Ask Anything But Only in Somali Language

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by Vivacious »

Waan ka xumahay. Af Soomaaliga si fiican uma aqaano. Ii sheeg bal micnaha magacaaga iyo micnaha xanshaashaq :lol:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by KingWaslawi »

DeeqaDagan wrote:Waan ka xumahay. Af Soomaaliga si fiican uma aqaano. Ii sheeg bal micnaha magacaaga iyo micnaha xanshaashaq :lol:

Deeqa inaabti xanshaashaq means this in Somali Image

@ Waslawi waa sida boqorka habar dugaag u yahay Libaaxa, or king of jungle. Waslawi waa hoggaamiyaha ragga qoodha ah.

Waslawi in other words:

Waa ragga qoodha ah
Qammaamuurta ah
Qaarka sare iyo
Qoodhaha u weyn
Ee wax garadkaa
Ee walaayadaa.
HilaacHills
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1232
Joined: Fri Oct 21, 2011 12:36 pm
Location: Rainy Mood

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by HilaacHills »

Boqorwaslawi, salaan sare marka hore. Ereyga waslawi waa ii kow maanta, waad ku mahadsantahay sida wacan ee aad noogu sharaxday. :up:
Soomaaligaagu waa heer sare, maad wax noo dhigtid.. :wow:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by KingWaslawi »

Hillaachills adba Soomaali aad u wanaagsan ayaad qoraysaa, kollay wixii aan kugu dhaamo anna dee waxba kaa hagran maayo :up:
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by zulaika »

waslawi waa kalmad igu cusub, iyo sida aad u micneysay

"qaarka sare iyo qoodhaha u wayn"

yaah?

belo
User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by ManD333q »

Wax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by KingWaslawi »

ManD333q wrote:Wax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
Agabta = waa inta dhexda ka danbaysa ama qaarka danbe ee inanta

Ma yaac sanaysaa = waxaan u malaynayaa intani way iska jilic-san tahay oo waad iska fahmi kartaa.


Ma maqashay:
''Dhexdu qabatin, naasuhuna, waa qodax can-buuleede, naa hooy gugoo hoorayeey, galabta ma i raaci?''

Waaba tii oo la dhalan rogay!
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by Vivacious »

Waslaawi means what? Qaarka sare iyo qoodhaha u weyn aa? :? :?
War cusub! 8-)
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by AbkoowDhiblaawe »

Imisa luuqadood ayaad garaneysaa?
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by FarhanYare »

xamar waligaa ma'aday?
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by KingWaslawi »

Warsheekh wrote:Imisa luuqadood ayaad garaneysaa?
Afar aan si wanaagsan ugu hadlo. Alhamdulillah
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by KingWaslawi »

FarhanYare wrote:xamar waligaa ma'aday?
Maya walaal Xamar waligay ma Aadin.
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by salool »

zulaika wrote:waslawi waa kalmad igu cusub, iyo sida aad u micneysay

"qaarka sare iyo qoodhaha u wayn"

yaah?

belo

:lol:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Lol i thought Waslawi meant...waxaan la rifi karin :lol: .
salool wrote:
zulaika wrote:waslawi waa kalmad igu cusub, iyo sida aad u micneysay

"qaarka sare iyo qoodhaha u wayn"

yaah?

belo

:lol:
User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Post by ManD333q »

KingWaslawi wrote:
ManD333q wrote:Wax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
Agabta = waa inta dhexda ka danbaysa ama qaarka danbe ee inanta

Ma yaac sanaysaa = waxaan u malaynayaa intani way iska jilic-san tahay oo waad iska fahmi kartaa.


Ma maqashay:
''Dhexdu qabatin, naasuhuna, waa qodax can-buuleede, naa hooy gugoo hoorayeey, galabta ma i raaci?''

Waaba tii oo la dhalan rogay!
kkk jow. Maya mana maqal waxan aad sheegayso.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”