War piss off.Sumubaridi wrote:that is my fan girl speaking. Allah ya Cizak. Intooda badan waxy sugayaan hooyo oo sooryada kabixiso.Inaayah wrote:Dadka niyada lagama xumeeyo. All jokes aside, wallahi Sumu kun bu dhaama. Guur xalaal ah ayu raba, and what's better than that?
He seems like a VERY honest guy and qofku hadu daacad yahay waxba kama xumaadan. Maybe it's his honesty and dedication that the girl and her family like most about him. They see the potential in him
Marku ninku gabadh doonayo, Hooyoinkooda mala sedex hagbadood u gal ah oo la garab qabta badankood.
(They just don't tell people)
If Sumu hasn't got that financial support system, and he's working his butt off then Ilaahay ba la garab qabani and calaa kuli xaala, Allah SWT is the best of providers.
There are thousands of married couples living in guriyaal kaalay arag ah, who are beyond miserable.
Haday labada qof raali iska yihiin waa loo duceeya un. Waayo, waa xaal aduun and inta kale way iska iman Insh'Allah.
Troll yahow waalan.
Daacad ban aha weliba. I refuse to believe any more of your lies.




walaahi markaan arkay titleka Basra ninkeeda igu soo dhacay.