Somaliman,Who owns Dhabshiil?
The donate was made by who'm?
The manager or the firm?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Somaliman,

Waa runtaa. Balse inaynu siino fursad ay deeqsinimoba inoogu fanaan may ahayn. In Warancadde gobanimada Isaaq wuu ku gafay.theyuusuf143 wrote:kuwii majeerteen oo maqlay isaaq baa martisoor xumaaday malaygii yaraa ee ay hayeenba soo hurgufe. waa aduunyo sadaqadii istusnimo iyo magac lagu raadsanayo. war ninkii ilaahay ka baqayaw waxad bixinisayo bixi. midh ajara ku heli maysaan hadii isaaq is xariifiyo idina si kasta aad u suurootaan.