Really Ma Hadli Karo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by MujahidAishah »

Thuganomics wrote:Who ever initially posted this is sick.Even more so if it was a man.We all know every qabiil has people that say such uch things on the sly and in private.So why expose this,I heard she thought she was adressing a HY private group while still logged in to a public Wadani forum
You know she goes on for 20 mins but

Ciiro left with 200K that night she was there on stage that night talking the same mess
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by Thuganomics »

MujahidAishah wrote:

So she did the job right
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by MujahidAishah »

Thuganomics wrote:

The calcaal was after the event I think she wanted more money and bigger turnout
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by MujahidAishah »

garad13 wrote:Odaygan khalafsan ee abtigay ah ilaahi amarkiis tageeraha waan kala noqday.

Wuu iga dhacdhici la'yahay sida laf dhuun gashay.

Nin la iiban karo maaha sida Mohamed Bixi Younis oo aan hiil iyo hoob la garab taagna.

Inabti Aisha Kaneeco Garaadka umada inta le'eg oo Soomaaliyeed halaag u horseedi maayo.

Muse Bixi suuq gayn malaha, waa Donald Trump oo kale :whoa:
Hada bixi younis uu soo baxdey you get a pass inabti muse might not be everyones cup of tea but he is our chosen candidate

I'll look out for you wearing orange on Hctv during the run up to the elections
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by Timiro1999 »

Garad

Kuma fahmin waxaad islaantan waalan u soo gelisay meesha.
hadii aad rabtid islaan ay ka dalacantay eeg edadaa.
Islaan ay ka dalacantaa waxay leedahay islaan ay ka dalacantoe.

https://youtu.be/pYLHXW3-uVk
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by KyrieJama »

Timiro1999 wrote:Garad

:lol:

Difaaca ka bax Timiro oo bacda iska fur.

Wadanka waa kii bacda laga mamnuucye; juqdi horeba waxaaan isku raacnay inay reer walba xiiqayn oo 'kaacay wixi dhiig leh' ku jiraan.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by Timiro1999 »

garad13 wrote:
Timiro1999 wrote:Garad

Kuma fahmin waxaad islaantan waalan u soo gelisay meesha.
hadii aad rabtid islaan ay ka dalacantay eeg edadaa.
Islaan ay ka dalacantaa waxay leedahay islaan ay ka dalacantoe.

https://youtu.be/pYLHXW3-uVk
:lol:

Difaaca ka bax Timiro oo bacda iska fur.

Wadanka waa kii bacda laga mamnuucye; juqdi horeba
waxaaan isku raacnay inay reer walba xiiqayn oo 'kaacay wixi dhiig leh' ku jiraan.
Hadii aad sidaa u ogtahay in reer walba leeyahay islaan ay ugu duuban tahay, maxaad keligeed u soo gelisay meesha? Ogow markad qof wax ka sheegto somali hadaynu nahay reeeka dhan baad wax ka sheegtay weerartayna, dee markaa difaacu was muqadas.
Teeda kale aniga bac iguma xidhna hadii aan YouTube baadhana reer walba waan ka heli islaan, odayo iyo ciroolayal asaasaqay.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by KyrieJama »

Timiro1999 wrote:

Waan gartay, khaladkaygana waan qaatay.

Cafiis iyo ma samaax Timirow.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by Thuganomics »

Garaad talking of bacdii la mamnuucay.Has it made any difference horta.Or are the trees still blooming PolyEthylene
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by Timiro1999 »

Garad
Cafis iyo saamax.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by KyrieJama »

Thuganomics wrote:Garaad talking of bacdii la mamnuucay.Has it made any difference horta.Or are the trees still blooming PolyEthylene
No wallahi it will take time, of what i've seen only National Fuel Station and Keyse Bushaaro use paper bags.

Plus the Qat business community refuse stop using plastic bags.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by AbkoowDhiblaawe »

I love how dramatic she is. Waa Islaan dhiig leh :up:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by kaliil »

Islaantan waalane bacaacle imika cirro ma waxbay tartay mise waxbay yeesha
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by X.Playa »

Timiro1999 wrote:Waxba haku wareerina islaantan HY Waxba ma weydiiso, waxay isu sharaxday GGHXW waa laga diidey.
Ka dibna GHHYTT markaa waa qof u waalatay madaxnimo cid ay gudoomiye u tahayna ma jirto ee afar u nacamleeya ayay kolba meel kula shirtaa.
Isqor bilaa liis weeyan, naa magaalada waalida kala seexo.
Ciro markuu yimid HY si sharaf leh ayay wixii lagu qoray u bixiyeen.
GGHXW iyo GHHYTT maad noo sharaxdid :notsure:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Really Ma Hadli Karo

Post by X.Playa »

kaliil wrote:Islaantan waalane bacaacle imika cirro ma waxbay tartay mise waxbay yeesha
Dee horta yaaba huba inay tahay qofka sawirka leh??? qof kaste intu sawir qof kale ku dhajiyo meesha cod kale waa ku duubi karaa. anigu waxan filayaa qofkan cajaladan duubay waa qof is yeelyeelaya.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”