COOL-MAN wrote:![]()
Rageedi baa isigu yimi meesha.
Olilivada ma'aha macsaro yaa sheikh Yussuf
Waa saytuun mana urto


Yusuf waa kasii daray


Moderators: Moderators, Junior Moderators
COOL-MAN wrote:![]()
Rageedi baa isigu yimi meesha.
Olilivada ma'aha macsaro yaa sheikh Yussuf
Waa saytuun mana urto
theyuusuf143 wrote:Inta badan saliida cuntadaan ku dhaashtaa anigu laakiin maalin dhawayd oo saliidii iga dhamaataan Night cream Olay ku taal oo naagi kaga tagtay guriga marsaday iga wala bahalku waa udgoon.
salool wrote:theyuusuf143 wrote:Inta badan saliida cuntadaan ku dhaashtaa anigu laakiin maalin dhawayd oo saliidii iga dhamaataan Night cream Olay ku taal oo naagi kaga tagtay guriga marsaday iga wala bahalku waa udgoon.
Oo maxaa saliida cuntada ku geeyey siifadeda, maad cream caadi ah iska so iibsatid.
salool wrote:Cool, ninka busaarad weyn ba haysata amba waa caajis cream so iibsan kari waayey.
Saliidaaha ugu fiican ee sidooda lo marsado waa oliv oil iyo coconut oil.Laakin wiigi hal mar ba jidhka lagu radiya ka bacdi walaga maydha.Hadii aad ku baxdid qadhmuunkaga cidi ku so dhawaan mayso.
Salol thanks but no thanks walal. Waqti aan milix+liin dhanaan+olive oil isku Daro maba haysto huuno.salool wrote:Cool
![]()
dhididka nimanka wa lagu bakhtiyeya walle.Nin yahow saliida iska daa haday ka run tahay.
milix+liin dhanaan+ oliv oil isku dar...ka bacdi isku xaqooq.Saacad jaraaid iska akhriso.Ka bacdi maydho waliba saabun udgoon. Cadar jagac isku si.Yaa salaam ..dhalaalkaga iyo udgookanga wa lagugu so ordi.
Dadka so banafa wa karaahiyo socota.
Bahalkan geerasaliim baa la yidhaahdaa eedaday baa subaxii markan malcaamada qabanayo ii marin jirtay berigaan yiroowe soo galay in the late 90s kii. geerasaliinka,icecream ka,roodhida iyo sabiibtiba yirowe kahor maan aqoon. ninkaygii ooda afsaarta reerka usoo goyn jiray ee tirada adhiga ah raaci jiray sanad gudahii baan caruur caadiya noqday oo casaaday.Aishah wrote:Yusuf keep it real kaan ku dhaasho