Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 4:28 pm
Guys weli aniga waan kaftamooyaa ee waayeel101 baa wayeel iska noqday oo aan waxba fahmin 
Hyperactive wrote:war waayee,l viv and essence, ko darsantay. we are not gona win any arguments. gardara marki horaba ika hadalsiisay.
viv and Essene, raali noqda. wayeel wa iska 3iyaal 3aseer iyo aniguna 3eyaal Nido iyo 3aseer ko qasan

Ciyaalka xaafada noohCigaalSHiiDaaDCFC wrote:abaayadiis adigu ciyaal xalkee baad tahay?Essence89 wrote:
Dadkina kaftanka gees ka maray caadi iska dhiga.

No adeer, nin weyn inuu sida ciyaalka u hadlaa waa naaqusnimo.Vivacious wrote:being ciyaal Xamar doesn't mean you gotta be young. You are simply stating that you are from xamar. I don't see waxa adiga iyo hyper aad sheegeysaan in laga weynaado. Hyper is ciyaal Doha and you are ciyaal Djibouti if I am not mistaken![]()
CigaalSHiiDaaDCFC, he said ciyaal Xamar not Ciyaalka xaafada.
Kana shukaansigu meel walba wuu la galaa! Hada ma waxaad is leedahay Deeqa Degan ha ku jeclaato?CigaalSHiiDaaDCFC wrote:lol. aar bal baloonida noo dajiyaviva, ciyaal xamar waa caadi, waxan u haystay inoo ciyaalka xafada ayaan ahay yidhi.
Lj, caawa maxaa soo dhadhamisayLeJusticier wrote:No adeer, nin weyn inuu sida ciyaalka u hadlaa waa naaqusnimo.Vivacious wrote:being ciyaal Xamar doesn't mean you gotta be young. You are simply stating that you are from xamar. I don't see waxa adiga iyo hyper aad sheegeysaan in laga weynaado. Hyper is ciyaal Doha and you are ciyaal Djibouti if I am not mistaken![]()
CigaalSHiiDaaDCFC, he said ciyaal Xamar not Ciyaalka xaafada.
Kana shukaansigu meel walba wuu la galaa! Hada ma waxaad is leedahay Deeqa Degan ha ku jeclaato?CigaalSHiiDaaDCFC wrote:lol. aar bal baloonida noo dajiyaviva, ciyaal xamar waa caadi, waxan u haystay inoo ciyaalka xafada ayaan ahay yidhi.
whatLeJusticier wrote:No adeer, nin weyn inuu sida ciyaalka u hadlaa waa naaqusnimo.Vivacious wrote:being ciyaal Xamar doesn't mean you gotta be young. You are simply stating that you are from xamar. I don't see waxa adiga iyo hyper aad sheegeysaan in laga weynaado. Hyper is ciyaal Doha and you are ciyaal Djibouti if I am not mistaken![]()
CigaalSHiiDaaDCFC, he said ciyaal Xamar not Ciyaalka xaafada.
Kana shukaansigu meel walba wuu la galaa! Hada ma waxaad is leedahay Deeqa Degan ha ku jeclaato?CigaalSHiiDaaDCFC wrote:lol. aar bal baloonida noo dajiyaviva, ciyaal xamar waa caadi, waxan u haystay inoo ciyaalka xafada ayaan ahay yidhi.
adeer bal ka xishoo gabadha waa la qabaaye smh shuukaansigaad sheekaysid ma garanayo, wax ku jaban ma arko hadii aan idhi, ciyaal xamar waa caadi. xamar baan ku koray uun weeyaan.