Page 3 of 3
Re: A waamo family raising Lion cubs
Posted: Sun Jun 29, 2014 5:41 pm
by StormShadow
manaxe88 wrote:i mean ma alshabaab baa ka taliso...mogaambo had huge rice plantations
LOL Jubada dhexe as a whole is under the qawaarij bro. SXB am glad the Absame there kept those large government plantations in Mogaambo and Mareerey away from the moryaan.
Re: A waamo family raising Lion cubs
Posted: Sun Jun 29, 2014 5:43 pm
by manaxe88
warshadii mareerey absamihii baa furfurtay..waa kakac iyagaa mooryaan kale noqday lol
Re: A waamo family raising Lion cubs
Posted: Sun Jun 29, 2014 5:46 pm
by StormShadow
manaxe88 wrote:warshadii mareerey absamihii baa furfurtay..waa kakac iyagaa mooryaan kale noqday lol
It's good they did sxb hadii kale balaayo nagu soo raaci laheyd
Warshada anytime ayaanu dib u furi karnaa with a maamul.