Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

Horta dumarku markay ogolaadaan in lagu labeeyo? At what age?
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1896
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by BlueBlood »

:deadrose:
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

^^ waxan ka wada Markay dantu u run sheegta :lol:
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by Garaad_LQ »

YummyMummy wrote:
Garaad law shaklak metlel 3ajouz fel soura then :diddy:

YM :deadrose: he's my twin brotha , the only difference is midabka i'm the brown version of him :mrgreen:




Cool-Man inaadeer soota lagu qabo


:lol: :lol:
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

^^ how did I miss that :lol: .. Ofcaurse nin aan la qabin reer ba ma haysan karo wakhtigan xaadirka :lol:
Last edited by CigaalSHiiDaaDCFC on Sat Dec 05, 2015 4:16 pm, edited 1 time in total.
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by YummyMummy »

Garaad_LQ wrote:
YummyMummy wrote:
Garaad law shaklak metlel 3ajouz fel soura then :diddy:

YM :deadrose: he's my twin brotha , the only difference is midabka i'm the brown version of him




Cool-Man inaadeer soota lagu qabo


:lol:

You're the only one who saw what I did there, you get my weird humour :lupe: waanad cirrowdey... you might just be the one! :oops:
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by COOL-MAN »

SahanGalbeed wrote:Cool man , not so fast !
I would like to pick your brain brother , if you would allow me :mrgreen:
Waxaad iino sheegta , kalmadda " heblaayo igu faataxeeya " maxay ka dhigan tahay.
Faataxada marka la duucaysto ama la tukanayo ayaa la tiriya , saw ma'aha ?
Raashinka inaatanad cunin na , bisinka ayaa loo qabta saw ma'aha ?

Markaa ma'arrin dawgi Ilaah ka gudban ayaad rabta inaad fataxadda ku xidho miya ?

bal ka jawaab
Ina baxarow, ninki gabar kaa soo doonto faataxaa loogu daraa mamaqashey ebedkaa?

Gabar marki la isa siiyana fataxaa la isku maraa.

Wa sida dhaqanka soomalida aan ku aqaano sxb.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by COOL-MAN »

Yummy ma anaa la I qabaa mase anaa wax qabo? :lupe:

Usug bal aan soo wareerstee. *goes out to make a long distance call*
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by SahanGalbeed »

Waayahay si wacan cool man , in kasto meeshani meel la is arkayo aaney ahayn . Anigu ta qudha aan kugu qabsaday waxa weeye , popularity-contest-ka , ama tartanka ninka xagga horre mara ayuu lagu rida , kaba sii daran haddu sida Donald Trump kala hadal-ka u isku badiyo
Waad iga nabad gashay
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by YummyMummy »

COOL-MAN wrote:Yummy ma anaa la I qabaa mase anaa wax qabo? :lupe:

Usug bal aan soo wareerstee. *goes out to make a long distance call*
war Cool-Man caawa markad isla cidlootaan weydii, don't ruin the mood hadda :mrgreen:
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by Garaad_LQ »

YM , now we're getting somewhere lol
laakin maana lay qabi mise ana wax qabi horta ? we gotta sort this one out first :MJ:
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by YummyMummy »

Garaadow inoo kaadi :whoa: dhawaansho iyo is barasho horteed dee ha na kashifin :oops:
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by Garaad_LQ »

Lol :lol: sow oday ciroobay ma ihi, I have no time to waste with barasho iyo sheeko maandhey , ee inta yaroo wakhti ii hadhay hayga lumin :deadrose:
Last edited by Garaad_LQ on Sat Dec 05, 2015 4:44 pm, edited 1 time in total.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by COOL-MAN »

YummyMummy wrote:
COOL-MAN wrote:Yummy ma anaa la I qabaa mase anaa wax qabo? :lupe:

Usug bal aan soo wareerstee. *goes out to make a long distance call*
war Cool-Man caawa markad isla cidlootaan weydii, don't ruin the mood hadda :mrgreen:

she said waan ku furi hadii aad suashaas ila timaado mar kale :lupe:

Garaad, qabitaanka ogolow hadii aad raabtid iney wax kaa haraan sxb

Ina baxar :up: popularity cid kugu haysato maleh meeshan. Meel limaax soo galena lo' ma sii taagnato :idea:
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Can Somebody Recommend An Avatar For Me?

Post by YummyMummy »

COOL-MAN wrote:
YummyMummy wrote:
COOL-MAN wrote:Yummy ma anaa la I qabaa mase anaa wax qabo? :lupe:

Usug bal aan soo wareerstee. *goes out to make a long distance call*
war Cool-Man caawa markad isla cidlootaan weydii, don't ruin the mood hadda :mrgreen:

she said waan ku furi hadii aad suashaas ila timaado mar kale :lupe:
baleeg :lol: sootaan ku idhi not now, you're safe from bacda madow at least :clap:

Garaadow sheekadan luuqqa inoogu leexi, adduunka ha nagu fadeexadeenne *blushes*
COOL-MAN wrote:Garaad, qabitaanka ogolow hadii aad raabtid iney wax kaa haraan sxb


loool u sheeg duqoow!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”