qabaa ineey isku dhacaan, hada sedex maalmood weey is hor fadhiyeen wax xabad ahna isguma ridin waa Alxamdulilaah. the good thing is that both Sacad and Saleebaan don't want to massacre each other. 70% of Sacad weey ogolyihiin ineey Hobyo Saleebaan wax ka leeyihiin waxa dhibka wado waa wasiirka arimaha gudaha ximin iyo xeeb oo Hobyo kusoo duulay xoogna kula wareegay for few days xitaa muuqaal ayuu iska soo duubay asagoo dhahaayo Hobyo Ximin iyo Xeeb ayaa iska leh, Sacad dhiigii ayaa ku kacay oo waxeey aamin san yihiin inuu Saleebaan marti ku yahay Hobyo uuna soo dajiyay Caydiid AUN.

DHAGEEYSO gudoomiyaha Hobyo ee maamulka Galmudug oo VOA kaga baaqay inuusan Hobyo Dagaal ka dhicin sheegayna ineey Hobyo Sacad iyo Saleebaan ka dhaxeeyso
http://www.voasomali.com/content/article/1772196.html

AQRISO maamulka Ximin iyo Xeeb oo maantay beeniyay inuu qilaaf ka dhex jiro Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb
http://www.raxanreeb.com/2013/10/maamul ... -galmudug/

Brother GIJaamac i say send those 500 boys and their heavy Weapons to Shabeelada Hoose to defend HabarGidir land in Shabeelada Hoose.
the problem is saleeban here.. they are a racist tribe, they don't even allow other hawiyes to enter hobyo, and there Little ximan iyo xeeb.. only Sacad can enter to hobyo as civilians.. no cayr, abgaal etc etc are allowed to hobyo.. :down:

they have taken that desert to serious.. which is not good :down:

look at this video they are patrolling there borders against other hawiye brothers.. they have to relax..
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by hydrogen »

Somali-Transporter wrote:
the problem is saleeban here.. they are a racist tribe,
8-) 8-) 8-) 8-) 8-)
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by original dervish »

Somali`s are racist/tribalist.......shock horror. :lol:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by HooBariiska »

seems like the blessful habar gidir tribe is back. time to start bullying again
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by HooBariiska »

seems like the blessful habar gidir tribe is back. time to start bullying again
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by original dervish »

^^^Khalid Ali MarkII :lol:

James Dahl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5212
Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
Location: Vancouver, British Columbia, Canada
Contact:

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by James Dahl »

Good for GalMudug, I hope things continue to improve for them. :up:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by Rabshoole »

Topic walba HG iyo sheegaato ayaa bootenayan, Walle yaa u sheego booto wax ma tarto, HG maanta haduu isla aminsanyahay dhul beynu ku leenahay S/hoose, 500 soldiers weyba yartahay, ciidan 20kun keensada waxaad kaadeysan na tuusa, anagu calacali meyno, Inta halkani habeen iyo maalin ku calacaal laheden, faa'ido ma leh. Talk is cheap ayaa la yidhi, Xoog ayaa wax tarayo. :MJ:
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by Even123 »

Armaan wrote:Topic walba HG iyo sheegaato ayaa bootenayan, Walle yaa u sheego booto wax ma tarto, HG maanta haduu isla aminsanyahay dhul beynu ku leenahay S/hoose, 500 soldiers weyba yartahay, ciidan 20kun keensada waxaad kaadeysan na tuusa, anagu calacali meyno, Inta halkani habeen iyo maalin ku calacaal laheden, faa'ido ma leh. Talk is cheap ayaa la yidhi, Xoog ayaa wax tarayo. :MJ:
Brother Take it easy on the HG, I know how you feel!,... Walaahi I as an HG believe in unity among Somalia and Somalis, and that every region belongs to all of us just as it is with our national resources!
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by Somali-Transporter »

freedom Young son! freedom
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by Rabshoole »

Even123 wrote:
Armaan wrote:Topic walba HG iyo sheegaato ayaa bootenayan, Walle yaa u sheego booto wax ma tarto, HG maanta haduu isla aminsanyahay dhul beynu ku leenahay S/hoose, 500 soldiers weyba yartahay, ciidan 20kun keensada waxaad kaadeysan na tuusa, anagu calacali meyno, Inta halkani habeen iyo maalin ku calacaal laheden, faa'ido ma leh. Talk is cheap ayaa la yidhi, Xoog ayaa wax tarayo. :MJ:
Brother Take it easy on the HG, I know how you feel!,... Walaahi I as an HG believe in unity among Somalia and Somalis, and that every region belongs to all of us just as it is with our national resources!
Speak when you're spoken to, nacalaa adigu iyo hawiye futo madoowe tahay ba was :arrow:
Last edited by Rabshoole on Thu Oct 24, 2013 12:29 pm, edited 1 time in total.
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by hydrogen »

Armaan wrote: Speak when you're spoken, nacalaa adigu iyo hawiye futo madoowe tahay ba was :arrow:
:-@ :-@ :-@

What was your clan again? It's forgettable so remind me
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )

Post by FarhanYare »

Armaan wrote:
Even123 wrote:
Armaan wrote:Topic walba HG iyo sheegaato ayaa bootenayan, Walle yaa u sheego booto wax ma tarto, HG maanta haduu isla aminsanyahay dhul beynu ku leenahay S/hoose, 500 soldiers weyba yartahay, ciidan 20kun keensada waxaad kaadeysan na tuusa, anagu calacali meyno, Inta halkani habeen iyo maalin ku calacaal laheden, faa'ido ma leh. Talk is cheap ayaa la yidhi, Xoog ayaa wax tarayo. :MJ:
Brother Take it easy on the HG, I know how you feel!,... Walaahi I as an HG believe in unity among Somalia and Somalis, and that every region belongs to all of us just as it is with our national resources!
Speak when you're spoken, nacalaa adigu iyo hawiye futo madoowe tahay ba was :arrow:
:shock:
:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”