Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by LeJusticier »

Ismail87 wrote:
HooBariiska wrote:Knowing u, why the fok would u be celebrating the passing of dhulbahante man then ?
:dead: :dead: wallahi si dhab ah baan u qoslay





Image





RIP Ali suguleh.
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Ismail87 »

rightwing maxaad la yaabtay
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by LeJusticier »

Ismail87 wrote:rightwing maxaad la yaabtay

Dee Hoobariiska

:deadrose: :dead:
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Thuganomics »

Somalistan was Bah Dhulbahante,I wonder what hdppened to him.I liked reading his posts
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by MujahidAishah »

Thuganomics wrote:Somalistan was Bah Dhulbahante,I wonder what hdppened to him.I liked reading his posts
He is here don't worry that niiga ain't left :lol:
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

AUN cali sugule

cajiib walaahi, can not celebrate the legend's life without qabiil qashiin :down:
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Thuganomics »

MujahidAishah wrote:
Thuganomics wrote:Somalistan was Bah Dhulbahante,I wonder what hdppened to him.I liked reading his posts
He is here don't worry that niiga ain't left :lol:
Who is it
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by theyuusuf143 »

Ismail87 wrote:
HooBariiska wrote:Knowing u, why the fok would u be celebrating the passing of dhulbahante man then ?
:dead: :dead: wallahi si dhab ah baan u qoslay
:D me too viva weed hoobariiska is the most intelligent weed addict.
User avatar
CasualFarah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 480
Joined: Mon Jul 08, 2013 1:54 am
Location: Always On The Move

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by CasualFarah »

lol@ hoobariiska


Allah ha naxariisto Abwaanka


Afrika weli way hurudaaa :cry:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Siciid85 »

Cali Sugulle Allah yaa Raxma Raaximiin.
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Djiboutian »

Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )
Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )

Dhallin iyo dhallaan, waayeelka dhursugay, ( The youth and the children, the elders who waited a long time )
Dhallin iyo dhallaan, waayeelka dhursugay, ( The youth and the children, the elders who waited a long time )
Wow wada dhannoo, wow wada dhannoo, ( We are all united for it; we are all united for it )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )
Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )

Dhiig inaan ku shubo, aan dhagar ku galo, ( That we would spill blood; that we would kill for it )
Dhiig inaan ku shubo, aan dhagar ku galo, ( That we [would] spill blood; that we [would] kill for it )
Waan ku dhaarsanna, waan ku dhaarsanna( [This] we swear to; [this] we swear to )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )
Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )

Wow dhalannayo, waanu dhiirranne, ( We were born for it; we are brave )
Wow dhalannayo, waanu dhiirranne, ( We were born for it; we are brave )
Dhibiyo xumaan, dhibiyo xumman, ( Difficulty and hardship, difficulty and hardship )
Waa ka dhawrayna, dhulkayaga, ( We protect our country against them )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )
Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )

Kaan ku dhaadani, wuu dhoohanyoo, ( One who is not proud of it, is ignorant )
Kaan ku dhaadani, wuu dhoohanyoo, ( One who is not proud of it, is ignorant )
Waa dhega lazyee, waa dhega layzee, ( He is deaf; he is deaf )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )
Dhulkayaga, dhulkayaga, ( Our country, our country )
Wow dhimanayna, dhulkayaga, ( We will die for our country )

Ismail Sheikh Ahmed, 1958


Image

I was sitting in the living room singing the above chant, which is SLNTV News theme song, as I was waiting for the evening News to start, my phone rang. One of my best friend was on the line and I kept chanting " Dhulkayaga .. Dhulkayga .. Wow dhimanayna .. Dhulkayaga " . He said "Allah ha unaxaristo". I replied " Waa run Allah ha unaxaristo Mujahid Abwaan Ismaaciil Sheekh Axmad oo ku magac dheera Ismaaciil Cagaf Cagaf". He kept silent for a while as he felt that I have no clue why he phoned me. I said " Hello". Then he proceeded " Heestaad qaaday aya badanaaba ku luuqayn jiray uu si gaar ah u jeclaa? " . "The great patriotic poet Ali Sugule" I said. "Mar dhawayd bu go'ay" was the last thing I heard. I took a deep breath and listened to the old bray of my heart. "Hadhow ayaan wada hadli doona sida iyo salaama". I ended the call and immediately phoned Somaliland. I had only one question on my mind " Where they are going to entomb him?" . I have been informed that the great Ali Sugule will be buried in his homeland " Somaliland" on Thursday October 14th and they were as we were speaking naming a committee who will be in charge of arranging the funeral. I thanked Allah because that great man hails from a nation who dinify their heroes.

Per Hoobariska request, I will post some of Mujahid Ali Sugule's poems. I'll try to round up his poems. For the ease of reading I have divided his poetical hisory into three stages:-

1- 1956 - 1960 Gobanimo doonkii
2- 1960- 1969 Hanki iyo himiladi Cali Sugule iyo Dalka Hooyo ee Xaaraan Quutayaashi gacanta u galay (Niyad-samidi iyo Niyad-jabki)
3- 1969-1991 Taliskii macangagga ahaa ee "Afweyne" , Halgankii SNM iyo Dib u curashadii Somaliland


Hees Wadani ah: Ayaa guulaheen gargaaraa, ayaa garanaaya gobanimadoo, ayey la genbiya gumeystaha?! ( 1954 )

In 1952 - 1954 Haud and Reserve Area hit by one of the worst drought in more than two decades (Since "Maadh Gembiya" drought). Insurgency in Haud and Reserve Area in 1954 along with the severe drought forced ten of thousands into Hargeisa. The poet composed this poem urging the natives of Hargeysa and Somaliland in general to help their brothers and sisters in need and encouraging his countrymen to retrieve the occupied lands. This song was first sung by the great Mahmoud Mohamed well known as "Abdullah Qarshe" , the great Mohamed Ahmed " Kuluc"
and the great Mohamed Haji Ismail Mahmoud " aka Barkhad-cas / Ba Zar'aa" which angered the British government and as a result they were all imprisoned. A Somalilander student in Cairo named Hasan Rabi Igal offered his service. The song was aired in Sawtul Arab radio in Cairo to be the first Somali song ever aired on foreign radio and Mr. Hasan Rabi Igal was honoured to be the singer. Once the British officers in Somaliland heard the song " Walaalaha Hargeisa" band members were released.

Guunyada lo'du wow garaad daran tahay,
Gaajiyo ma ogola haraad gelin,
Gowda iyo usha wey ka gubataa,
Hadii aan la guneyn looma galo,
Gujada weyshu waa ta gaagixisee,
Hadii la garaaco godol male,

Ganbo iyo dumarkaa gareska xidhee,
Guntiga ragu waa isku geedo hidee,
Geyigan tegey gaalku mow hadhay!?

Gadantay oo caradeenii wey gedmatee,
******** oo ******* * wey galbatay
Aan gaadhnee ma loo gurmadaa,

Geelii iyo adhigii gamaankii fardaha,
Gugoo da'ay geedihii hawd
Aan geynee ma loo gurmada?!

Gaashaan qaad xaqiisa lama gudbo,
Garkiyo wadnahay na kala go'an
Guuldaro weynagaa gacmaha madhan!

Garaad inama dheera gaaladu
Gugeenuna waa gudboon yahay,
Guuldaro weynagaa gacmaha madhan!

Godobtii nin qirtay oo ku gowracay,
Gashigii diidan aan wax kaaga gudbeyn,
Gadaan gadayaa gar daranaa!

Ayaa guulaheen gargaaraa?!
Ayaa garanaaya gobanimadoo?!
Ayey la genbiya gumeystaha?!


Hees Wadani ah: Haddaanan (1957) / Music: Mahmoud Mohamed " Abdullah Qarshe"

The patriot Michael Mariano, the Vice-President of NUF party, and the patriot Haji Omar Askar, the chairman of SNL party, opted the following song to be their parties' theme song.

Hadannan qaylo dheer hayaay odhan,
Hororka celiyey ku heelayn,
Hadannan Gumeyste waan u hodmee,
Hanaqa iyo gooynin halbawlaha,
Hadannan dhulka heegan baan u ahee,
Anigu aan hoydee isagu hadhin,
Hadannan ma-hurraanka haanneedka
Haruubka iyo u dhiibin hannadda,

Haddaanan Xamar way hadhsan tahee,
Hargeysaay ku saarin heegada,
Haddaanan oogaha u hawshoono,
Hilbahayga iga maqan la soo hadhin,
Haddanay NFD hingalo dhigan,
Huurkiyo laga qaadin heeryada,
Haddaanan Jabuuti way hakatey, (If it wasn't the Late Hassan Gouled Aptidoon & Ali Aref, Djibouti was going to get independence in 1958)
Hilinka kuwa kale hayaan marin
Haddaanan shanta way isku hooyohide
Hiilka iyo isku raacin hoo,
Haddaanan Rabbi baa hagajin kare
Hanoonin sidi *****
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Djiboutian »

Hees Wadani ah: Hayaay (1958)

This poem was addressed to the political parties in Somaliland, asking them to put their differences aside and work together to achieve topmost aim "independance". Reminding them of the British colonial policy of divide and rule and his "public" voting power.

Hayaay sida aan habeen ahay baa
Hoosaasada la igu hodayaa
Hayaay sida nacab I hiigayoo
Oo aan hiil waayay baan habranayaa
Hayaay sida beel hayaamaysoo
Hir doogle aragtaan hinqanaya
Hayaay sida aar hunguri ka batay
Oo hilbana gaadayaan hubsanayaaa.
Hayaay sida geel haraad qaba
oo hoo biyaha maqley baan handanayaa
Hayaay sida wacan anaa isku hayee
Halkii ii xun waan ka hadhayaa
Hayaay sida aan hagaaga bidiyo
Horseedkayga waan hiigsanayaa


Hees Jacayl : Hibooy (1958-1959)

He wrote his first play named " Yarad Baaqsay" . One of the songs/poems in the play was "Hibooy" which is among the top Somali songs ever. The below poem, and the play in general discussed the high dowry demand in Somaliland back then and the women rights to either accept or invalidate the marriage which was uncommon. "Yarad Baaqsay "and Hibooy "was met with harsh criticism.

Riwaayad uu alifay awbaanku wakhtigaas oo magaceeda la odhan jiray " Yarad Baaqsay". Maahmaah Somalilandiyeed baa tidha: "Ninkii wa garad ah daaqsin-geel baa wax loo mariyaa. Ninkii aan wax garanna usha ayaa gogga loo geliyaa". Maahmaahdan oo dadka qaar si kale oo dhiga " Doqonta usha agteeda ku dhufo, hadday garan weydana gogga u geli". Madaam ay farintii abwaan Cali Sugule ku wajahneed wax garadka Hargeysa iyo guud ahan Somaliland, wuxu isku dayay inu daaqsin-geel wax oo mariyo halka ayaan aaminsanahay, hadaan ahay "Djiboutian", inay ka timi magac labaad ay ruwaayadu ku caan baxday ee ahayd " Geel-daaqsin". Abwaan Cali Sugule ujeedadu kalaha ruwaayada waxay ahayd:-

1- In la yareyo meherkii hablihi laga bixin jiray oo waaga aad oo badnayd.
2- In hablaha ra'yikooda la weydiiyo marka la soo doono oo aan layska bixin sida xoolaha.

Akhristayaal hadaba waxaan jeclaystay oo aan inoo dooray hees ka mida heesihii ku jiray riwaayada ee muran badan ka dhashay marki la dhigaystay oo ka hadlaysa sida ay lacagtu dadka u kala sareysiiso, qofka aan hayn ee danyarta ahna laagu arko mid bahdilan weedhiisuna daciif tahay, ka haystana xitaa hadii uu hacooyahay laga habadaysto. Heestan waxa la yidha " Hibooy" marki hore waxay ahayd hees talantaali lakin marki danbe waxa ku luuqan jiray Fanaankii weyna Maxamed Suliman Tubeec (AUN). Hadaba heestan uu abwaanku ku hoga-tusaalaynayo marxaladii wakhtigaa oo la mida wacyiga manta taagan ayaa waxay u dhacaysaa sidan:

Wiil (Haybe) : Hiboy amba waan ku haybinayee
Inaabti ma ii hanweyn tahay.

Gabadh (Hibo) : Inaan kuu hanweynahay waa la hubaa
Haybow ula jeedadaa hadal.


Wiil ( Haybe) : Hubaal aawadaa cishqiga I hayaa
Heddayduu jaraan u halis ahay.


Gabadh (Hibo) : Ilaah baa hayoo heddaada jaree
Waan hoogay haddii ad halis tahay.


Wiil (Haybe) : Hilbiyo kala qalan ileyn hadal
Haasawaha waynu wada haynee
Heshiine maxaa ina kala helay.


Gabadh (Hibo) : Hooyiyo Aabo mid ay heshiiyeen
Hiil ay kaa bideen adduunna huroo
Hoo kugu dhaafay baa inna kala helay.


Wiil (Haybe) : Hanweynida haybadeed I ridaye
Halmaamayey hoos ma ugu dhacay
Hortay cilmi bay halaageen
Hoydaye anna may haleeleen


When the guy "Haybe" was rejected by the girl "Hibo". Haybe stared at the small amount of money he had and composed poem describing the difference between those who have money and those who don't:

Iyadaa haybadiyo hanaanka leh
Nin haysta hubbay u noqotaa
Heddu gooya waa u hawl yari
Hadduu doono way u hadashaa
Halmaamkiisu wuu hagaagsanyahoo
Waa hoobal haduu hataataco

Hohey lacageey wax kala haadiyaay
Horeeyey danbe hooseyeey sare
Ninkii hanad ahba hacoo dhaafiyaay
Hufaay adigaa na kala huray.

Haddi aad hayso waa laguu habrada
Hoggaanka dadkiyo haneedkaad tahoo
Sidii hebed kaama hoos kaco

Hiil iyo daawo hoo kuwaad la hayd
Hantidii way yaraatay habeenkay maqleen
Hooyadaa kay dhashaan ku hananayn
Oo ku hiifa sidii ad horror tahay.

Huqdeeda aduunyo waa ma hadho
Hallayn ma leh waana hoosiis
Hadh geed hadba heeri weeyaan
Ka aan ku helaynin kaama hadho
Ka ku haystaana kaama haqab la’
Ka haagana horeba loo waa

P.S. Apologize to the readers for not being able to share all his poems pre 1960. Akhristayaal, waxaan ka cudur daaranaynaa inaan ka soo qaatay suugaantii abwaan Cali Sugule ee faraha badanayd dhowr gabay.

Laa soco qaybtii labaad
To be continued
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Djiboutian »

Heestii " Hibooy" Eriyadi: Abwaan Cali Sugule (AUN), Codkii: Maxamed Saleeban "Tubeec", Dhagaysii wacan

http://heesta.com/hees.php?id=2177

Hibooy anba waan
Ku haybinayee
Inaabti ma ii
Hayn wayn tahayee

Hubaal awaadaa
Cishqigan I hayaa
Heedayduu jaraan
U halis ahayeey

Haraad nin qabaa
Biyaha ma huree
Maxaa soo hurmaray
Hadalkeeniiyeey

Hilbiyo kala qalan
Illeeyn hadalee ee
Haasawaha waynu
Wada haynee
Heshiinayee maxay
Nakala helay

Ninkii gamayaa
Sariir gogladee
Goaygaan dhigtaa
Gidaarada
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by Djiboutian »

Thuganomics wrote:
The man who wrote unforgettable plays such as Himiladeena (Our
Aspirations) 1960, Indho Sarcaad (Illusion) 1962 which included the famous
lyric ‘Nin lagu seexdow ha seexan’, Ma Huran (Destiny) 1965 which included
Afrikaay Hurudooy (Oh! sleeping Africa) , Dhagax iyo Dabka (Fire and
Stone) 1966, Midnimo (Unity) 1967 which included ‘Waa baa beryey’, Kala
Haab (Antipodal views) 1967 which included ‘Ma hadhin hadal la is
yidhaahdaa’ and finally Sheeg iyo Shareer (Exposure and Concealment) 1969.
X.Playa wrote:is that piece from Wardheernews , how come his SNM legacy and the struggle against the Afweyne regime was never mentioned? any way , R.I.P Dun Carbeed.
This piece of Calaacal about the loss of identity and the rights of foreigners in Arab states was written by the hypocrite Bashir Goth around 2004. The same man who in his book titled "Awdal Phenomenon: The Isaaq, Somalia’s Troublesome Child!" described the late Ali Sugule's kin as threat to Somalism starting from their stand on the Dervish Movement to the present situation, as he put it. Therefore,mentioning Ali Sugule's struggle against the colonial powers and the dictatorial regime will contradict his theory.
Thuganomics wrote: Of all the places to which the Somali people migrated, it may sound ironic
and somewhat a tragedy to know that it is only in Muslim countries, and
particularly Arab states that they found themselves as the most alien, the
most discriminated and the most unwanted.
The funny thing is Bashir Goth still live at the same Arab country who he claimed that Somalis found themselves as the most alien, the most discriminated and the most unwanted there. Although he could easily immigrate to his in-law's country, United States, yet he opted to stay there.
HooBariiska wrote:
X.Playa wrote:
HooBariiska wrote:Aun

Ninkan magaca dhan ee reer sita, was he reer sugule?
no ba dhulbahnate weeye. Ninyow horta adigu wax aad aduunkan ka taqaanid ma jiraa?? you are clueless in everything.
Wax faaido badani iigu jirin wakhtiga iskagama lumiyo

Having said all that the reer sugule produced some top abwaans

Ali sugule
Ibrahim gadhle

....

..
?
Midna reerkaad sheegaysid maha. Cali Sugule (AUN) wuxu yahay Xplaya ku sheegay. Ibrahim Sheekh Suliman " Gadhle na waa Gumbuur. OK mate?
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Today we have lost a luminary.Abwaan Cali Sugule (Dun Carbeed) has passed away

Post by HooBariiska »

^^ Lets agree to disagree mate, cos I dunno what you're talking about
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”