Page 3 of 4
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sat Nov 09, 2013 5:47 am
by Vivacious
Waan ka xumahay. Af Soomaaliga si fiican uma aqaano. Ii sheeg bal micnaha magacaaga iyo micnaha xanshaashaq

Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sat Nov 09, 2013 1:24 pm
by KingWaslawi
DeeqaDagan wrote:Waan ka xumahay. Af Soomaaliga si fiican uma aqaano. Ii sheeg bal micnaha magacaaga iyo micnaha xanshaashaq

Deeqa inaabti xanshaashaq means this in Somali
@ Waslawi waa sida boqorka habar dugaag u yahay Libaaxa, or king of jungle. Waslawi waa hoggaamiyaha ragga qoodha ah.
Waslawi in other words:
Waa ragga qoodha ah
Qammaamuurta ah
Qaarka sare iyo
Qoodhaha u weyn
Ee wax garadkaa
Ee walaayadaa.
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sat Nov 09, 2013 1:35 pm
by HilaacHills
Boqorwaslawi, salaan sare marka hore. Ereyga waslawi waa ii kow maanta, waad ku mahadsantahay sida wacan ee aad noogu sharaxday.
Soomaaligaagu waa heer sare, maad wax noo dhigtid..

Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sat Nov 09, 2013 1:48 pm
by KingWaslawi
Hillaachills adba Soomaali aad u wanaagsan ayaad qoraysaa, kollay wixii aan kugu dhaamo anna dee waxba kaa hagran maayo

Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sat Nov 09, 2013 2:33 pm
by zulaika
waslawi waa kalmad igu cusub, iyo sida aad u micneysay
"qaarka sare iyo qoodhaha u wayn"
yaah?
belo
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sat Nov 09, 2013 6:49 pm
by ManD333q
Wax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sat Nov 09, 2013 8:40 pm
by KingWaslawi
ManD333q wrote:Wax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
Agabta = waa inta dhexda ka danbaysa ama qaarka danbe ee inanta
Ma yaac sanaysaa = waxaan u malaynayaa intani way iska jilic-san tahay oo waad iska fahmi kartaa.
Ma maqashay:
''Dhexdu qabatin, naasuhuna, waa qodax can-buuleede, naa hooy gugoo hoorayeey, galabta ma i raaci?''
Waaba tii oo la dhalan rogay!
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 12:16 am
by Vivacious
Waslaawi means what? Qaarka sare iyo qoodhaha u weyn aa?
War cusub!

Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 12:20 am
by AbkoowDhiblaawe
Imisa luuqadood ayaad garaneysaa?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 1:13 am
by FarhanYare
xamar waligaa ma'aday?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 2:19 am
by KingWaslawi
Warsheekh wrote:Imisa luuqadood ayaad garaneysaa?
Afar aan si wanaagsan ugu hadlo. Alhamdulillah
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 2:22 am
by KingWaslawi
FarhanYare wrote:xamar waligaa ma'aday?
Maya walaal Xamar waligay ma Aadin.
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 2:30 am
by salool
zulaika wrote:waslawi waa kalmad igu cusub, iyo sida aad u micneysay
"qaarka sare iyo qoodhaha u wayn"
yaah?
belo

Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 4:01 am
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Lol i thought Waslawi meant...waxaan la rifi karin

.
salool wrote:zulaika wrote:waslawi waa kalmad igu cusub, iyo sida aad u micneysay
"qaarka sare iyo qoodhaha u wayn"
yaah?
belo

Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Sun Nov 10, 2013 9:47 am
by ManD333q
KingWaslawi wrote:ManD333q wrote:Wax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
Agabta = waa inta dhexda ka danbaysa ama qaarka danbe ee inanta
Ma yaac sanaysaa = waxaan u malaynayaa intani way iska jilic-san tahay oo waad iska fahmi kartaa.
Ma maqashay:
''Dhexdu qabatin, naasuhuna, waa qodax can-buuleede, naa hooy gugoo hoorayeey, galabta ma i raaci?''
Waaba tii oo la dhalan rogay!
kkk jow. Maya mana maqal waxan aad sheegayso.