Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Moderator: Moderators
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Just found out the remaining 3 suspects have been caught.
http://qorilugudnews.com/articles/18156 ... Soo-Dhigay
http://qorilugudnews.com/articles/18156 ... Soo-Dhigay
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Cadkeeda leh, excellent job I knew they will find them. The police chief should promote those brave police men.Togdeer wrote:Just found out the remaining 3 suspects have been caught.
http://qorilugudnews.com/articles/18156 ... Soo-Dhigay
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Togdeer wrote:Just found out the remaining 3 suspects have been caught.
http://qorilugudnews.com/articles/18156 ... Soo-Dhigay
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Hopefully we'll get to the bottom of this.


Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
La waydinmayo inadeer, as far as the government is concerned qabil kama dhiman ee qaranku ka dhintay and the punishment for it is the death penalty.kaliil wrote:Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8473
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
I cant wait information minster to tighten rules on on shir jaraa'id beeleysan iyo fitna.theyuusuf143 wrote:Laga bilaabo Wiigan wasiirka warfaafintu wuu mabnuucay in dad af beeleed u isticmaalaya colaad Hurin ay isticmaalaan warbaahinta. Cidii dhalinyarada Soo abaabushay maxkamada laga hore sheegi doona, waxase hubaala inaanu qabiilna ku macaashayn shuftaynimo, dhalinyaradu ha Ku quus qaadato halka qayrkooda shuftoobay la mariyo. Xabsi daain iyo dil baa lagu wada xukumayaa cid wax u tari kartaana ma jirto. kuwa habarjeclo ee aargoosi sameeyana ciqaab ka xun ta dhalinyarada ciise muuse Ku dhacday ayey mari doona. Wadankan kan dawlada baa katalisa habruhu ha dhidhiibsadaan hadaysan wax wasa doonayn.
Btw. Who's that dhalfohead Xildhibaan Mohammed Ali? waxaaso miidhan ayaa media fitna iyo danbi ku fidiya.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Cadaani inader ma hubtaa taa?waa runtaa oo sarkaalku qaranka ayuu ka dhintay laakiin wax walba qabiil baa loo bedelaa diiniyana ehelka marxuumka ayaa ikhtiyaarka iska leh oo iyagaa ama cafiyi kari,magta dooran kara ama dalban kara ina loo qisaaso.2011 ama 2012 midkood ayaa beer bariga hargeisa ku taala la isku qabsaday markaasay dawladu meesha ciidan badan keentay.rag hubaysan ayaa ciidankii weeraray oo 4 askari dilay qaar kalena dhaawacay markaasay 17 ragii hubaysnaa kamida ciidanku qabteen. 17kii ninba isla maalintii ayay maxkamada ciidamadu dil ku xukumeen oo jeelka la dhigay.markiiba odayaal baa arintii galay oo dadkii askarta laga laayay ku qanciyey inay mag qaataan.caadani90 wrote:La waydinmayo inadeer, as far as the government is concerned qabil kama dhiman ee qaranku ka dhintay and the punishment for it is the death penalty.kaliil wrote:Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
Anigu waxan jeclaan lahaa ina magta la kala qaadanayo la joojiyo oo qofkii qof dila markiiba loo dilo .hadii qofkii qof dila loo dilayo dilka badane badheedhkaa ayaa yaraan lahaa.imika qofkii wax dilaa intuu dhuunto ayuu marka magta la bixiyo suuqa iskasoo galaa sidii isagoon waxba samayn oo kale.odayaashuna way xoolo jecelyihiin oo inta badan magtay qaataan.aniga laakiin waxay ila tahay sarkaalkan reerkoodu inaanay mag qaadan doonin.
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Now time to sit back and watch Somali TV.


-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
marxuumka reerkiisu waa ciidanka police ka qaranka jamhuuriyada Somaliland. police mag ma qaataan.kaliil wrote:Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Ha wa ruunta oo watii qoloda aad sheegtayba sida loogu heeshiyay. Lakiin arinkani aad iyo aad bu ugu duwaanyahay ka hore. Meel xaasasiyaha bu arinkani ghaaday waxaaba qaarka loo sarna in dagaal meesha ka dhaco. Labaada beelood xalkoodu meel xun bu maraya oo uma malaynayo in qoolada ninka laga dilay mag qadanayso.kaliil wrote:Cadaani inader ma hubtaa taa?waa runtaa oo sarkaalku qaranka ayuu ka dhintay laakiin wax walba qabiil baa loo bedelaa diiniyana ehelka marxuumka ayaa ikhtiyaarka iska leh oo iyagaa ama cafiyi kari,magta dooran kara ama dalban kara ina loo qisaaso.2011 ama 2012 midkood ayaa beer bariga hargeisa ku taala la isku qabsaday markaasay dawladu meesha ciidan badan keentay.rag hubaysan ayaa ciidankii weeraray oo 4 askari dilay qaar kalena dhaawacay markaasay 17 ragii hubaysnaa kamida ciidanku qabteen. 17kii ninba isla maalintii ayay maxkamada ciidamadu dil ku xukumeen oo jeelka la dhigay.markiiba odayaal baa arintii galay oo dadkii askarta laga laayay ku qanciyey inay mag qaataan.caadani90 wrote:La waydinmayo inadeer, as far as the government is concerned qabil kama dhiman ee qaranku ka dhintay and the punishment for it is the death penalty.kaliil wrote:Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
Anigu waxan jeclaan lahaa ina magta la kala qaadanayo la joojiyo oo qofkii qof dila markiiba loo dilo .hadii qofkii qof dila loo dilayo dilka badane badheedhkaa ayaa yaraan lahaa.imika qofkii wax dilaa intuu dhuunto ayuu marka magta la bixiyo suuqa iskasoo galaa sidii isagoon waxba samayn oo kale.odayaashuna way xoolo jecelyihiin oo inta badan magtay qaataan.aniga laakiin waxay ila tahay sarkaalkan reerkoodu inaanay mag qaadan doonin.
Xumaanta inta leeg ee dilka taliyaha keentay daalkina halis geelisay waxa labada beelood kala dexdigay warfafiintan bila controlka ah iyo danaystayashi iyo wax magaraadati ay 10kii sano uu dambeeyay TV'yada soo fadhisinayeen.
Hadi aan la iska qabaan warfafiintan iyo "freedom of press" kan ay ku daba dhumanyaan kala shaki, kala fooganshee, dagal iyo coolaad waxba ino ma jiiran.
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Huuno waa la kala qadan jire police hadu qof dilo reerkiisa baa Magta bixin jirey same the other way aroundtheyuusuf143 wrote:marxuumka reerkiisu waa ciidanka police ka qaranka jamhuuriyada Somaliland. police mag ma qaataan.kaliil wrote:Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
Waraancade said in a press conference last year no more mag la kala qadanayo
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
that was the early days, hada beel cusub oo dawlada la yidhaahdaa jirta, hadaad wax ka disho way Ku dilayan ama xabsigooday Ku dhigayaan. haday Ku dilaana wax law la yidhaahday kugula qarnaqsanayaan qofqof shicibka ba oo ay Ku khaldameen baa mag ka hela dawlada. Hada 11 kaas shuftada ah ee lasoo qabtay waxna waa la laynayaa waxna xabsi dheer baa loo jarayaa cid wax u tari kartaana ma jirto.MujahidAishah wrote:Huuno waa la kala qadan jire police hadu qof dilo reerkiisa baa Magta bixin jirey same the other way aroundtheyuusuf143 wrote:marxuumka reerkiisu waa ciidanka police ka qaranka jamhuuriyada Somaliland. police mag ma qaataan.kaliil wrote:Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
Waraancade said in a press conference last year no more mag la kala qadanayo
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Hj people are a weird bunch
- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.
Wrong topic 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 389 Views
-
Last post by gemini_snake
-
- 3 Replies
- 253 Views
-
Last post by *OLIVE OIL*
-
- 0 Replies
- 803 Views
-
Last post by InoCabdi
-
- 3 Replies
- 342 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 3 Replies
- 390 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 19 Replies
- 5158 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 219 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 312 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 1690 Views
-
Last post by cheifaqilbari