
As I've always said.....iidoor can't do us shite.



Moderator: Moderators
You won't be smiling when we burn Buhoodle to the ground. If you wanna play the it that way, bring it on.original dervish wrote:From what I'm hearing....it was a good days work.![]()
As I've always said.....iidoor can't do us shite.![]()
![]()
Ma wax "badhan" baad "xeerineysa" you filthy sheegato? I wouldn't be surprised if this nick belongs to XamudSlick44 wrote:Looool ma intasay kaga dhegtay "ur not reer Dahir" comedian, wan qosla markan arko adigo halkan solomadow ka dhig dhigaya libaaxyo , u can fool dadkan kale , but not me sxb waliba sidaasan wax badhan ku xeerinaya lol waxad tihin reerka kaliya ee hj ee dhulkoda laso haweysto waliba lagu dhex dilo markasad halkan calaacal laso fadhisaneysa everyday "silanyo is not letting us fight back" masakin bad tihin dhuxuusha guba oo burco kena thats all solomadow is known for. Orod magalada ka seexo
adigu solomadow matiihide iska amu iyo dhulkayagi ha kaba hadlin. Run ahaanti hj iyo isaaq ma jecli in aan kala saar saaro, laakiin hadaadan ahayn qof ka soo jeeda qorilugud coodaanle iyo tuulooyinka solomadow degta, ra'yigaaga oo aanan daahir ahayn dooni mayno.Slick44 wrote:Miskin yar bad tahay wax ruunta ku sheega ayad wayday. Malin cad aya 8 niin oo solomadow dhulka la dhigay by 3 buhoodle boys? Wtf did u do? Nothing sidii islan goblan ah ayad baroor bilawday markasad baraagihi halka ku astaay, silanyo was asleep maxad ka blame gareynaysa xukumada? Lol u ain't shiit without us reer dahir sxb and if it wasn't for us u would've been wiped off the map. Everyday sidii ugaad aya lagu ugaadhsansaya markasad rabta halkan inad libaax dadka isaga dhigtiid. Excuses kulaha we can't fight back because silanyo said dont do it loool hadad been shegeeysid waxa la sheega mid ruun uu yara eeg. Ila manta ku tudhayay an islaha miskin ka haku foogan, waxad tihin reerka kaliya ee hj manta ceebayay when it comes to war. Mel naga fadhiso lax yahay wareersanXildiiid wrote:Slick,
Dhulka ay soo ceshaneyaan waa dhulkee?
Qaran baad ka hadleysa, markaasad hadana na leedahay qabiil hebel xaqiisi ma ka helay Somaliland. Caqligu ma futaduu kaaga jiraa?
Isaaq project (Waa khayaaligii ay ku hadli jireen). Qabiilo Isaaqa oo aan waxba la siin, deegaamadooduna wax horumar ah haba yaraatee hal mashruuc loogu deeqin ayaa jira. Maxaad markaa ku cadeyneysaa inay Somaliland tahay "Isaaq project".
Ta labaad, Somaliland waa qaran 26 June, 1960 gobanimadiisi qaatay. Ama Isaaq ku sheeg, ama diinta hooyadaa ku sheeg. Waa qaran jira, waanu jiri doona.
Faqashkaad ka dhalatay iyo Kudaafada siyaasiyiinta isku sheegeya ee Hargeysa fadhiya wadanka waa laga sifeyn doonaa.
Lol horta ma ogtahay in solomadow lagu xanto inay yihin dhulos?Xildiiid wrote:Lol, muxuu yidhi... dhuxushaad gubtan.
Subxaanaka yaa cadiim.![]()
Sheegato, marba meel u bood.Slick44 wrote:Lol horta ma ogtahay in solomadow lagu xanto inay yihin dhulos?Xildiiid wrote:Lol, muxuu yidhi... dhuxushaad gubtan.
Subxaanaka yaa cadiim.![]()
Lool war tool iska naxaya hadaad tihin xalimo xildiid mel iskaga xidha, sida islamaha goblanka ayu meshan haben oo dhan uga calacaalaya lolchilinbadboy wrote:Waar sidaa bay kaa noqotay. Dhulbahante and Solomadow couldn't be any more different. Bisinka iyo yaasiinka.