lol Who controls countryside kulahaa. Baadiyo cidla ah inaad ku dhuumalaysanaysiin ayaa maanta ku faane miyaa.zumaale wrote:GI Jamac, tell me who controls all the country side? The road leading in and out of Marka district? If Biyomaal did not fight, you think they would get anything. These ministers do not represent the Resistance, how many times have they brought a few men on TV and said there is peace.GIJaamac wrote:Why start a war you can't win ? Maanta waakaas adinkoo hadafkiina gaarin ayaad saas nabada ku qaadateen. Your enemy hasn't lost anything in this war. Waxa dhibka gaaray waa adinka lee. Maskiin.zumaale wrote:Meeshan maxa beenta keene.
GIJamaac, you know very well that apart from the NSA troops in Marka, Shalambood and Janaale, only Biyomaal troops are present from No50 to Marka and the surrounding countryside. There are no significant Habargidir civilians or any tuulos in Marka district to speak of. Tell me if there were Habargidir Reer Mii in Marka district, how come General Qaafow was being paid to fight on the behalf of Habargidir? How come the road t0 Bararwe via No 50 was inaccessible? You cannot argue against a majority population, however, much heavy weaponry you use?
You guys have your deegan in Galgudud and Mudug, why bother witha peaceful population?
Moonlight, ask Sahal if you do not believe me, Hal Tuulo Ma Sheegan kartin in Marka district, ciid kasto wu yaqana ya caanaha keeno iyo ya geel ku raaco deegankas.
1moonlight
Tiisa daryeele ayaa tukale ka adkaada. Dhulkaada ayaa ku dulmahantahay asaa meel kale aan laguu dirsanin kumashquule. Isku xishoo niyow.
GI Jamac, you know three months ago Marka was captured and the Biyomaal withdrew after they kicked the so called Shabelle State troops out and the SNA troops came to their support.
Ciidanka dowlada magalada ma ka so baaxi karan, xata jiidka isku xiiro No 50 iyo Barawe ma so maari karan.
You want to take these farms from us, but it's still ours alxamudlillah.



