Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by THE_TRUTH1 »

[quote="mahoka"well done for building four houses. hayaay muuq disho way duushay[/quote]

Hargeisa duushaay :sland: :up: :D
Image

Code: Select all

Warbixin Ka Hadlaysa Biyo La'aanta Ka jirta Hargeysa yadoo Saqdhexe Biyaha Kuyuu Lugu Jiro

Image
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by THE_TRUTH1 »

mahoka wrote:well done for building four houses. hayaay muuq disho way duushay

Hargeisa duushaay after 25 years of stability :sland: :up: :D
Image

Code: Select all

Warbixin Ka Hadlaysa Biyo La'aanta Ka jirta Hargeysa yadoo Saqdhexe Biyaha Kuyuu Lugu Jiro

Image
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by AbkoowDhiblaawe »

TheblueNwhite wrote:
Warsheekh wrote:King waslawi walle caafimaad ma qabtid. EE alle caafimad haku siiyo. Nin xanuunsanayo inaad tahay waxaa caddeyn uu ah heerka uu maraayo beentada naxliga ah. Adeer hadaadan xog ogaal aadan uu heyn arimaha qaarkod shib baa layska dhahaa. Wuxu laso shirtagaayo bal arkaay. Intuu MashAllah dhihi lahaa ku farxi lahaa horumarka xamar ka socdo dacaayado raqiis buu laso boodaya.
Khaatwaslaawi ha u bixin warkiisa. Meel baa xanuunta markuu Muqdisho horumarkeeda maqlo. :-@
:up:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by KingWaslawi »

Warsheekh wrote:King waslawi walle caafimaad ma qabtid. EE alle caafimad haku siiyo. Nin xanuunsanayo inaad tahay waxaa caddeyn uu ah heerka uu maraayo beentada naxliga ah. Adeer hadaadan xog ogaal aadan uu heyn arimaha qaarkod shib baa layska dhahaa. Wuxu laso shirtagaayo bal arkaay. Intuu MashAllah dhihi lahaa ku farxi lahaa horumarka xamar ka socdo dacaayado raqiis buu laso boodaya.
Horta anigu qofna ma habaarin, mana habaarayo alhamdulillah rabil aalamiin, ilaahay caafimaad taama wuu isiiyay waanan ku shukriyaya, dadka waxa ugu liita qofka wax walba oo la sheego si cuqdadaysan u turjunta oo qofka uun dhakada kasoo foola. Iminka ma waxaad i leedahay wixii jira yaan la sheegin, subhaan Allaah adigu Muqdisho ayaad sheegaysaa meel walba oo Soomaali joogto ayaa laysku dhacaa oo lays cameeyaa. Miyaanay ahayn Muqdisho waxaan maalin walba TV yada ka daawanayno iyo dadka sida badheedhkaa loo dilayo xoolahoodana loo dhacayo? Mise Qandahaar ayaanu daawanaynaa? Khaladka jira haddii la qiri waayo oo qofkii sheegana la maagayo waa aakhiru samaane Alla ha inoo sahlo.

Ummadna ilaahay uma gargaaro illaa ay iyagu dhexdooda isa saxaan. Laakiin haddii wax jira sidaa Looga gilgilanayo oo waliba qofkii sheegay lagu af lagaadaynayo dee adaa cirka roob ku og haddaba.

Shakhsinimadayda ilaahay uun baa og qofna u sharixi maayo, anigu wixii jira inaan qariyo ilaahay iguma oga tuuladayda yaree Godarkana ha ahaatee waa xaq inaan sheegaa.

Dee kolay isma caqli dhaantaane saf iisoo gala ilma is daba yaac oo i wada caaya waxaad ka heshaan.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by Hyperactive »

king , dont mind them bro. mogadishu ma ayaga leh!! somali o idil ba dagana hadana dagan. noo'awalba ha ahaado.

i dont understand this hostility every thing said here.

guys chill, mogadishu nakama hiktaan, sidan jigjiga idinka 7igin.

if you have money any somali city bad ko nolan karta. nina kama 7igo.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by KingWaslawi »

Hyper na waakaa yaabay, laa xawla walaal quwata illaa billaah.

Muqdisho unuka leh iyo waa magaalo Soomaaliyeed kala daaya, si aad dadka kale ee Soomaaliyeed ka xigtaan maxaad ugu difaacdaan xaqiiq magaaladan cidna kama xigtaan.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by AbkoowDhiblaawe »

You come in to a thread about progress in Muqdisho and then starts telling lies and you expect people to be quiet?? Fine there are problems existing in xamar we're not saying it's 100% perfect. But if you aint a Khaa'in waad dareemi kartaa in Magaalada siday shalaytoole aheyd iyo siday maanta tahay isku mid ba aheyn. Insead waxaa leedahay waa lagu dili, xoolahadii baa la dhacayaa bilaa evidence. Ninyahow wax maku sheega? sidaasi baa la yiri iyo war igu soconeyso maahan especially when my own parents are there as we speak oo waxaanba wanaag aheyninba ka sheegeynin meesha.

Hyper nacasnimada kala tag meesha ninyahow. waa laga xigaa yaa ku yiri horta?
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by GIJaamac »

Kingwaslawi is mad because while Reer Muqdisho are building entire towns from scratch, he's delivering daily water for his president with a donkey cart :pac: Cuqdadaada u dhimo, sad qaldaan.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by Hyperactive »

warsheeikh the way you defending , inaad adiga leedahay. war ninyaho bal dib isugu noqo.

imisan wah ka shegayey jigjiga, i havent seen you come to defend. :lol:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by KingWaslawi »

I jiid aan ku jiidee waa gacmo taalis.

Anigu waxba maan kala sarifin, wali waad soo indha cadahayba waanad isla quman tahay, ma jecli inaan intaa isla sii dhaafino, waxba Ma qiraysid ee inaar fadlan halkaa ha inoogu joogto. Way igu adagtay wax intaa ka badan inaan kula sii wado.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by KingWaslawi »

Hyperactive wrote:warsheeikh the way you defending , inaad adiga leedahay. war ninyaho bal dib isugu noqo.

imisan wah ka shegayey jigjiga, i havent seen you come to defend. :lol:
Isuma muuqdaba ee ma aragtaa, allow noo sahal.

:pac:

Dhibaatada reer Xamar aan ku arkay ayay ka mid tahay niyaw dad is qabta maaha, way isa soo wada raacaan.

Dadka kale runtay isu sheegaan.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by KingWaslawi »

GIJaamac wrote:Kingwaslawi is mad because while Reer Muqdisho are building entire towns from scratch, he's delivering daily water for his president with a donkey cart :pac: Cuqdadaada u dhimo, sad qaldaan.
Eeg waa waxaan hadda sheegayay niyaw caqliga ma fuud baa idinkaga jira. Sidii naago yar yar oo candha buura ayaad isu soo wada raacdaan, wax jira ayaad saa uga wada gubanaysaan.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by Hyperactive »

good night bro. i am out for the night.

dont take it to heart, wa iska internet. wa on la iska qosla.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by AbkoowDhiblaawe »

KingWaslawi wrote:I jiid aan ku jiidee waa gacmo taalis.

Anigu waxba maan kala sarifin, wali waad soo indha cadahayba waanad isla quman tahay, ma jecli inaan intaa isla sii dhaafino, waxba Ma qiraysid ee inaar fadlan halkaa ha inoogu joogto. Way igu adagtay wax intaa ka badan inaan kula sii wado.
The reality on the ground















User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mogadishu Business community the best in Africa in terms Innovation ,risk taking -profit making business

Post by AbkoowDhiblaawe »

Hyperactive wrote:warsheeikh the way you defending , inaad adiga leedahay. war ninyaho bal dib isugu noqo.

imisan wah ka shegayey jigjiga, i havent seen you come to defend. :lol:
war anigu jigjiga maan taagin i dont have relatives in that place either. So maxaaba ka sheega anigaban war ka hayn. The reason why aan ula doodaya kingwaslawi is because i speak to ppl in xamar everyday my own parents are there saying it's great. So ninkaan aan xog ogaalba ahayn how can he speak for xamar? waaba waxaan kaso horjeedo. LOL he even said you hyper will get killed in xamar and your business might get looted. war waxaasi wax lala yaabo miyaanay ahayn. Why would anybody just kill you lol.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”