gentAGENT447 wrote:Jugjugwacwac and Lamagoodle, our imminent multilingual scholars might be able to help with the translation and the magnitude of this poem
Midadkeedu aale iyo Ubaxiigaloolkiyo
Sida roob arooryiyo waa oogta Waabari
Waa gabadh adeec badan, Ehel weeye reer jecel
Waa hooyo ubadkiyo odaygaba u foogjigan ( Future reference )
Go'e Inantu waa Inan
waa naag udgoon jecel, Gabadh Uunsi garab yaal
Gaarri weeyi aqalkiyo aynigeeda loo bogo
Waa Inanta Borama
ka waran hadaan imika Sophy si bini aadanimada ka baxsan ugu tufo. kadibna aad adigu xaal igu yeelato. oo ilmadareedaydaa ciida ka badan ee Snet jooga qaar isxilqaamaan illeen anigu xayraan aan afarta maal aduunyo midna u dareerin baan ahee, midwalba wax iga bixiyo. Hadii Kingslawi Guri burco kaasiiyo. oo aanu inanta burco ugu quruxda badan eee hodan kuu aroosino ,Skywalker xogyaha guurtida kaa dhigo, Waali cas 10 geela oo dhogor cas iyo dhoobigii kuu raaci lahaaba uu xuduuda dusheeda kuugu dabro. Saw inanlayaal dhergay maad noqoteen kkkk.