GREATEST QOUTE I'VE HEARD IN A LONG TIME!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Xplosive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8311
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Da Hood

Post by Xplosive »

[quote]when ppl get marqaand I heard they get attacked by a hallucinic phenomenon called DUBAAB who is a small cat-like creature, which forces rear entry of his hellucinating victim at high speed. the victim tries to pull the cat the tail comes undone or so I heard.[/quote]

Damn son, you should stop chewing Shocked
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

This is what qaad does to men. Maybe Abshir needs to compose also a poem about what it does to women. As someone in the this site said before that women also do the qaad;


Qaadka
<<...>>
Abshir nur Faarax (Bacadle)
Qorya raamso quudkana yaree qaadow adigaa leh
Boqolaal qorshoo wada qabya ah qaadow adigaa leh
Qoys dumaya qayliyo huruuf qaadow adigaa leh
Qalbi qooqan qoora aan waxtarin qaadow adigaa leh
Qardareeye kaadida qul quli qaadow adigaa leh
Jirkoo qaasha nadarkoo qayiran qaadow adigaa leh
Qalbi guban sigaar lagu qanciyo qaadow adigaa leh
Macdan qubta hawshoon laqaban qaadow adigaa leh
Hurda qarow ah soojeed qam qama qaadow adigaa leh
Iska qaado qaantana ha bixin qaadow adigaa leh
Qayil oo cun reerkiina qadi qaadow adigaa leh
Qashin iyo qashaabiir qurmuun qaadow adigaa leh
Qatar caafimaad oo qarsoon qaadow adigaa leh
Qalbi olol mar qabo oo qaniin qaadow adigaa leh
Qaraabo iyo ehel aan latabin qaadow adigaa leh
Qayrkaa shaxaad hana qajilin qaadow adigaa leh
Iska qari cidbaa kugu qabsane qaadow adigaa leh
Qabri ka hor qandha aan laga biskoon qaadow adigaa leh
Isqandiiri kana qoomamee qaadow adigaa leh
Ibliis qarowga aadmiga ku qaba qaadow adigaa leh
Afku wuxuusan ii qaban karayn qaadow adigaa leh
Qosol iyo qamuunyo isku xiga qaadow adigaa leh
Qasad dhaar ah qawl aan la fulin qaadow adigaa leh
Qur'aan lagu kaftamo qadaf iyo been qaadow adigaa leh
Cimri kuu qorraa qayb ka lumi qaadow adigaa leh
Qandiga fuqurka iyo quus rageed qaadow adigaa leh
Qureesh gabara waxa loo qawada qaadow adigaa leh
Dad qamaama qayliyo dagaal qaadow adigaa leh
Shaluu qaatay maantana qafaal qaadow adigaa leh
Qabyaalad iyo iimaan la'aan qaadow adigaa leh
Dhaliyara afkooduun u qoran qaadow adigaa leh
Wax ninwayni qaadoo qawada qaadow adigaa leh
Salaadaha dib qabo ama qallee qaadow adigaa leh
Xubna qaadiwaa sida qof qalan qaadow adigaa leh
Qabiltu jaanka aadmiga ku qabo qaadow adigaa leh
Dubaab lagu qarwoo kugu qulqula qaadow adigaa leh
Bisad ku quustay dabadeeda qabo qaadow adigaa leh
Qarjaf sayntu inay kuu tiraa qaadow adigaa leh
Qanaaskiyo was waaskaa qarsoon qaadow adigaa leh
Qandaraaska qaatumo xumada qaadow adigaa leh
Qarbaboosh ilkiyo gawsa qodan qaadow adigaa leh
Afqashuusha oon cadaygu qaban qaadow adigaa leh
Af qalala bushima qolof dhacsada qaadow adigaa leh
Qasban qayb daroogada ka mida qaadow adigaa leh
Qaflad aan dareenkeed la qabin qaadow adigaa leh
Ragoo quusta dumarkoo qawada qaadow adigaa leh
Faqiir qani ismoodoo qayila qaadow adigaa leh
Indha qoriya qaadirada subax qaadow adigaa leh
Qubays laga wahsado iyo qurmuun qaadow adigaa leh
Qamiis walaf quluub aan xasilin qaadow adigaa leh
Qoys laga dhixiyo qaaqla nimo qaadow adigaa leh
Waa quutul awliyo kidbiya qaadow adigaa leh
Qaamuuska waxa cay ku qoran qaadow adigaa leh
Inoo qaybi aan lagu qancayn qaadow adigaa leh
Qabsimadu inay kala xirmaan qaadow adigaa leh
Qurbaha joog adoon hawl ka qaban qaadow adigaa leh
Deg deg loo qasaariyo shilqoran qaadow adigaa leh
Qiso yaablohooy qarinayaan qaadow adigaa leh
Qofka daa'imoo qiima dhaca qaadow adigaa leh
Waxaad shalayto qabatoo qariban qaadow adigaa leh
Ku qasaar macaashkana ku qarow qaadow adigaa leh
Magnad kugu qasbiyo qaac ibliis qaadow adigaa leh
Hanti qaran qanaafiir ugee qaadow adigaa leh
Qaadicu salaadnimo asala qaadow adigaa leh
> Intuu qadaf qof uun ku hadli karo qaadow adigaa leh
Lixdankaa qisoo wada qubxiya qaadow adigaa leh
Qaatala ka laahuye adigaa qaranka aafeeyay
Nacalaana kugu yaal.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

^^^I'm sure he was chewing when he wrote that. No man can talk that much without chewing.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

dhaga

abshir bacacle aa la dhahaa ninkaas abti daamankii aa dhamaaday siduu qaad u cunaayay Laughing

mooryaanka

cayaarta maad iga dhaaftid waraa i know inaad fahantee Razz

smatr

abti maxaad dadkaan kala murmeeysaa waxaan wadaado waaweeyn baa ka samree Arrow
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xoog,

Ilaahay ka baq waad soomantahay eh, Sh. Abshir qaad afkiisa ma geliyo! Shocked
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

^^ sheekooy ku nacay Laughing goormuu abshir bacadlena 'sheihk' noqday Confused
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xoog,

Wax walba la arag Shocked Maantana ma Abshir Bacadle ayaad u diiddey Sheikhnimadii?
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

kumbuli walashiis i don't know the guy personally but from what i've heard he used to chew like no one else and then stopped which is when he started writing this crap Arrow

laakinse hadaad adigu asaga qaraabo tihiin ood taqaano bal iisheeg aan kaa raali geliyee Smile
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="kambuli"]Xoog,

Wax walba la arag Shocked Maantana ma Abshir Bacadle ayaad u diiddey Sheikhnimadii?[/quote]

I second Xoogsade on this one. Bacadle waa diraadiraale Sheikhnimo ne kuma maqal.

K,

Just think about it for a second, if this Bacadle ain't chewer how does he know all of these factors association with the kaat. I'm just using my head.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

thats exactly what am saying dhaga Arrow
muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Post by muslim-man »

it takes a qaat chewer to know the problems that come with chewing the them twigs. i agree abshir ina bacdle was bigtime marfash regular.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xoog & Dhag,

Kow Abshir wax waanu isu nahay somalia . Wax badan baanu wadaagna oo ay ka mid tahay feejignaanta uu ka qabo ninka deriska inala ah ee gaaban. Abshir waa nin Somaalinimadu ku dheertahay. Taasna waanu wadaagna. Qaraabana waa iska jiri kartaa, inleyn Somaali lama kala guri karo eh. Laakiin qabyaalad ugu hiiliin maayo. Ee waan jeclahay Abshir.

Xagga qaadka. Maalintii iigu horeysey ee aan arkay gabaygan, qalbigeyga way kusoo dhacday "Tolow ma isagaa cuney"? Shocked Balse dad badan oo aan weydiiyey iimay sheegin inuu cuno qaad.

Ilaa hadda inta aan ka aqaan waa nin diinta ku dheer, waana qolyaha aaminsan inuu qaadka ka ab sokeyn xaraanta.

Marka ka qaleeya Shiikha. Arrow
muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Post by muslim-man »

btw, xog sxb jaat aint good for you. iska jooji hadi intey gor gortahay.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

^MM

maalin kasta ma cun sxb just from time to time, markeey magaalada ka dansantahay nooh.

waan iska dhaafi doonaa insha'allah but best believe takhsiin dheer baa EID maalinta ku xigta ii taaganaaneeysa Laughing
User avatar
Con-Artist
Posts: 238
Joined: Sat Sep 03, 2005 2:44 pm
Location: Hargeysa

Post by Con-Artist »

Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”