reer burco come in
Moderator: Moderators
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
waar meyle dont worry it'll wear down by tomorrow. the elders will take care of it.
- burcaawi14
- SomaliNetizen
- Posts: 615
- Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
- Location: Uk
Re: reer burco come in
That's true. Regardless, alx we're not like the rest of Somalis. Reer somaliland could argue and walk away ,reer Somalia you get blown away after a few words.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: reer burco come in
Bal wakaase Hargeysa arab policeka halaga qaado ama Sacad Muuse Mayor ama badhasaab ha waayo ina Hargeysa ta Burco mid ka darani ka dhici. Hargeysa iyo sida loo kala dego iiga sheekaynmaysid. Sacad Muuse ayaad tahay oo cidiina galbeedka magaalada masoo dhaaftaan, waxad arkaysaa sacad muuse Hargeysa 40 jir ku gaadhay oo leh daanta kale weligay ma tegin.Khalid Ali wrote:[
I doubt reer Hargeisa care about a mere police commander la badalo this is not the hargeisa mentality ,Hargeysa is the capital city of Somaliiland its not a small city it belongs to all, reer hargeisa protest when their basic services are not met remember when the UAE ay keenen Riig and some segments of Hargeisa protested why because they need the water, they dont care about police commanders. And Hargeisa is not a divided city into north south or east west. You can never compare hargeisa with burco. Burco is the most primitive city of Somaliland followed by berbera who hate development.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer burco come in
Hear hear...personally whenever I hear that termCorruption1 wrote:I've always hated the term ilbax, in my view ilbaxnimo comes with alot western influences and anti islamic cultures.
Say NO to ilbaxnimo
I think of people drinking wine with their meals.
Oo hadana isku haysta the epitome of civilisation
Very contemptable

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer burco come in
That is not correct sxb ...the divisions between the different daamo isn't that great.kaliil wrote:Bal wakaase Hargeysa arab policeka halaga qaado ama Sacad Muuse Mayor ama badhasaab ha waayo ina Hargeysa ta Burco mid ka darani ka dhici. Hargeysa iyo sida loo kala dego iiga sheekaynmaysid. Sacad Muuse ayaad tahay oo cidiina galbeedka magaalada masoo dhaaftaan, waxad arkaysaa sacad muuse Hargeysa 40 jir ku gaadhay oo leh daanta kale weligay ma tegin.Khalid Ali wrote:[
I doubt reer Hargeisa care about a mere police commander la badalo this is not the hargeisa mentality ,Hargeysa is the capital city of Somaliiland its not a small city it belongs to all, reer hargeisa protest when their basic services are not met remember when the UAE ay keenen Riig and some segments of Hargeisa protested why because they need the water, they dont care about police commanders. And Hargeisa is not a divided city into north south or east west. You can never compare hargeisa with burco. Burco is the most primitive city of Somaliland followed by berbera who hate development.
I know of many Sacad Muuse own and buy land in East Hargeisa.
The HY although concentrated in the east can be found in West and South.
It's only the Ciidagale and Arab who tend to stick to their areas from what i've seen
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: reer burco come in
QABAN-QAABADA SHIRKA DEG,SHEEKH EE BEELAHA HABAR-AWAL+SHIRWEYNAHA KULMIYE+SHIRQOOLADA MARWADA KOWAD IYO SHANQADH LA'AANTA MUSE BIIXI.
Jidkan qodxaha badan ee uu qaaday xisbigii uu gadh wadeenka ka.......
waxad moodaa in aynu maalinba maalinta ka sii dambeysa aynu u sii durkayno nidaam beeleedkii oo aynu ka durkayno nidaamkii axsaabta ee ku salaysnaa democraadiyadda,nidaamkeenu awalba wuxu ahaa mid ku salaysan mabaadii kala duwan,oo kala ah.
QABYAALAD,DEMOCRACY,ISAMIC,hadaba waxad moodaa in bilihii ugu dambeeyey ay axsaabteena qaranku ku abtirsanayeen beelo,taasoo la odhan karo waxa dhagaxa dhigay oo bilaabay xisbiga talada haya ee kulmiye,oo dadku aad ugu hanweynaa lana bidayey in tusaale wanaagsan oo lagu daydo u noqdo axsaabta kale,NINBAA LAGA SHEEGAYEY AAKHIROOY KUU MAAN BAAHDEENE GEERAA IKAA BADAY,waxad moodaa in dad badan oo mabda' ahaan xisbi taageersanaa ay dantu ku khasbayso in ay xisbi kale ku raacaan abtirsiimo,waayo waxa la ogaaday dhaqankeena iyo sida qabyaaladdu inoogu weyn tahay,in aynu mabda'kasta ay qabyaaladdu inagala culustahay xataa diinta islaamka,hadaba dawankani oo baryahanba laga tumayey dhinaca xukuumadda iyo xisbiga taladda haya ee kulmiye,ayaa laga dareemayaa xisbiyaddii kale laftoodii in ay qaadeen cudurkan aan adduunka wali tallaalka loo helin ee halista ku ah horumarka DALAL badan oo aynu ka midka nahay,jidkan qodxaha badan ee uu qaaday xisbigii uu gadh wadeenka ka ahaa ruug caddaagii la bidayey waayo aragnimada ee muddada dheer ahaa hogaamiye mucaarid hubaysan iyo mid aan hubaysnaynba ayaa walwal weyn ku abuuray bulshada qaybeheeda kala duwan,taasi oo la garan laayahay sobobta ku kaliftay wakhti xaadirkan,maadaama uu yahay xisbul xaakinkii,GEELA AHMINKIISII DURDURIYEY AARANKIISANA MAXAAD U MALAYNEYSAAN,waxay arintani saameyn gaara ku yeelatay qaar ka mid ah goboladda dalka iyadoo xukuumaddu ay culays gaara saartay gobolada M/JEEX ,SAAXIL IYO GABILEY oo loo tirinayo in xisbiga UCID uu ka heli doono taageerada ugu badan,ayaa xisbiga kulmiyana ku noqotay laf dhuun gashay,dareenkan shakiga ah ee ku dhacay xukuumadda iyo xisbigeedu wuxu sabobay in ay xukuumaddu ku tallaabsato cabbudhinta xisbiyadda mucaaridka iyo saxaafaddii xorta ahayd,habdhaqankan ugubka inagu ah ayaa ina gayeysiin kara dib u noqosho,iyadoo aad ka dareemeysay maalmihii ugu dambeeyey goboladda gabiley,iyo hargeysaba dhaqdhaqaaqyo iyo doodo bulshada dhexdeeda ka jira oo lagu taageerayo xisbiga UCID,waxana ka soo baxaya doodahaasi natiijooyin hor leh oo tibaaxaya in shir beeleed lagu qabto magaalada SHEEKH ee gobolka saaxil,shirkan oo la saadaalinayo in beel weynta HABAR AWAL ay kaga dooda masiirkooda siyaasaddeed iyo tartanka doorashada soo socota xisbiga ay codkooda siinayaan,maadaama xisbigii ay isku halaynayeen uu beel ku abtirsaday,shirkan oo lagu wado in uu qabsoomo bisha saddexaad ee sannadka 2014 ka ayaa ka dhashay cadho ka dhalatay caddaadiska gaarka ah ee MARWADA KOWAD ku hayso xisbiga UCID,taasoo beeshu is tustay in ay codkii iyo xaalkii inaneed ee ay AAMINA WARIS ku lahayd tolkeed in la siiyey doorashooyinkii hore,balse maanta ay xiniyo taabad tahay oo reer walba uu nin u sharaxan yahay oo aan waxba la is amaahinaynin,looltankan ayaa laga dhursugayaa meesha uu ku gabogaboobo marka uu qabsoomo shirweynaha xisbiga kulmiye
wabillaahi tawfiiq
http://gabiley.net/pages/tDetails.php?s ... audioFile=

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: reer burco come in
Kaliil waxasi wa iska sheekooyinka reer burco iskugu sheekeyaankaliil wrote:Bal wakaase Hargeysa arab policeka halaga qaado ama Sacad Muuse Mayor ama badhasaab ha waayo ina Hargeysa ta Burco mid ka darani ka dhici. Hargeysa iyo sida loo kala dego iiga sheekaynmaysid. Sacad Muuse ayaad tahay oo cidiina galbeedka magaalada masoo dhaaftaan, waxad arkaysaa sacad muuse Hargeysa 40 jir ku gaadhay oo leh daanta kale weligay ma tegin.Khalid Ali wrote:[
I doubt reer Hargeisa care about a mere police commander la badalo this is not the hargeisa mentality ,Hargeysa is the capital city of Somaliiland its not a small city it belongs to all, reer hargeisa protest when their basic services are not met remember when the UAE ay keenen Riig and some segments of Hargeisa protested why because they need the water, they dont care about police commanders. And Hargeisa is not a divided city into north south or east west. You can never compare hargeisa with burco. Burco is the most primitive city of Somaliland followed by berbera who hate development.

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: reer burco come in
Khalid ali qofku magaalada wuu dhexmari karaa laakiin reer reer baa loo kala degaa maamulkana reer reer baa loo kala qaybsadaa. sacad Muuse xaafadaha arabka ama xaafadaha ciidagale degen arkimaysid.
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
reer hargeysa u speak so gay like this guy
this guy ( Rashid nour) is on the burco's most wanted list. from ulema to ciyaalka xaafadka are chasing after him for what he's saying about our beloved burco...all the haters out there you will be next.
this guy ( Rashid nour) is on the burco's most wanted list. from ulema to ciyaalka xaafadka are chasing after him for what he's saying about our beloved burco...all the haters out there you will be next.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: reer burco come in
That is not correct sxb ...the divisions between the different daamo isn't that great.
I know of many Sacad Muuse own and buy land in East Hargeisa.
The HY although concentrated in the east can be found in West and South.
It's only the Ciidagale and Arab who tend to stick to their areas from what i've seen
Actually there are allot of ciidagales in north hargeisa and have businesses there many xassan ciises baha dukhsi in northern and central and western hargeisa many sacadmuses also buy lands in southern hargeisa bcause the land is much cheaper than south The Arabs are all over the place. the Ajub toljecle gadabuursi are all in isha borama. There are plenty of HJ and non isaaqs in northern hargeisa the same of southern hargeisa. its not that tribal any more eastern hargeisa is also expanding further east. A city cannot grow if its population is divided. Thats why burco has not made any progress.
Last edited by Khalid Ali on Mon Dec 23, 2013 5:14 pm, edited 1 time in total.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer burco come in
Hodan94 wrote:reer hargeysa u speak so gay like this guy
this guy ( Rashid nour) is on the burco's most wanted list. from ulema to ciyaalka xaafadka are chasing after him for what he's saying about our beloved burco...all the haters out there you will be next.

He isn't Reer Hargeisa sis waa reer Djibouti
To you we may seem the same but there is a
big difference

- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
whats the difference the men on both areas seem feminine.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: reer burco come in
Hodan94 wrote:reer hargeysa u speak so gay like this guy
this guy ( Rashid nour) is on the burco's most wanted list. from ulema to ciyaalka xaafadka are chasing after him for what he's saying about our beloved burco...all the haters out there you will be next.
Hodan rashiid nuuur is not a Somalilander he has lived in hargeisa for quiet some time he is an ciise from djibouti , thats not how reer hargeisa speak he has traveled all over Somaliland and is making jokes about burco but he is not originally from Hargeisa.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer burco come in
What's the difference ma jirto ...if you are going to insult Hargeysa make sureHodan94 wrote:whats the difference the men on both areas seem feminine.
you can differentiate it from Djibouti

- burcaawi14
- SomaliNetizen
- Posts: 615
- Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
- Location: Uk
Re: reer burco come in
Horta adiga qolode baa tahay. Reer burco wa dad aad u kulu. Xata Hadal kaaga wu ka muuqda kkk. You west or eastHodan94 wrote:reer hargeysa u speak so gay like this guy
this guy ( Rashid nour) is on the burco's most wanted list. from ulema to ciyaalka xaafadka are chasing after him for what he's saying about our beloved burco...all the haters out there you will be next.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 3903 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 1 Replies
- 600 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 10 Replies
- 1515 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 15 Replies
- 4355 Views
-
Last post by Qatar_isaaq_chick
-
- 16 Replies
- 2170 Views
-
Last post by budnacab
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 87 Replies
- 5526 Views
-
Last post by IZNOGOOD
-
- 54 Replies
- 4290 Views
-
Last post by Filsan05
-
- 29 Replies
- 1938 Views
-
Last post by LANDER-4-LIFE