Khalid Ali wrote:Yalaxow how can u believe blindly what doctors say
They are humans they studied medicine, but that does not make them gods
U have insulted a Somali lady of cheating , why are u insulting Somali woman , xishood
of course doctors are not God and they can missdiagnos things laakiin there are something called probability.
if tusaale adigoo nin dhalinyaro healthy aad guursato women. 6 years waxba kuuma dhalin. you want inaa caruur hesho.
fertility doctor shaqadiisa ay tahay ayaa adiga iyo xaaskaaga u tagteen he took some test both of you.
xaaska waa okay laakiin adiga according the dhaqtar he said to you sxb adiga you have almosy 0% inaa noqotatid biolgical father..
naagtaadii all of sudden uur yeelatay.. what would you do ?
1) your so religios person waxaa dhaheysaa allahu akbar waaa miracle ilaaheey ayaa ii aqbalay..or
2) okay its possible gods miracles laakiin i have to take DNA inorder shakiga iga baxo??
labadaa keebaa dooran laheeyd.. second aniga ma caayin haweenka somaalida sxb. soomalida waa qiyaastiii 10 million people.. 6 million of them waa female and lets say 3 million of that 6 million waa adult females.... ma waxaa i leedahay all 3 million waa dad fiiican oo 0% naag soomaali ah ninkeeda ma sameynayaan gobol dhaaf?