Page 3 of 3
Re: Af qalaad aqoon miyaa?
Posted: Mon Dec 22, 2014 1:00 am
by Lamagoodle
Prince D, waa runtaa. waxaay ahayd inaan af soomaali maqaalkan ku qoro laakin dad badan ayaan fahmeeynin. Sidaasi darteed, waxaan door biday inaan af ingiriis ku qoro.
TheYusuf, there is no justification for using foreign words when there are somali words that sufficiently captures the message. How do you justify the comments made by the people in Burco (see video post by LJ)?
Re: Af qalaad aqoon miyaa?
Posted: Mon Dec 22, 2014 11:22 am
by theyuusuf143
Hadee jaale reer burco numberada uunbaanay Afsomali ku xafidi karine sidooda kale cidina kama afsomali fiicna, gobolada dadka bahalka ku gabyaa aad ugu badanyihiin baanu safka hore kaga jirnaa. alifka kaa qaloocsamaa albaqruu ku dhibaa markii taleefoonada naloo keenay ayey ahayd inaanu afsomali isugu sheegno numberada oh sorry hah iyo caku ! waanu ka xunahay khaladkaas yar waana la sixi doonaa insha allah.
Re: Af qalaad aqoon miyaa?
Posted: Wed Dec 24, 2014 12:49 am
by Lamagoodle
theyuusuf143 wrote:Hadee jaale reer burco numberada uunbaanay Afsomali ku xafidi karine sidooda kale cidina kama afsomali fiicna, gobolada dadka bahalka ku gabyaa aad ugu badanyihiin baanu safka hore kaga jirnaa. alifka kaa qaloocsamaa albaqruu ku dhibaa markii taleefoonada naloo keenay ayey ahayd inaanu afsomali isugu sheegno numberada oh sorry hah iyo caku ! waanu ka xunahay khaladkaas yar waana la sixi doonaa insha allah.
Reer Burco waa dad Soomaali ah oo aad u af soomaali fiican. Taasi shaki kuma jiro. Dhibaatadu aan kor ku xusay meel waliba waay ka taagan tahay. Waxaa ugu wacan waxyaabo badan. Waa wax iska caadi ah hadduu qofku isticmaalo kalmad/weer af qalaad ah laakin waa arrin kale haddii aanu moodno inaay ilbaxnimadu ku xiran tahay ku hadal af kale. TV-yada af Soomaaligga ku soo baxo hadaad fiirsatid waxaad arkeeysaa rag iyo islaamo isticmaala kalmada af qalaad ah oo is moodo inaay qatar yihiin.
Nuxurka maqaalkaan wuxuu ahaa inaanu horumarin afka soomaaligga. Soomaalinamadu waay ka sareeysaa wadan. Waa saldhiga bulshadeena; waa waxaanu isku garano; waa wax naga wada dhaxeeyo. Waa inaan daryeelnaa