waxay ila tahay doqonimo inaanay kaa madhnayn ninkaaga ku faanay liin baan guska marsaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, no hard feelings abti bahashu waa iska hereditary, hadii aan siyaasada ka hadlo horta wax weli gacan inoogu jiraa ma jiro, haseyeeshii amxaarku sidii hore uma shido badna xoogaa waxan odhan karaa jewi nasashay dadkeena dhulkaas degan galeen ilaahay baa og 2015 ka jewigu siduu noqon doono.MarsinQorahay wrote:theyuusuf143 wrote:since you are out of the map i wonder whats your problem with somaliland, you are ethiopian and happy under ethiopian rule and we have no problem with that as long as you are enjoying the ride, dont you think its wise to be neutral here, i heard them (somalis) saying ogadens are fools! , may be you they are right. whats makes you against somaliland because we are not against you at all not in the killka or jubaland.MarsinQorahay wrote:war heedhe iidoorow there is nothing called Somaliland, it's called north west of Somalia, put your witch on leash.abti af soomaliga inoogu daa, kii dhahaya ogaden waa doqon waa ruux ay ogadeen so karbaashtay ama geel laga soo dhacay, markaa been iyo nacnac ha ilo soo imaanin, kililka shanaad markay ogadeenka ay gacanta ku dhigeen bishimaha ayaad qaniinaysen jubbalandna sida oo kale filimkaan wuxuu tusayaa inuu idoor daciif yahay, cabsi darood ayaa idinka muuqda
jewigaa nasashada ah guud ahaan soomaalidu amxaarka iyo inamada talada hayaba waa ku hanbalyeeyeen gaar ahaana anagu positive baan u aragnaa, laakiin hadii nin marsin ka yimi horjooge looga dhigay dadkeena macnaheedu maaha in reer marsin ama ogadeenba iska dheh ay kililkii gacanta ku dhigeen, waxan filayaa inaanad sheegi karin qabiil soomaaliyeed oo aan gobolkaas dhul ku lahayn, meeluu ogaadeen ku muquuniyey oo wax gacanta kaga dhigayna maanaan maqal maanaan arag, dhulku waa sidiisii horjooguhina waa meerto hadba amxaarku kuu rabo la keeni karo, illeen meesha dadku cid ma doortaane.
sagaashanaadkii markii ay isaaqu isku laynayeen somaliland ee ay tirada isaaqa hawdka iyo faafan u guurtay badnayd, waxay ogaadeenku caasimad ka dhigteen godey waa ku haboonayd (ogaadeen ahaan) laakiin waa lagaa diiday, hadana waxad ka dhigateen qabridahar, yada qudheeda si fiican baad u sallaxteen laakiin cabdi majiid oo amxaarka iyo somalida degan galbeedka kililku ogalaayeen waa idinka diiday waxaana la keenay halkay maanta tahay ee jigjiga, oo aynu kulligeen hareeraha ka kulaalayno wax iidiidayaana ma jiro hadaan rabo inaan dego, laakiin hargeisa oo ii muuqata meeluu amxaar igu cashuurayo kuma doorsanayo. isku soo xooriyoo hada waxaynu isku haysanaa ma jirto miyaanay kula qurux badnayd inaynu kala magaalaysano mise waxad rabtaa inaanu dhabta amxaarka kugu cidhiidhino kkkkkkk.