Page 3 of 3

Re: Jigjiga

Posted: Sat May 09, 2015 1:12 pm
by MarsinQorahay
:ohhh: Hayaay war aniga iyo yusuf ba sheekaysanaynay ee waxaan meesha kusoo yaacey maxay ahayeen tolooow? Kan hawiye waryahe waakas aad maalinkasta sawiro xamar aad soo galinaysid ee yaa dhisay abaha isha ka cun ee? Guryahii aad xaaranta ku haysateen baad maalinkasta soo gelinaysa markaas baad nagu daacaysa dameeryahow dameerku dhalay.