2016 Un decides 4.5 for election buntland wa buqland .

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: 2016 Un decides 4.5 for election buntland wa buqland .

Post by sahal80 »

Saciid

You got me wrong sxb. Firstly I'm talking about the UN perspective on somalia/somaliland not somalis vs somalis or SL vs SFG like my regional case....for the UN, somalia is one country, the UN envoy applies to SL as well

Wadan markuu burburo adigana talo ma lihid anigna talo malihi...yacni ma jirto wax sharciyad ah oo matasha dadka, waxaa la hoos geeyaa beesha caalamka si ay walaalahooda kufay u gacan qabtaan.....Iraq bay ka dhacdey oo UN envoy laheen jiray ilaa nidaam ay ka samaysteen. Syria bay ka socotaa....ruushka waxay dagaalka u qaadeen si ay u abuuraan new military reality ahead of the geneva talks oo bashaar looga dhigo daraf ka mid ah xalka...sadexdii bilood dhul badan bay qabsadeen khaasatan xadka turkiga ee xeebta, koonfurta xalab, waqooyi bari ee xalab, qayb kamid ah darca, koonfurta dimishiq.....masar baa ka badbaadey ayadoo loo diri rabo kadib inqilaabkii sisi madaama lakala qaybsanaa

Sidaas oo kale somalia wax sharciyad ah kama jirto waqooyi ama koonfur bari ama galbeed....sababta ay SL wadahadalada ugu ordayso maaha goitaan ee waxay ku xirantahay process kaan ooy ku qaraabato not as federal state laakiin inay yihiin dad wadahadal u diyaar ah waana sababta ay u joogetey london conference one oo fikirkaan ka yimid

Maadama SL ay hoos ka habaysantahay waxaa la yiri let us first repair the broken part of somalia....intaas weeye waxa somaliland ay sugeyso marka markaan dhahay I will be shocked if SL exists by 2018 unless there was a new strategy.... i dont mean that someone will force you like siyad barre, I mean the stage somalia will find itself when theres no amisom, semi-stable federal states....basically how SL now looks like!

And SLs argument for secession was about two things: having stability (the most important one) and having different colonial history(this one depends on mogadishu bc there's some thing called external referendum wich SL has gained before from the colonial office...independence...this is an internal referendum up to the country your part of it since you joined them)

So that was my point....a change in the political dynamics and the stronger will survive

As for the isaaqs of the 4.5, this takes us back to the UN again....building clan based institutions until the next stage....they r part of it as a clan not as a SL.

http://www.un.org/apps/news/story.asp?N ... qoR8BmnzqA
Last edited by sahal80 on Thu Jan 28, 2016 9:18 am, edited 1 time in total.
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: 2016 Un decides 4.5 for election buntland wa buqland .

Post by GAMES »

sahal80 :up:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: 2016 Un decides 4.5 for election buntland wa buqland .

Post by Timiro1999 »

sahal80 wrote:Saciid

You got me wrong sxb. Firstly I'm talking about the UN perspective on somalia/somaliland not somalis vs somalis or SL vs SFG like my regional case....for the UN, somalia is one country, the UN envoy applies to SL as well

Wadan markuu burburo adigana talo ma lihid anigna talo malihi...yacni ma jirto wax sharciyad ah oo matasha dadka, waxaa la hoos geeyaa beesha caalamka si ay walaalahooda kufay u gacan qabtaan.....Iraq bay ka dhacdey oo UN envoy laheen jiray ilaa nidaam ay ka samaysteen. Syria bay ka socotaa....ruushka waxay dagaalka u qaadeen si ay u abuuraan new military reality ahead of the geneva talks oo bashaar looga dhigo daraf ka mid ah xalka...sadexdii bilood dhul badan bay qabsadeen khaasatan xadka turkiga ee xeebta, koonfurta xalab, waqooyi bari ee xalab, qayb kamid ah darca, koonfurta dimishiq.....masar baa ka badbaadey ayadoo loo diri rabo kadib inqilaabkii sisi madaama lakala qaybsanaa

Sidaas oo kale somalia wax sharciyad ah kama jirto waqooyi ama koonfur bari ama galbeed....sababta ay SL wadahadalada ugu ordayso maaha goitaan ee waxay ku xirantahay process kaan ooy ku qaraabato not as federal state laakiin inay yihiin dad wadahadal u diyaar ah waana sababta ay u joogetey london conference one oo fikirkaan ka yimid

Maadama SL ay hoos ka habaysantahay waxaa la yiri let us first repair the broken part of somalia....intaas weeye waxa somaliland ay sugeyso marka markaan dhahay I will be shocked if SL exists by 2018 unless there was a new strategy.... i dont mean that someone will force you like siyad barre, I mean the stage somalia will find itself when theres no amisom, semi-stable federal states....basically how SL now looks like!

And SLs argument for secession was about two things: having stability (the most important one) and having different colonial history(this one depends on mogadishu bc there's some thing called external referendum wich SL has gained before from the colonial office...independence...this is an internal referendum up to the country your part of it since you joined them)

So that was my point....a change in the political dynamics and the stronger will survive

As for the isaaqs of the 4.5, this takes us back to the UN again....building clan based institutions until the next stage....they r part of it as a clan not as a SL.

http://www.un.org/apps/news/story.asp?N ... qoR8BmnzqA

Waxa iska cadaatay in aanay Somalia waxba qabsan karin SL la'aantood, dee war baan kuu hayaa SL weligiin idinku soo noqonahaynin.
Cabaada ama ooya been isku maaweeliya iyo doorashnu
Qabsanaynaa ciridkaan arkay ilko kama soo jeedan.
Horta hadiiba ay dhacdo oo doorasho Qabsanaynaa, askarta amison ku miyey idinkala qayb galayaan, waxaan maqlay caruur badan bay muuqdisho ku dhaleene.
Kolay xaquuq badan bay idinku leeyahiin madaxweyne kusheegiina saw iyagu (askarta amison) idiinma ilaaliyan.
"Nin la leeyahay wax ma leeyahay"
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: 2016 Un decides 4.5 for election buntland wa buqland .

Post by sahal80 »

Timiro

Rear baadiyaad tahay meel kugu level ah la sheekayso.

I'm out.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: 2016 Un decides 4.5 for election buntland wa buqland .

Post by Togdeer »

Timiro1999 wrote:

:up:
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: 2016 Un decides 4.5 for election buntland wa buqland .

Post by gurey25 »

Sahal i asked you before,
what can you do to us?
ive already outlined the worse case scenarios,

lets say you have federal states, elections, and no AU troops by 2018.
What can you do to SL??

nothing that is not already done to us right now?

there is nothing you can do...

and the International community will be forced to deal with the issue,
at that stage they cannot ignore the sitiution or sweep it under the carpet.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”