Page 3 of 4
Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 11:10 am
by gegiroor
Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 11:23 am
by MujahidAishah
Yusuf cool iyo Udun sedex oday oo is helay waa qosalka aduunka

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 11:58 am
by COOL-MAN
Yusuf doesn't sugar coat. Isaga iyo sumu waa daacad

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 12:33 pm
by MujahidAishah
Yusuf waa gangistar. Whenever I see his username waan qosla

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 12:38 pm
by salool
theyuusuf143 wrote:Inta badan saliida cuntadaan ku dhaashtaa anigu laakiin maalin dhawayd oo saliidii iga dhamaataan Night cream Olay ku taal oo naagi kaga tagtay guriga marsaday iga wala bahalku waa udgoon.
Oo maxaa saliida cuntada ku geeyey siifadeda, maad cream caadi ah iska so iibsatid.

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 12:41 pm
by MujahidAishah
Yusuf keep it real kaan ku dhaasho

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 12:44 pm
by COOL-MAN
salool wrote:theyuusuf143 wrote:Inta badan saliida cuntadaan ku dhaashtaa anigu laakiin maalin dhawayd oo saliidii iga dhamaataan Night cream Olay ku taal oo naagi kaga tagtay guriga marsaday iga wala bahalku waa udgoon.
Oo maxaa saliida cuntada ku geeyey siifadeda, maad cream caadi ah iska so iibsatid.

Serves both both jobs for us oldies

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 12:52 pm
by salool
Cool, ninka busaarad weyn ba haysata amba waa caajis cream so iibsan kari waayey.
Saliidaaha ugu fiican ee sidooda lo marsado waa oliv oil iyo coconut oil.Laakin wiigi hal mar ba jidhka lagu radiya ka bacdi walaga maydha.Hadii aad ku baxdid qadhmuunkaga cidi ku so dhawaan mayso.

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 12:56 pm
by AgentOfChaos
Try exorcism, and stop f-king ghosts.
Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 12:59 pm
by COOL-MAN
Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 1:03 pm
by Sauron
Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 1:10 pm
by salool
Cool

dhididka nimanka wa lagu bakhtiyeya walle.Nin yahow saliida iska daa haday ka run tahay.
milix+liin dhanaan+ oliv oil isku dar...ka bacdi isku xaqooq.Saacad jaraaid iska akhriso.Ka bacdi maydho waliba saabun udgoon. Cadar jagac isku si.Yaa salaam ..dhalaalkaga iyo udgookanga wa lagugu so ordi.
Dadka so banafa wa karaahiyo socota.

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 1:34 pm
by COOL-MAN
salool wrote:Cool

dhididka nimanka wa lagu bakhtiyeya walle.Nin yahow saliida iska daa haday ka run tahay.
milix+liin dhanaan+ oliv oil isku dar...ka bacdi isku xaqooq.Saacad jaraaid iska akhriso.Ka bacdi maydho waliba saabun udgoon. Cadar jagac isku si.Yaa salaam ..dhalaalkaga iyo udgookanga wa lagugu so ordi.
Dadka so banafa wa karaahiyo socota.

Salol thanks but no thanks walal. Waqti aan milix+liin dhanaan+olive oil isku Daro maba haysto huuno.
I wake up at 5:30 am, biyan isku firdhiyaa and I'm out of the Hse. Don't get back until 6:30 pmsh 5 days a week. Weekends I sleep longer but still don't have time for what you are suggesting lol. Waa hawldumar arinkaasi. Waan iska kaftamayaa huuno. Qof qamsa salawaad tukada, maalintina twice biya isku shubo ma uro.

Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 1:44 pm
by theyuusuf143
Aishah wrote:Yusuf keep it real kaan ku dhaasho

Bahalkan geerasaliim baa la yidhaahdaa eedaday baa subaxii markan malcaamada qabanayo ii marin jirtay berigaan yiroowe soo galay in the late 90s kii. geerasaliinka,icecream ka,roodhida iyo sabiibtiba yirowe kahor maan aqoon. ninkaygii ooda afsaarta reerka usoo goyn jiray ee tirada adhiga ah raaci jiray sanad gudahii baan caruur caadiya noqday oo casaaday.
@Salool
wixii aan siifad lahaynba ragu waa iskaga dhaashtaa.
Re: Could someone please tell my wife that night creams are useless?
Posted: Sun Nov 08, 2015 1:55 pm
by salool
Cool, dumarko iyaga oo boqol hawlood haya hadana naftooda way haleelan.Is all about using ur time wisly.At 5pm baan musqulaha si maydha anigu intaanan shaqada si tagin.When i get home, cook, clean ka bacdi nafteedana ka dhex baxa.My phone is turned off.I dont waste my time on hadal maalayacni ah.Weekendka ayaa qaraabo hadal iyo war raadis gala.
So take care of urself.