
Ogadenian Tutsi
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Ogadenian Tutsi
War ninku abihi nin rag ah ayuu ahaa haduuba reer boqor dhan ah diinti barey kana guursaday caruurtiisina abtirsigoodi baray. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ogadenian Tutsi
Iskiimosna inoo keena waayahay e. Walee reer tolkay wax walba ka filo, waxaan islahaa reer nogbeedkaa shisheeyaha ka guursada lakin nimankii dhanaa ee Boqortooyaha ahaa baa sangudhuudhi ka kuursan ima lahayn xaqiidii. Lakin waa ale mahadii marba haduu keena naag boqordii sangudhuudhi ah.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Ogadenian Tutsi

War eskimo iyo kuwa kaloo badan walaga heli reerka.... Reer warfa horta ma ayaga hayo boqortooyada reerka?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ogadenian Tutsi
Haa iyagaa malinguur ka dhacay.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Ogadenian Tutsi
KKKKKKKKKKkkkk walle waa reer madax adag hadane qosol miiran ah markaad maqashid shekooyinkoodi hore.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ogadenian Tutsi
Ugaaska (faarax-caytame) ka warayso isagaa kaaga shekayn qisooyin xiisa badane. Hadaad xigmad iyo hadal qiimale donayso warfaa ka warayso hadaase maad doonayso jahuur iyo amaadin ka warayso.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Ogadenian Tutsi
Wa hagaag ugaas. 

- manaxe88
- SomaliNetizen
- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Ogadenian Tutsi
why is this case so special? personally, i know many half-Ogadens from kikuyu,amhara, cadaan, afrikan americans to even asians. most of those mixed people know their tribal lineage and even speak better somali than this man.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ogadenian Tutsi
Hayeey waa sidaas.
- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Ogadenian Tutsi
Yaa ku yidhi reer nogabeed ba ajnabi guursada?xaliye123 wrote:Iskiimosna inoo keena waayahay e. Walee reer tolkay wax walba ka filo, waxaan islahaa reer nogbeedkaa shisheeyaha ka guursada lakin nimankii dhanaa ee Boqortooyaha ahaa baa sangudhuudhi ka kuursan ima lahayn xaqiidii. Lakin waa ale mahadii marba haduu keena naag boqordii sangudhuudhi ah.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ogadenian Tutsi
Kkkkkkk.allla durba wuu ka cadhooday e daya. Walaahi ogadenkii iigu horeeyay ee aan ku arko naag shisheeya ah wuxuu ahaa reer nogbeed. Inader lakin wax la qarin karo ma aha de oromo iyo gaala maday iyo tii dhaqaadaba way ku fadhiisin uun.
- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Ogadenian Tutsi

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ogadenian Tutsi
Walee waxbaa kuu dhiman wali hadaa e aan ku kexeeyo sanadkan niyow. Kuwo aad 4 iyo 5 kqla tirsataan oo af carusaad ku dhantaynaya hadda aragto bal ka warran.
- manaxe88
- SomaliNetizen
- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Ogadenian Tutsi
what is af caruusaad?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ogadenian Tutsi
It is language of nogob people.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1848 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 20 Replies
- 9632 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 0 Replies
- 656 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 2 Replies
- 1154 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 55 Replies
- 6130 Views
-
Last post by kenyan4life
-
- 1 Replies
- 535 Views
-
Last post by JamalAddow
-
- 13 Replies
- 1129 Views
-
Last post by BantuAliyonKismayo
-
- 22 Replies
- 2547 Views
-
Last post by Hodan94